{"id":163935,"date":"2021-10-19T15:28:49","date_gmt":"2021-10-19T12:28:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163935"},"modified":"2021-10-19T15:45:05","modified_gmt":"2021-10-19T12:45:05","slug":"daawo-faysal-waa-weel-madhan-weelka-madhana-wuu-shanqan-badanyahay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waa-weel-madhan-weelka-madhana-wuu-shanqan-badanyahay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-&#8220;Faysal waa weel madhan, weelka madhana wuu shanqar badanyahay&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163936\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FAYSAL.jpeg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FAYSAL.jpeg 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FAYSAL-300x169.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FAYSAL-1024x576.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FAYSAL-768x432.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FAYSAL-696x392.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FAYSAL-1068x601.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FAYSAL-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p>Wasiir howlaha guud iyo guryaynta Somaliland Cabdillaahi Abokor Cismaan, ayaa sheegay in uu maxkamad la tiigsanayo guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, oo ku eedeeyay in uu ku kacay musuq maasuq xiligii uu ahaa wasiirka jidadka.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa Faysal ku eedeeyay in uu markasta fagaarayaasha ka sheego, hadalo aanu iska hubsanin oo been abuur ah, isla markaana uu hagardaamo ku yahay Somaliland.<\/p>\n<p>&#8220;Faysal waa weel madhan, weelka madhana wuu shanqan badanyahay, waxaynu aragnaa Faysal waxyaabo gola kafuul ah oo aan jirin meelaha ka sheegaya, qarankana waa ku hagar daamo waayo waxad ogtihiin in uu yidhi qarankani qorshe male&#8221; ayuu yidhi Wasiir Abokor.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in uu gacanta ku hayo dhamaan dhukumantiyadii iyo xogta howlihii uu ka masuulka ahaa intii uu joogay wasaarada jidadka, isla markaana uu maxkamada u gudbinayo, si Faysal ay garsoorka ugu kala baxaan.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in uu gacanta ku hayo dhamaan dhukumantiyadii iyo xogta howlihii uu ka masuulka ahaa intii uu joogay wasaarada jidadka, isla markaana uu maxkamada u gudbinayo, si Faysal ay garsoorka ugu kala baxaan.<\/p>\n<p>&#8220;Eedaha aad isoo jeedisay dhukumentigoodii waa kaas, waxan u gudbin doonaa garsoorka Somaliland, waxan u baahanay caddaymahoogii in aad keento garsoorka Somaliland, waxanan ku ogahay in markasta oo aad wax samayso aad ergo soo dirsato, abtiyaashayna waxan leeyahay ninkaa ergadiisu yaanay ii imanin&#8221; ayuu yidhi wasiir Abokor.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa hadal uu jeediyay 17 October wasiir Cabdillaahi Abokor Cismaan ku eedeeyay in uu ku kacay musuq maasuq wakhtigii uu maamulayay wasaarada jidadka ee Somaliland.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/9X9w_tCWQl4\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiir howlaha guud iyo guryaynta Somaliland Cabdillaahi Abokor Cismaan, ayaa sheegay in uu maxkamad la tiigsanayo guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, oo ku eedeeyay in uu ku kacay musuq maasuq xiligii uu ahaa wasiirka jidadka. Wasiirka ayaa Faysal ku eedeeyay in uu markasta fagaarayaasha ka sheego, hadalo aanu iska hubsanin oo been abuur ah, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163936,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163935","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-&quot;Faysal waa weel madhan, weelka madhana wuu shanqar badanyahay&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waa-weel-madhan-weelka-madhana-wuu-shanqan-badanyahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-&quot;Faysal waa weel madhan, weelka madhana wuu shanqar badanyahay&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiir howlaha guud iyo guryaynta Somaliland Cabdillaahi Abokor Cismaan, ayaa sheegay in uu maxkamad la tiigsanayo guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, oo ku eedeeyay in uu ku kacay musuq maasuq xiligii uu ahaa wasiirka jidadka. Wasiirka ayaa Faysal ku eedeeyay in uu markasta fagaarayaasha ka sheego, hadalo aanu iska hubsanin oo been abuur ah, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waa-weel-madhan-weelka-madhana-wuu-shanqan-badanyahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-19T12:28:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-10-19T12:45:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FAYSAL.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waa-weel-madhan-weelka-madhana-wuu-shanqan-badanyahay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waa-weel-madhan-weelka-madhana-wuu-shanqan-badanyahay\/\",\"name\":\"DAAWO:-\\\"Faysal waa weel madhan, weelka madhana wuu shanqar badanyahay\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waa-weel-madhan-weelka-madhana-wuu-shanqan-badanyahay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waa-weel-madhan-weelka-madhana-wuu-shanqan-badanyahay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FAYSAL.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-19T12:28:49+00:00\",\"dateModified\":\"2021-10-19T12:45:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waa-weel-madhan-weelka-madhana-wuu-shanqan-badanyahay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waa-weel-madhan-weelka-madhana-wuu-shanqan-badanyahay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waa-weel-madhan-weelka-madhana-wuu-shanqan-badanyahay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FAYSAL.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FAYSAL.jpeg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waa-weel-madhan-weelka-madhana-wuu-shanqan-badanyahay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-&#8220;Faysal waa weel madhan, weelka madhana wuu shanqar badanyahay&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\"Faysal waa weel madhan, weelka madhana wuu shanqar badanyahay\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waa-weel-madhan-weelka-madhana-wuu-shanqan-badanyahay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\"Faysal waa weel madhan, weelka madhana wuu shanqar badanyahay\" - Wardoon","og_description":"Wasiir howlaha guud iyo guryaynta Somaliland Cabdillaahi Abokor Cismaan, ayaa sheegay in uu maxkamad la tiigsanayo guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, oo ku eedeeyay in uu ku kacay musuq maasuq xiligii uu ahaa wasiirka jidadka. Wasiirka ayaa Faysal ku eedeeyay in uu markasta fagaarayaasha ka sheego, hadalo aanu iska hubsanin oo been abuur ah, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waa-weel-madhan-weelka-madhana-wuu-shanqan-badanyahay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-19T12:28:49+00:00","article_modified_time":"2021-10-19T12:45:05+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FAYSAL.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waa-weel-madhan-weelka-madhana-wuu-shanqan-badanyahay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waa-weel-madhan-weelka-madhana-wuu-shanqan-badanyahay\/","name":"DAAWO:-\"Faysal waa weel madhan, weelka madhana wuu shanqar badanyahay\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waa-weel-madhan-weelka-madhana-wuu-shanqan-badanyahay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waa-weel-madhan-weelka-madhana-wuu-shanqan-badanyahay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FAYSAL.jpeg","datePublished":"2021-10-19T12:28:49+00:00","dateModified":"2021-10-19T12:45:05+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waa-weel-madhan-weelka-madhana-wuu-shanqan-badanyahay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waa-weel-madhan-weelka-madhana-wuu-shanqan-badanyahay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waa-weel-madhan-weelka-madhana-wuu-shanqan-badanyahay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FAYSAL.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FAYSAL.jpeg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-waa-weel-madhan-weelka-madhana-wuu-shanqan-badanyahay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-&#8220;Faysal waa weel madhan, weelka madhana wuu shanqar badanyahay&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163935"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163935"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163935\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163938,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163935\/revisions\/163938"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163936"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163935"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163935"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163935"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}