{"id":164114,"date":"2021-10-23T22:28:26","date_gmt":"2021-10-23T19:28:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164114"},"modified":"2021-10-23T22:29:21","modified_gmt":"2021-10-23T19:29:21","slug":"taliyahii-ciidanka-danab-ee-galmudug-oo-ku-dhintay-dagaalkii-galabta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-ciidanka-danab-ee-galmudug-oo-ku-dhintay-dagaalkii-galabta\/","title":{"rendered":"Taliyahii ciidanka DANAB ee Galmudug oo ku dhintay dagaalkii galabta"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164111\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/246277175_2982489732067343_301442613133110412_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"435\" height=\"602\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/246277175_2982489732067343_301442613133110412_n.jpeg 435w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/246277175_2982489732067343_301442613133110412_n-217x300.jpeg 217w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/246277175_2982489732067343_301442613133110412_n-303x420.jpeg 303w\" sizes=\"(max-width: 435px) 100vw, 435px\" \/><\/p>\n<p>Wararka ka imaanaya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada Ahlu Sunna ay dib ula wareegeen gacan ku heynta xarumahii maanta ay kala wareegeen ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug.<\/p>\n<p>Ciidamada Ahlu Sunna ayaa gabal dhacii maanta weerar rogaal celis ah kusoo qaaday degmada Guriceel oo duhurnimadii maanta gacantooda ka baxday.<\/p>\n<p>Dagaalka rogaal celiska ah ee ciidamada Ahlu Sunna gabal dhacii maanta ku qaaday Guriceel ayaa yimid kadib markii gurmad ciidan ay heleen, kaasoo u suurta galiyay iney markale dib ula wareegaan gacan ku heynta xaruntii degmada iyo Saldhiga Booliiska degmadaasi.<\/p>\n<p>Dagaalka gabal dhacii maanta ka dhacay degmada Guriceel oo ahaa mid aad u xoogan ayaa waxaa ku dhintay taliyahii ciidanka DANAB ee maamulka Galmudug Cabdiladhiif Feyle, kaasoo la sheegay inuu u geeriyooday dhaawac culus oo markii hore soo gaaray.<\/p>\n<p>Khasaare kala duwan oo dhimasho iyo dhaawacba leh ayaa ka dhashay dagaalka saakay ka biloowday degmada Guriceel, kaaso kala gaaray dhinacyada dagaalka uu u dhaxeeyo iyo waliba qaar ka mid ah dadka shacabka ah ee ku sugnaa xaafadaha degmada, inkastoo aysan jirin war rasmi ah oo xaqiijinaya khasaaraha dhimasho iyo dhaawac inta uu gaarsiisan yahay.<\/p>\n<p>Xaalada magaalada Guriceel ayaa Caawa ah mid aad u kacsan, waxaana gabalku uu ku dhacay daryanka hubka noocyadiisa kala duwan oo laga maqlaayo xaafadaha magaalada, waxaana lasoo sheegaya in Caawa magaalada aysan laheyn wax iftiin ah maadama adeegii Korontada la damiyay, waxaana wali la maqlayaa rasaas goos goos ah oo ka dhaceysa gudaha degmada, maadama ciidamadii dowladda ee lagala wareegay gacan ku heynta magaalada aysan ka fogeyn degmada nawaaxigeeda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164116\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/247162422_2796428903981837_4691975038139690467_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"921\" height=\"1226\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/247162422_2796428903981837_4691975038139690467_n.jpeg 921w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/247162422_2796428903981837_4691975038139690467_n-225x300.jpeg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/247162422_2796428903981837_4691975038139690467_n-769x1024.jpeg 769w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/247162422_2796428903981837_4691975038139690467_n-768x1022.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/247162422_2796428903981837_4691975038139690467_n-696x926.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/247162422_2796428903981837_4691975038139690467_n-316x420.jpeg 316w\" sizes=\"(max-width: 921px) 100vw, 921px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada Ahlu Sunna ay dib ula wareegeen gacan ku heynta xarumahii maanta ay kala wareegeen ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug. Ciidamada Ahlu Sunna ayaa gabal dhacii maanta weerar rogaal celis ah kusoo qaaday degmada Guriceel oo duhurnimadii maanta gacantooda ka baxday. Dagaalka rogaal celiska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164111,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164114","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyahii ciidanka DANAB ee Galmudug oo ku dhintay dagaalkii galabta - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-ciidanka-danab-ee-galmudug-oo-ku-dhintay-dagaalkii-galabta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyahii ciidanka DANAB ee Galmudug oo ku dhintay dagaalkii galabta - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada Ahlu Sunna ay dib ula wareegeen gacan ku heynta xarumahii maanta ay kala wareegeen ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug. Ciidamada Ahlu Sunna ayaa gabal dhacii maanta weerar rogaal celis ah kusoo qaaday degmada Guriceel oo duhurnimadii maanta gacantooda ka baxday. Dagaalka rogaal celiska [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-ciidanka-danab-ee-galmudug-oo-ku-dhintay-dagaalkii-galabta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-23T19:28:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-10-23T19:29:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/246277175_2982489732067343_301442613133110412_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"435\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"602\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-ciidanka-danab-ee-galmudug-oo-ku-dhintay-dagaalkii-galabta\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-ciidanka-danab-ee-galmudug-oo-ku-dhintay-dagaalkii-galabta\/\",\"name\":\"Taliyahii ciidanka DANAB ee Galmudug oo ku dhintay dagaalkii galabta - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-ciidanka-danab-ee-galmudug-oo-ku-dhintay-dagaalkii-galabta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-ciidanka-danab-ee-galmudug-oo-ku-dhintay-dagaalkii-galabta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/246277175_2982489732067343_301442613133110412_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-23T19:28:26+00:00\",\"dateModified\":\"2021-10-23T19:29:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-ciidanka-danab-ee-galmudug-oo-ku-dhintay-dagaalkii-galabta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-ciidanka-danab-ee-galmudug-oo-ku-dhintay-dagaalkii-galabta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-ciidanka-danab-ee-galmudug-oo-ku-dhintay-dagaalkii-galabta\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/246277175_2982489732067343_301442613133110412_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/246277175_2982489732067343_301442613133110412_n.jpeg\",\"width\":435,\"height\":602},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-ciidanka-danab-ee-galmudug-oo-ku-dhintay-dagaalkii-galabta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyahii ciidanka DANAB ee Galmudug oo ku dhintay dagaalkii galabta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyahii ciidanka DANAB ee Galmudug oo ku dhintay dagaalkii galabta - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-ciidanka-danab-ee-galmudug-oo-ku-dhintay-dagaalkii-galabta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyahii ciidanka DANAB ee Galmudug oo ku dhintay dagaalkii galabta - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada Ahlu Sunna ay dib ula wareegeen gacan ku heynta xarumahii maanta ay kala wareegeen ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug. Ciidamada Ahlu Sunna ayaa gabal dhacii maanta weerar rogaal celis ah kusoo qaaday degmada Guriceel oo duhurnimadii maanta gacantooda ka baxday. Dagaalka rogaal celiska [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-ciidanka-danab-ee-galmudug-oo-ku-dhintay-dagaalkii-galabta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-23T19:28:26+00:00","article_modified_time":"2021-10-23T19:29:21+00:00","og_image":[{"width":435,"height":602,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/246277175_2982489732067343_301442613133110412_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-ciidanka-danab-ee-galmudug-oo-ku-dhintay-dagaalkii-galabta\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-ciidanka-danab-ee-galmudug-oo-ku-dhintay-dagaalkii-galabta\/","name":"Taliyahii ciidanka DANAB ee Galmudug oo ku dhintay dagaalkii galabta - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-ciidanka-danab-ee-galmudug-oo-ku-dhintay-dagaalkii-galabta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-ciidanka-danab-ee-galmudug-oo-ku-dhintay-dagaalkii-galabta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/246277175_2982489732067343_301442613133110412_n.jpeg","datePublished":"2021-10-23T19:28:26+00:00","dateModified":"2021-10-23T19:29:21+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-ciidanka-danab-ee-galmudug-oo-ku-dhintay-dagaalkii-galabta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-ciidanka-danab-ee-galmudug-oo-ku-dhintay-dagaalkii-galabta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-ciidanka-danab-ee-galmudug-oo-ku-dhintay-dagaalkii-galabta\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/246277175_2982489732067343_301442613133110412_n.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/246277175_2982489732067343_301442613133110412_n.jpeg","width":435,"height":602},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-ciidanka-danab-ee-galmudug-oo-ku-dhintay-dagaalkii-galabta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyahii ciidanka DANAB ee Galmudug oo ku dhintay dagaalkii galabta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164114"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164114"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164114\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164117,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164114\/revisions\/164117"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164111"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164114"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164114"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164114"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}