{"id":163948,"date":"2021-10-20T11:09:15","date_gmt":"2021-10-20T08:09:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163948"},"modified":"2021-10-20T11:09:15","modified_gmt":"2021-10-20T08:09:15","slug":"daawo-sheekh-soomow-oo-raali-gelin-ka-dalbaday-sheekh-bashiir","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-oo-raali-gelin-ka-dalbaday-sheekh-bashiir\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Sheekh SOOMOW oo raali-gelin ka dalbaday Sheekh BASHIIR"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163949\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Sheekh-SOOMOW-.png\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"812\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Sheekh-SOOMOW-.png 1180w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Sheekh-SOOMOW--300x206.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Sheekh-SOOMOW--1024x705.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Sheekh-SOOMOW--768x528.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Sheekh-SOOMOW--100x70.png 100w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Sheekh-SOOMOW--218x150.png 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Sheekh-SOOMOW--696x479.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Sheekh-SOOMOW--1068x735.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Sheekh-SOOMOW--610x420.png 610w\" sizes=\"(max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/><\/p>\n<p>Afhayeenka hey\u2019adda culumada Soomaaliyeed Sheekh Cabdulqaadir Soomow oo ka mid ah culumada dariiqada Suufiyada ee Ahlu-Sunna Waljamaaca ayaa ka jawaabay hadal dhawaan ka soo yeeray guddoomiyaha hey\u2019adda culumada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad, kaas oo ahaa in Ahlu-Sunna iyo Al-Shabaab ay isku mid yihiin.<\/p>\n<p>Sheekh Soomow ayaa cod dheer Sheekh Bashiir uga dalbaday inuu raali gelin deg deg ah ka bixiyo hadalkaas oo mid gef ah uu ku tilmaamay.<\/p>\n<p>\u201cIn qof sheeganaya hoggaanka culumada Soomaaliyeed uu ka soo yeero war ah in Ahlu-Sunna iyo Khawaarijta dadkeena dhameysay ay isku mid yihiin, waa arrin yaab leh oo lala fajaco, waxaan leenahay Sheekh Bashiir warkaas waa mid kugu kooban kaligaa,\u201d ayuu yiri Sheekh Soomow.<\/p>\n<p>Sidoo kale Afhayeenka hey\u2019adda culumada Soomaaliyeed Sheekh Soomow ayaa sheegay in guddoomiyahooda Sheekh Bashiir uu heysto fursad uu ku sixi karo qaladkii ka dhacay, isagoo ka dalbaday in raali gelin deg deg ah uu ka bixiyo.<\/p>\n<p>\u201cSheekh Bashiir hadalkaas adigana kuuma qalmo,\u00a0 cid kalena kuma meteshid, waxaad ka mid tahay hoggaanka culumada Soomaaliyeed, waxaad kaalin weyn ka qaadan kartaa in dadka la kala celiyo, laakiin hadii adigu aad xukun rido, ninka Sheekha ah kalaankii afkiisa ka soo baxa Fatwo waaye,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Waxuu intaas ku sii daray, \u201cHadaa Fatwooto in Ahlu-Sunna iyo Al-Shabaab ay isku mid yihiin, hadde birrina waxaa kaa suurtaawda inaad dhahdo isku si haloola diriro, Sheekh Bashiir wax kuu qari maayee hadda waxaan ku leenahay fursad ayaad heysataa, waxaan kuu soo jeedineynaa inaad dib u saxdo wixii afkaaga ka soo yeeray, hadalkana intaas kuu dhaafi maayo.\u201d<\/p>\n<p>Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo maalin ka hor ka hadlayey xiisadda ka taagan magaalada Gurceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in wadaadada gacanta ku dhigay magaaladaas ee Ahlu-Sunna ay la mid yihiin Al-Shabaab, taas oo caro badan ku abuurtay culumada dariiqada Suufiyada ee Ahlu-Sunna oo aad ula dagaalama fikirka Al-Shabaab.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/YEoI3UQ3yoQ\" width=\"709\" height=\"399\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/s2m_sO4hY5g\" width=\"802\" height=\"451\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka hey\u2019adda culumada Soomaaliyeed Sheekh Cabdulqaadir Soomow oo ka mid ah culumada dariiqada Suufiyada ee Ahlu-Sunna Waljamaaca ayaa ka jawaabay hadal dhawaan ka soo yeeray guddoomiyaha hey\u2019adda culumada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad, kaas oo ahaa in Ahlu-Sunna iyo Al-Shabaab ay isku mid yihiin. Sheekh Soomow ayaa cod dheer Sheekh Bashiir uga dalbaday inuu raali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163949,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163948","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Sheekh SOOMOW oo raali-gelin ka dalbaday Sheekh BASHIIR - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-oo-raali-gelin-ka-dalbaday-sheekh-bashiir\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Sheekh SOOMOW oo raali-gelin ka dalbaday Sheekh BASHIIR - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Afhayeenka hey\u2019adda culumada Soomaaliyeed Sheekh Cabdulqaadir Soomow oo ka mid ah culumada dariiqada Suufiyada ee Ahlu-Sunna Waljamaaca ayaa ka jawaabay hadal dhawaan ka soo yeeray guddoomiyaha hey\u2019adda culumada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad, kaas oo ahaa in Ahlu-Sunna iyo Al-Shabaab ay isku mid yihiin. Sheekh Soomow ayaa cod dheer Sheekh Bashiir uga dalbaday inuu raali [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-oo-raali-gelin-ka-dalbaday-sheekh-bashiir\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-20T08:09:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Sheekh-SOOMOW-.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1180\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"812\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-oo-raali-gelin-ka-dalbaday-sheekh-bashiir\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-oo-raali-gelin-ka-dalbaday-sheekh-bashiir\/\",\"name\":\"DAAWO:-Sheekh SOOMOW oo raali-gelin ka dalbaday Sheekh BASHIIR - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-oo-raali-gelin-ka-dalbaday-sheekh-bashiir\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-oo-raali-gelin-ka-dalbaday-sheekh-bashiir\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Sheekh-SOOMOW-.png\",\"datePublished\":\"2021-10-20T08:09:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-oo-raali-gelin-ka-dalbaday-sheekh-bashiir\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-oo-raali-gelin-ka-dalbaday-sheekh-bashiir\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-oo-raali-gelin-ka-dalbaday-sheekh-bashiir\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Sheekh-SOOMOW-.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Sheekh-SOOMOW-.png\",\"width\":1180,\"height\":812},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-oo-raali-gelin-ka-dalbaday-sheekh-bashiir\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Sheekh SOOMOW oo raali-gelin ka dalbaday Sheekh BASHIIR\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Sheekh SOOMOW oo raali-gelin ka dalbaday Sheekh BASHIIR - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-oo-raali-gelin-ka-dalbaday-sheekh-bashiir\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Sheekh SOOMOW oo raali-gelin ka dalbaday Sheekh BASHIIR - Wardoon","og_description":"Afhayeenka hey\u2019adda culumada Soomaaliyeed Sheekh Cabdulqaadir Soomow oo ka mid ah culumada dariiqada Suufiyada ee Ahlu-Sunna Waljamaaca ayaa ka jawaabay hadal dhawaan ka soo yeeray guddoomiyaha hey\u2019adda culumada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad, kaas oo ahaa in Ahlu-Sunna iyo Al-Shabaab ay isku mid yihiin. Sheekh Soomow ayaa cod dheer Sheekh Bashiir uga dalbaday inuu raali [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-oo-raali-gelin-ka-dalbaday-sheekh-bashiir\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-20T08:09:15+00:00","og_image":[{"width":1180,"height":812,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Sheekh-SOOMOW-.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-oo-raali-gelin-ka-dalbaday-sheekh-bashiir\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-oo-raali-gelin-ka-dalbaday-sheekh-bashiir\/","name":"DAAWO:-Sheekh SOOMOW oo raali-gelin ka dalbaday Sheekh BASHIIR - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-oo-raali-gelin-ka-dalbaday-sheekh-bashiir\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-oo-raali-gelin-ka-dalbaday-sheekh-bashiir\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Sheekh-SOOMOW-.png","datePublished":"2021-10-20T08:09:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-oo-raali-gelin-ka-dalbaday-sheekh-bashiir\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-oo-raali-gelin-ka-dalbaday-sheekh-bashiir\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-oo-raali-gelin-ka-dalbaday-sheekh-bashiir\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Sheekh-SOOMOW-.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Sheekh-SOOMOW-.png","width":1180,"height":812},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-oo-raali-gelin-ka-dalbaday-sheekh-bashiir\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Sheekh SOOMOW oo raali-gelin ka dalbaday Sheekh BASHIIR"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163948"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163948"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163948\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163950,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163948\/revisions\/163950"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163949"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163948"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163948"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163948"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}