{"id":164081,"date":"2021-10-23T11:53:36","date_gmt":"2021-10-23T08:53:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164081"},"modified":"2021-10-23T11:53:36","modified_gmt":"2021-10-23T08:53:36","slug":"dagaal-culus-oo-weli-ka-socda-guriceel","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-weli-ka-socda-guriceel\/","title":{"rendered":"Dagaal Culus Oo Weli Ka Socda Guriceel"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164082\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guri-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guri-1.jpeg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guri-1-300x172.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guri-1-696x399.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guri-1-733x420.jpeg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud waxaa lagu soo warramayaa inuu goordhow ka qarxay dagaal u dhexeeyo ciidamada Galmudug oo kaashanaya kuwa dowladda iyo xoogaga Ahlu Sunna Waljamaaca ee ku sugan magaaladaas.<\/p>\n<p>Dagaalka oo ah mid culus ayaa billowday saaka aroortii hore, waxaana weli socota rasaasta iyo hubka ay is-weydaarsanayaan labada dhinac.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Galmudug iyo kuwa dowladda ay qaadeen dagaalka, isla-markaana ay dhowr jiho ka weerareen magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Ilo dadka deegaanka ah ayaa innoo sheegay in xaaladdu ay cakiran tahay, isla-markaana uu jiro khasaare ka dhashay dagaalkaasi, walow\u00a0 la xaqiijin karin inta uu gaarsiisan yahay.<\/p>\n<div class=\"adsbyvli\" data-ad-slot=\"vi_3333420\" data-id=\"vi_3333420_2\">\n<p>Sidoo kale wararka qaar ayaa intaasi ku daraya in ciidamada huwanta ay gudaha u galeen xaafado ka tirsan magaaladaasi,. gaar ahaan xaafadaha\u00a0Sagal iyo Towfiiq.<\/p>\n<p>Ciidamadda ayaa sidoo kale lagu arkayaa xaafadda Waaberi iyo xarunta degmadda ilaa Shiikh Salaad Xeydar oo dhanka bari ah.<\/p>\n<p>Ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay Galmudug iyo Ahlu Sunna oo ku aadan dagaalkaasi iyo khasaaraha ka dhashay.<\/p>\n<p>Maalmihii u dambeeyey ayaa waxaa Guriceel ka jiray dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeeda, waxaana xiisaddan ay ka dhalatay dib u soo rogaal celinta Ahlu Sunna Waljamaaca oo dhowaan la wareegtay gudaha magaaladaasi.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud waxaa lagu soo warramayaa inuu goordhow ka qarxay dagaal u dhexeeyo ciidamada Galmudug oo kaashanaya kuwa dowladda iyo xoogaga Ahlu Sunna Waljamaaca ee ku sugan magaaladaas. Dagaalka oo ah mid culus ayaa billowday saaka aroortii hore, waxaana weli socota rasaasta iyo hubka ay is-weydaarsanayaan labada dhinac. Wararka ayaa sheegaya in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164082,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164081","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal Culus Oo Weli Ka Socda Guriceel - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-weli-ka-socda-guriceel\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal Culus Oo Weli Ka Socda Guriceel - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud waxaa lagu soo warramayaa inuu goordhow ka qarxay dagaal u dhexeeyo ciidamada Galmudug oo kaashanaya kuwa dowladda iyo xoogaga Ahlu Sunna Waljamaaca ee ku sugan magaaladaas. Dagaalka oo ah mid culus ayaa billowday saaka aroortii hore, waxaana weli socota rasaasta iyo hubka ay is-weydaarsanayaan labada dhinac. Wararka ayaa sheegaya in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-weli-ka-socda-guriceel\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-23T08:53:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guri-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-weli-ka-socda-guriceel\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-weli-ka-socda-guriceel\/\",\"name\":\"Dagaal Culus Oo Weli Ka Socda Guriceel - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-weli-ka-socda-guriceel\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-weli-ka-socda-guriceel\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guri-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-23T08:53:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-weli-ka-socda-guriceel\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-weli-ka-socda-guriceel\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-weli-ka-socda-guriceel\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guri-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guri-1.jpeg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-weli-ka-socda-guriceel\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal Culus Oo Weli Ka Socda Guriceel\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal Culus Oo Weli Ka Socda Guriceel - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-weli-ka-socda-guriceel\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal Culus Oo Weli Ka Socda Guriceel - Wardoon","og_description":"Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud waxaa lagu soo warramayaa inuu goordhow ka qarxay dagaal u dhexeeyo ciidamada Galmudug oo kaashanaya kuwa dowladda iyo xoogaga Ahlu Sunna Waljamaaca ee ku sugan magaaladaas. Dagaalka oo ah mid culus ayaa billowday saaka aroortii hore, waxaana weli socota rasaasta iyo hubka ay is-weydaarsanayaan labada dhinac. Wararka ayaa sheegaya in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-weli-ka-socda-guriceel\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-23T08:53:36+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guri-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-weli-ka-socda-guriceel\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-weli-ka-socda-guriceel\/","name":"Dagaal Culus Oo Weli Ka Socda Guriceel - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-weli-ka-socda-guriceel\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-weli-ka-socda-guriceel\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guri-1.jpeg","datePublished":"2021-10-23T08:53:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-weli-ka-socda-guriceel\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-weli-ka-socda-guriceel\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-weli-ka-socda-guriceel\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guri-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guri-1.jpeg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-weli-ka-socda-guriceel\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal Culus Oo Weli Ka Socda Guriceel"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164081"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164081"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164081\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164083,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164081\/revisions\/164083"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164082"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164081"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164081"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164081"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}