{"id":163945,"date":"2021-10-20T11:03:15","date_gmt":"2021-10-20T08:03:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163945"},"modified":"2021-10-20T11:03:15","modified_gmt":"2021-10-20T08:03:15","slug":"dhagayso-wiil-tahriib-ku-galay-talyaaniga-oo-doorasho-ku-guuleystay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wiil-tahriib-ku-galay-talyaaniga-oo-doorasho-ku-guuleystay\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:-Wiil Tahriib ku galay Talyaaniga oo Doorasho ku Guuleystay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163946\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/abdala.jpeg\" alt=\"\" width=\"1035\" height=\"678\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/abdala.jpeg 1035w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/abdala-300x197.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/abdala-1024x671.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/abdala-768x503.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/abdala-696x456.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/abdala-741x486.jpeg 741w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/abdala-641x420.jpeg 641w\" sizes=\"(max-width: 1035px) 100vw, 1035px\" \/><\/p>\n<p>Wiil dhalinyaro ah oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya laguna magacaabo Cabdullaahi Axmed Macallim, ayaa ku guuleestay doorashada golaha deegaanka oo ka dhacday magaalada Torino ee dalka Talyaaniga.<\/p>\n<p>Wiilkan Soomaaliga ah ee tahriibka ku galay dalka Talyaaniga ayaa habeenkii Isniinta noqday qofki ugu horreeyay oo tahriibe ah oo ka mid noqdo xildhibaannada Golayaasha Deegaanka ee dalka Talyaaniga.<\/p>\n<p>Cabdullaahi Axmed Macallim , oo ka sharaxnaa xisbiga Dimuquraadiga ee dalka Talyaaniga ayaa ku guuleestay mid ka mid ah 24-ka kursi ee Golaha Deegaanka magaalada Torino ee Waqooyiga dalka Talyaaniga.<\/p>\n<p>Wiilkan Soomaaliga ee doorashada ku guuleestay ayaa ku dhashay Muqdisho sanadkii 1988, waxaana sanadkii 2008-dii tahriib ku tagay jaziirada Lampedusa, waxa uuna sanadkii 2016\u00a0 qaatay dhalashada Talyaaniga.<\/p>\n<p>Soomaalida kunool dalka Talyaaniga ayaan inta badan ku mashquulin in ay galaan siyaasada dalkaasi, waxaana wiiljan Soomaaliga ah taariikh cusub u dhigay dadka Muhaajiriinta ah ee kunool Talyaaniga.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.voasomali.com\/embed\/player\/0\/6277946.html?type=audio\" width=\"100%\" height=\"144\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wiil dhalinyaro ah oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya laguna magacaabo Cabdullaahi Axmed Macallim, ayaa ku guuleestay doorashada golaha deegaanka oo ka dhacday magaalada Torino ee dalka Talyaaniga. Wiilkan Soomaaliga ah ee tahriibka ku galay dalka Talyaaniga ayaa habeenkii Isniinta noqday qofki ugu horreeyay oo tahriibe ah oo ka mid noqdo xildhibaannada Golayaasha Deegaanka ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163946,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163945","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:-Wiil Tahriib ku galay Talyaaniga oo Doorasho ku Guuleystay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wiil-tahriib-ku-galay-talyaaniga-oo-doorasho-ku-guuleystay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:-Wiil Tahriib ku galay Talyaaniga oo Doorasho ku Guuleystay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wiil dhalinyaro ah oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya laguna magacaabo Cabdullaahi Axmed Macallim, ayaa ku guuleestay doorashada golaha deegaanka oo ka dhacday magaalada Torino ee dalka Talyaaniga. Wiilkan Soomaaliga ah ee tahriibka ku galay dalka Talyaaniga ayaa habeenkii Isniinta noqday qofki ugu horreeyay oo tahriibe ah oo ka mid noqdo xildhibaannada Golayaasha Deegaanka ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wiil-tahriib-ku-galay-talyaaniga-oo-doorasho-ku-guuleystay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-20T08:03:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/abdala.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1035\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wiil-tahriib-ku-galay-talyaaniga-oo-doorasho-ku-guuleystay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wiil-tahriib-ku-galay-talyaaniga-oo-doorasho-ku-guuleystay\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:-Wiil Tahriib ku galay Talyaaniga oo Doorasho ku Guuleystay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wiil-tahriib-ku-galay-talyaaniga-oo-doorasho-ku-guuleystay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wiil-tahriib-ku-galay-talyaaniga-oo-doorasho-ku-guuleystay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/abdala.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-20T08:03:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wiil-tahriib-ku-galay-talyaaniga-oo-doorasho-ku-guuleystay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wiil-tahriib-ku-galay-talyaaniga-oo-doorasho-ku-guuleystay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wiil-tahriib-ku-galay-talyaaniga-oo-doorasho-ku-guuleystay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/abdala.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/abdala.jpeg\",\"width\":1035,\"height\":678},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wiil-tahriib-ku-galay-talyaaniga-oo-doorasho-ku-guuleystay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:-Wiil Tahriib ku galay Talyaaniga oo Doorasho ku Guuleystay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:-Wiil Tahriib ku galay Talyaaniga oo Doorasho ku Guuleystay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wiil-tahriib-ku-galay-talyaaniga-oo-doorasho-ku-guuleystay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:-Wiil Tahriib ku galay Talyaaniga oo Doorasho ku Guuleystay - Wardoon","og_description":"Wiil dhalinyaro ah oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya laguna magacaabo Cabdullaahi Axmed Macallim, ayaa ku guuleestay doorashada golaha deegaanka oo ka dhacday magaalada Torino ee dalka Talyaaniga. Wiilkan Soomaaliga ah ee tahriibka ku galay dalka Talyaaniga ayaa habeenkii Isniinta noqday qofki ugu horreeyay oo tahriibe ah oo ka mid noqdo xildhibaannada Golayaasha Deegaanka ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wiil-tahriib-ku-galay-talyaaniga-oo-doorasho-ku-guuleystay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-20T08:03:15+00:00","og_image":[{"width":1035,"height":678,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/abdala.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wiil-tahriib-ku-galay-talyaaniga-oo-doorasho-ku-guuleystay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wiil-tahriib-ku-galay-talyaaniga-oo-doorasho-ku-guuleystay\/","name":"DHAGAYSO:-Wiil Tahriib ku galay Talyaaniga oo Doorasho ku Guuleystay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wiil-tahriib-ku-galay-talyaaniga-oo-doorasho-ku-guuleystay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wiil-tahriib-ku-galay-talyaaniga-oo-doorasho-ku-guuleystay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/abdala.jpeg","datePublished":"2021-10-20T08:03:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wiil-tahriib-ku-galay-talyaaniga-oo-doorasho-ku-guuleystay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wiil-tahriib-ku-galay-talyaaniga-oo-doorasho-ku-guuleystay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wiil-tahriib-ku-galay-talyaaniga-oo-doorasho-ku-guuleystay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/abdala.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/abdala.jpeg","width":1035,"height":678},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wiil-tahriib-ku-galay-talyaaniga-oo-doorasho-ku-guuleystay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:-Wiil Tahriib ku galay Talyaaniga oo Doorasho ku Guuleystay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163945"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163945"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163945\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163947,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163945\/revisions\/163947"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163946"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163945"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163945"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163945"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}