{"id":163939,"date":"2021-10-20T10:57:39","date_gmt":"2021-10-20T07:57:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163939"},"modified":"2021-10-20T10:57:39","modified_gmt":"2021-10-20T07:57:39","slug":"xiliga-ay-bilaabayaan-doorashada-gobolada-waqooyi-oo-lashaaciyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-bilaabayaan-doorashada-gobolada-waqooyi-oo-lashaaciyay\/","title":{"rendered":"xiliga ay bilaabayaan Doorashada Gobolada waqooyi oo lashaaciyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163940\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211020637702916898188467.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"368\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211020637702916898188467.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211020637702916898188467-300x167.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka gobolada Waqooyi ee Somaliland Khadar Xariir Xuseen ayaa sheegay in labada isbuuc ee soo socda ay bilaabi doonaan qabashada doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka ee kasoo jeeda deegaanada Somaliland.<\/p>\n<p>Guddoomiye Khadar xariir ayaa sheegay in Raysal wasaaraha Soomaaliya uu u fududeeyay dhamaan adeegyadii looga baahna iney ku qabtaan doorashada Xildhibaanada gobolada Waqooyi ee Somaliland.<\/p>\n<p>Waxuu intaasi ku daray in labadii maalmood ee lasoo dhaafay ay waddeen kormeero ay ku sameeyeen goobaha loogu tala galay in lagu qabto doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka ee kasoo jeeda deegaanada Somaliland.<\/p>\n<p>Hadalka\u00a0 gudoomiyaha guddiga doorashada gobolada waqooyi ayaa imaanaya ka dib markii shalay magaalada Muqdisho uu ka qabsoomay kulan u dhaxeeyay madaxda loo xil saaray doorashada Somaliland iyo Rasal wasaare Maxamed Xuseen Rooble, kaaso la iskula meel dhigay in si deg deg ah loo bilaabo howlaha doorashooyinka Xildhibaanada kasoo jeeda gobolada Waqooyi ee Somaliland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka gobolada Waqooyi ee Somaliland Khadar Xariir Xuseen ayaa sheegay in labada isbuuc ee soo socda ay bilaabi doonaan qabashada doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka ee kasoo jeeda deegaanada Somaliland. Guddoomiye Khadar xariir ayaa sheegay in Raysal wasaaraha Soomaaliya uu u fududeeyay dhamaan adeegyadii looga baahna iney ku qabtaan doorashada Xildhibaanada gobolada Waqooyi ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163940,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163939","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>xiliga ay bilaabayaan Doorashada Gobolada waqooyi oo lashaaciyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-bilaabayaan-doorashada-gobolada-waqooyi-oo-lashaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"xiliga ay bilaabayaan Doorashada Gobolada waqooyi oo lashaaciyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka gobolada Waqooyi ee Somaliland Khadar Xariir Xuseen ayaa sheegay in labada isbuuc ee soo socda ay bilaabi doonaan qabashada doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka ee kasoo jeeda deegaanada Somaliland. Guddoomiye Khadar xariir ayaa sheegay in Raysal wasaaraha Soomaaliya uu u fududeeyay dhamaan adeegyadii looga baahna iney ku qabtaan doorashada Xildhibaanada gobolada Waqooyi ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-bilaabayaan-doorashada-gobolada-waqooyi-oo-lashaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-20T07:57:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211020637702916898188467.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"368\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-bilaabayaan-doorashada-gobolada-waqooyi-oo-lashaaciyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-bilaabayaan-doorashada-gobolada-waqooyi-oo-lashaaciyay\/\",\"name\":\"xiliga ay bilaabayaan Doorashada Gobolada waqooyi oo lashaaciyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-bilaabayaan-doorashada-gobolada-waqooyi-oo-lashaaciyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-bilaabayaan-doorashada-gobolada-waqooyi-oo-lashaaciyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211020637702916898188467.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-20T07:57:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-bilaabayaan-doorashada-gobolada-waqooyi-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-bilaabayaan-doorashada-gobolada-waqooyi-oo-lashaaciyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-bilaabayaan-doorashada-gobolada-waqooyi-oo-lashaaciyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211020637702916898188467.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211020637702916898188467.jpeg\",\"width\":660,\"height\":368},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-bilaabayaan-doorashada-gobolada-waqooyi-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"xiliga ay bilaabayaan Doorashada Gobolada waqooyi oo lashaaciyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"xiliga ay bilaabayaan Doorashada Gobolada waqooyi oo lashaaciyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-bilaabayaan-doorashada-gobolada-waqooyi-oo-lashaaciyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"xiliga ay bilaabayaan Doorashada Gobolada waqooyi oo lashaaciyay - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka gobolada Waqooyi ee Somaliland Khadar Xariir Xuseen ayaa sheegay in labada isbuuc ee soo socda ay bilaabi doonaan qabashada doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka ee kasoo jeeda deegaanada Somaliland. Guddoomiye Khadar xariir ayaa sheegay in Raysal wasaaraha Soomaaliya uu u fududeeyay dhamaan adeegyadii looga baahna iney ku qabtaan doorashada Xildhibaanada gobolada Waqooyi ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-bilaabayaan-doorashada-gobolada-waqooyi-oo-lashaaciyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-20T07:57:39+00:00","og_image":[{"width":660,"height":368,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211020637702916898188467.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-bilaabayaan-doorashada-gobolada-waqooyi-oo-lashaaciyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-bilaabayaan-doorashada-gobolada-waqooyi-oo-lashaaciyay\/","name":"xiliga ay bilaabayaan Doorashada Gobolada waqooyi oo lashaaciyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-bilaabayaan-doorashada-gobolada-waqooyi-oo-lashaaciyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-bilaabayaan-doorashada-gobolada-waqooyi-oo-lashaaciyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211020637702916898188467.jpeg","datePublished":"2021-10-20T07:57:39+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-bilaabayaan-doorashada-gobolada-waqooyi-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-bilaabayaan-doorashada-gobolada-waqooyi-oo-lashaaciyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-bilaabayaan-doorashada-gobolada-waqooyi-oo-lashaaciyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211020637702916898188467.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211020637702916898188467.jpeg","width":660,"height":368},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-bilaabayaan-doorashada-gobolada-waqooyi-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"xiliga ay bilaabayaan Doorashada Gobolada waqooyi oo lashaaciyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163939"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163939"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163939\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163941,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163939\/revisions\/163941"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163940"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163939"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163939"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163939"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}