{"id":164069,"date":"2021-10-22T11:03:43","date_gmt":"2021-10-22T08:03:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164069"},"modified":"2021-10-22T11:03:43","modified_gmt":"2021-10-22T08:03:43","slug":"sarkaal-lagu-dilay-magaalada-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-dilay-magaalada-laascaanood\/","title":{"rendered":"Sarkaal Lagu Dilay Magaalada Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164070\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/thumbnail-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/thumbnail-1.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/thumbnail-1-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dabley hubeysan oo aan heybtooda la garan ayaa habeenimadii xalay aheyd waxaa ay Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Booliska Maamulka Somaliland ku dileen gudaha Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool.<\/p>\n<p>Dad goobjoogayaal ah ayaa waxaa ku warrameen in rag hubeysan ay toogasho ku dileen Sarkaalka ka tirsanaa Ciidanka Booliska Somaliland, xili uu ku sugnaa bartamaha Laascaanood, waxaana halkaas ka baxsaday raggii ka dambeeyay dilkaas dhacay.<\/p>\n<p>Magaca Sarkaalka la dilay ayaa waxaa lagu sheegay Xaaji Cabdi Maxamed, isagoo kamid ahaa Ciidamada ka howlgala Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, mana jiro wax war ah oo kasoo baxay Laamaha amniga Maamulkaas oo ku aadan dilka.<\/p>\n<p>Dil loo geystay Sarkaal Xaaji Cabdi ayaa waxaa uu kusoo aaday, iyada oo Somaliland ay sheegtay inay xaqiijisay amniga Laascaanood, kadib markii halkaas kasoo masaafurisay boqolaal dad ah oo kasoo jeeday Koonfurta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Si kastaba Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa horey uga dhacay dilal qorsheysan oo ay geysteen dabley hubeysan, waxaana Somaliland amni darrada ka jirta Magaaladaas ay ku eedeysay inay ka dambeeyeen dadkii lasoo raafay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dabley hubeysan oo aan heybtooda la garan ayaa habeenimadii xalay aheyd waxaa ay Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Booliska Maamulka Somaliland ku dileen gudaha Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Dad goobjoogayaal ah ayaa waxaa ku warrameen in rag hubeysan ay toogasho ku dileen Sarkaalka ka tirsanaa Ciidanka Booliska Somaliland, xili uu ku sugnaa bartamaha Laascaanood, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164070,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164069","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sarkaal Lagu Dilay Magaalada Laascaanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-dilay-magaalada-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sarkaal Lagu Dilay Magaalada Laascaanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dabley hubeysan oo aan heybtooda la garan ayaa habeenimadii xalay aheyd waxaa ay Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Booliska Maamulka Somaliland ku dileen gudaha Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Dad goobjoogayaal ah ayaa waxaa ku warrameen in rag hubeysan ay toogasho ku dileen Sarkaalka ka tirsanaa Ciidanka Booliska Somaliland, xili uu ku sugnaa bartamaha Laascaanood, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-dilay-magaalada-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-22T08:03:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/thumbnail-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-dilay-magaalada-laascaanood\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-dilay-magaalada-laascaanood\/\",\"name\":\"Sarkaal Lagu Dilay Magaalada Laascaanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-dilay-magaalada-laascaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-dilay-magaalada-laascaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/thumbnail-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-22T08:03:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-dilay-magaalada-laascaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-dilay-magaalada-laascaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-dilay-magaalada-laascaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/thumbnail-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/thumbnail-1.jpeg\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-dilay-magaalada-laascaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sarkaal Lagu Dilay Magaalada Laascaanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sarkaal Lagu Dilay Magaalada Laascaanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-dilay-magaalada-laascaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sarkaal Lagu Dilay Magaalada Laascaanood - Wardoon","og_description":"Dabley hubeysan oo aan heybtooda la garan ayaa habeenimadii xalay aheyd waxaa ay Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Booliska Maamulka Somaliland ku dileen gudaha Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Dad goobjoogayaal ah ayaa waxaa ku warrameen in rag hubeysan ay toogasho ku dileen Sarkaalka ka tirsanaa Ciidanka Booliska Somaliland, xili uu ku sugnaa bartamaha Laascaanood, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-dilay-magaalada-laascaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-22T08:03:43+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/thumbnail-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-dilay-magaalada-laascaanood\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-dilay-magaalada-laascaanood\/","name":"Sarkaal Lagu Dilay Magaalada Laascaanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-dilay-magaalada-laascaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-dilay-magaalada-laascaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/thumbnail-1.jpeg","datePublished":"2021-10-22T08:03:43+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-dilay-magaalada-laascaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-dilay-magaalada-laascaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-dilay-magaalada-laascaanood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/thumbnail-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/thumbnail-1.jpeg","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-dilay-magaalada-laascaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sarkaal Lagu Dilay Magaalada Laascaanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164069"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164069"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164069\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164071,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164069\/revisions\/164071"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164070"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164069"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164069"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164069"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}