{"id":164100,"date":"2021-10-23T18:59:13","date_gmt":"2021-10-23T15:59:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164100"},"modified":"2021-10-23T19:21:35","modified_gmt":"2021-10-23T16:21:35","slug":"daawo-galmudug-oo-shaacisay-in-lagu-kalabaxay-guriceel","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-shaacisay-in-lagu-kalabaxay-guriceel\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Galmudug oo shaacisay in lagu kalabaxay Guriceel"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164101\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/unnamed-6.jpeg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"288\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/unnamed-6.jpeg 512w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/unnamed-6-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa sheegay in ay si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud oo saakay uu ka qarxay dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaaliya iyo kuwa Galmudug oo isku dhinac ah iyo ciidamada ururka Ahlu sunna Waljameeca.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta maamulka Galmudug Axmed Shide Falag oo warbaahinta kula hadlay Dhuusamareeb ayaa sheegay in ciidanka Galmudug ay la wareegeen gacan ku heynta magaalada ayna ugu baaqayaan hoggaanka iyo maleeshiyaadka kooxda Ahlu-Sunna in ay isku soo dhiibaan ciidanka Xogga dalka iyo maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa lagu raad joogaa raggii hoggaaminayey ee ka danbeeyay fal demnbiyeedkii ka dhacay Guriceel, waxaan u sheegeynaa cid kasta oo falalkaasi ku kacday in gacan bir ah lagu qaban doono,\u201d ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Galmudug.<\/p>\n<p>Falagle ayaa sheegay in muddo bil ah in kooxda xambaarsan magaca Ahlu Sunna ay qabsadeen magaalada Guriceel, ayna sababeen qax iyo xaalad dhibaato iyo fowdo ah.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay inay saaka soo dagaal geliyeen ardayda dugsiyada qur\u2019aanka iyo haween oo qaarkood la qabtay, wuxuuna sheegay in maleeshiyadii Ahlu Sunna uu firxadkooda u baxay Miyiga.<\/p>\n<p>Balse goobjoogaal ku sugan gudaha Guriceel ayaa\u00a0 sheegay in rasaas goos goos ah laga maqlayo guddaha magaalada taas oo u dhexaysa ciidanka Galmudug iyo kuwa Ururka Ahlu Sunna.<\/p>\n<p>Ciidanka Ahlu Sunna ayaa intooda badan iskugu tagay xeradda Jaamacadda ee magaaladda Guriceel, halkaas oo uu ka dhacay dagaal xooggan oo u dhexeeya kooxda iyo ciidanka Dowladda Faderaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guutada 15-aad iyo guutada 27-aad ee qaybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa ku sugan inta badan xaafadaha Magaalada Guriceel, waxaana weli taagan cabsi maadaama ciidanka Ahlu Sunna ay ku sugan yihiin qeybo kamid ah Magaalada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fabdulahirob%2Fvideos%2F179822570976415%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=317&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2F630980013712453%2Fvideos%2F1469722860050200%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"317\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa sheegay in ay si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud oo saakay uu ka qarxay dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaaliya iyo kuwa Galmudug oo isku dhinac ah iyo ciidamada ururka Ahlu sunna Waljameeca. Wasiirka Warfaafinta maamulka Galmudug Axmed Shide Falag oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164101,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164100","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Galmudug oo shaacisay in lagu kalabaxay Guriceel - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-shaacisay-in-lagu-kalabaxay-guriceel\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Galmudug oo shaacisay in lagu kalabaxay Guriceel - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa sheegay in ay si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud oo saakay uu ka qarxay dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaaliya iyo kuwa Galmudug oo isku dhinac ah iyo ciidamada ururka Ahlu sunna Waljameeca. Wasiirka Warfaafinta maamulka Galmudug Axmed Shide Falag oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-shaacisay-in-lagu-kalabaxay-guriceel\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-23T15:59:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-10-23T16:21:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/unnamed-6.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"288\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-shaacisay-in-lagu-kalabaxay-guriceel\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-shaacisay-in-lagu-kalabaxay-guriceel\/\",\"name\":\"DAAWO:-Galmudug oo shaacisay in lagu kalabaxay Guriceel - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-shaacisay-in-lagu-kalabaxay-guriceel\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-shaacisay-in-lagu-kalabaxay-guriceel\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/unnamed-6.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-23T15:59:13+00:00\",\"dateModified\":\"2021-10-23T16:21:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-shaacisay-in-lagu-kalabaxay-guriceel\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-shaacisay-in-lagu-kalabaxay-guriceel\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-shaacisay-in-lagu-kalabaxay-guriceel\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/unnamed-6.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/unnamed-6.jpeg\",\"width\":512,\"height\":288},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-shaacisay-in-lagu-kalabaxay-guriceel\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Galmudug oo shaacisay in lagu kalabaxay Guriceel\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Galmudug oo shaacisay in lagu kalabaxay Guriceel - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-shaacisay-in-lagu-kalabaxay-guriceel\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Galmudug oo shaacisay in lagu kalabaxay Guriceel - Wardoon","og_description":"Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa sheegay in ay si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud oo saakay uu ka qarxay dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaaliya iyo kuwa Galmudug oo isku dhinac ah iyo ciidamada ururka Ahlu sunna Waljameeca. Wasiirka Warfaafinta maamulka Galmudug Axmed Shide Falag oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-shaacisay-in-lagu-kalabaxay-guriceel\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-23T15:59:13+00:00","article_modified_time":"2021-10-23T16:21:35+00:00","og_image":[{"width":512,"height":288,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/unnamed-6.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-shaacisay-in-lagu-kalabaxay-guriceel\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-shaacisay-in-lagu-kalabaxay-guriceel\/","name":"DAAWO:-Galmudug oo shaacisay in lagu kalabaxay Guriceel - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-shaacisay-in-lagu-kalabaxay-guriceel\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-shaacisay-in-lagu-kalabaxay-guriceel\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/unnamed-6.jpeg","datePublished":"2021-10-23T15:59:13+00:00","dateModified":"2021-10-23T16:21:35+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-shaacisay-in-lagu-kalabaxay-guriceel\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-shaacisay-in-lagu-kalabaxay-guriceel\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-shaacisay-in-lagu-kalabaxay-guriceel\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/unnamed-6.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/unnamed-6.jpeg","width":512,"height":288},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-shaacisay-in-lagu-kalabaxay-guriceel\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Galmudug oo shaacisay in lagu kalabaxay Guriceel"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164100"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164100"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164100\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164104,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164100\/revisions\/164104"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164101"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164100"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164100"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164100"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}