{"id":164251,"date":"2021-10-28T11:07:41","date_gmt":"2021-10-28T08:07:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164251"},"modified":"2021-10-28T11:08:16","modified_gmt":"2021-10-28T08:08:16","slug":"amisom-oo-ka-jawaabtay-eedeyntii-ahlu-sunna-ee-dagaaladii-guriceel","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-ka-jawaabtay-eedeyntii-ahlu-sunna-ee-dagaaladii-guriceel\/","title":{"rendered":"AMISOM oo ka Jawaabtay eedeyntii Ahlu Sunna ee dagaaladii Guriceel"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164252\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211028637709886883172853.jpeg\" alt=\"\" width=\"636\" height=\"393\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211028637709886883172853.jpeg 636w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211028637709886883172853-300x185.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211028637709886883172853-356x220.jpeg 356w\" sizes=\"(max-width: 636px) 100vw, 636px\" \/><\/p>\n<p>Howlgalka Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa markii ugu horeysay ka jawaab celiyay eedeyn dhawaan kaga timid hogaanka sare ee Ahlu Sunna Waljameeca, taasoo aheyd in ciidamada AMISOM ay ka qeyb qaateen dagaaladii dhawaan ka dhacay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>AMISOM ayaa warsaxafadeedka ay soo saartay waxay ku sheegeen iney ka walaacsan yihiin eedeynta kaga timid Ahlu Sunna ee aheyd iney ka qeyb galeen dagaaladii Guriceel oo ay ka barbar dagalaamayeen ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug, iyagoona ku tilmaamay eedeymahaasi kuwa been abuur ah oo lagu doonayo in la isaga horkeeno AMISOM iyo Bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&#8221; Hawlgalada AMISOM oo ay ku jiraan hawlgalada Milatari iyo taageerada Ciidanka dowladda, waxaa haga waajibaadka ay bixiyaan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxaana wax lagu fuliyaa in si adag loo dhawraa howlgalada iyo Xeerarka Hawlgelinta&#8221; ayaa lagu yiri Qoraal kasoo baxay AMISOM.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale lagu sheegay warsaxafadeedka AMISOM\u00a0 in Ujeedka howlgaladooda uu yahay inay hoos u dhigaan awooda AI-Shabaab,islamarkaana ay ka caawiyaan ciidanka dowladda dadaalada ay ugu jiraan soo afjarida argagixisada iyo nabad kusoo dabaalida dalka.<\/p>\n<p>Qoraalka kasoo baxay AMISOM oo aad u dheeraa ayaa waxaa sidoo kale lagu sheegay in\u00a0 AMISOM oo fulinaysa waajibaadkii loo igmaday, ay xoojisay ciidamadeeda ku sugan Dhuusamareeb, si ay u xaqiijiyaan amaanka doorashada, islamar ahaantaana aysan jirin wax taageero ah oo ay siiyeen ciidamada Soomaaliyeed, heer qaran iyo mid gobol si ay ula dagaalamaan Ahlusunna Waljamaaca.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164254\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/ami.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"768\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/ami.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/ami-258x300.jpeg 258w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/ami-361x420.jpeg 361w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Howlgalka Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa markii ugu horeysay ka jawaab celiyay eedeyn dhawaan kaga timid hogaanka sare ee Ahlu Sunna Waljameeca, taasoo aheyd in ciidamada AMISOM ay ka qeyb qaateen dagaaladii dhawaan ka dhacay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. AMISOM ayaa warsaxafadeedka ay soo saartay waxay ku sheegeen iney ka walaacsan yihiin eedeynta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164252,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164251","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AMISOM oo ka Jawaabtay eedeyntii Ahlu Sunna ee dagaaladii Guriceel - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-ka-jawaabtay-eedeyntii-ahlu-sunna-ee-dagaaladii-guriceel\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AMISOM oo ka Jawaabtay eedeyntii Ahlu Sunna ee dagaaladii Guriceel - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Howlgalka Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa markii ugu horeysay ka jawaab celiyay eedeyn dhawaan kaga timid hogaanka sare ee Ahlu Sunna Waljameeca, taasoo aheyd in ciidamada AMISOM ay ka qeyb qaateen dagaaladii dhawaan ka dhacay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. AMISOM ayaa warsaxafadeedka ay soo saartay waxay ku sheegeen iney ka walaacsan yihiin eedeynta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-ka-jawaabtay-eedeyntii-ahlu-sunna-ee-dagaaladii-guriceel\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-28T08:07:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-10-28T08:08:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211028637709886883172853.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"636\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"393\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-ka-jawaabtay-eedeyntii-ahlu-sunna-ee-dagaaladii-guriceel\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-ka-jawaabtay-eedeyntii-ahlu-sunna-ee-dagaaladii-guriceel\/\",\"name\":\"AMISOM oo ka Jawaabtay eedeyntii Ahlu Sunna ee dagaaladii Guriceel - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-ka-jawaabtay-eedeyntii-ahlu-sunna-ee-dagaaladii-guriceel\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-ka-jawaabtay-eedeyntii-ahlu-sunna-ee-dagaaladii-guriceel\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211028637709886883172853.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-28T08:07:41+00:00\",\"dateModified\":\"2021-10-28T08:08:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-ka-jawaabtay-eedeyntii-ahlu-sunna-ee-dagaaladii-guriceel\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-ka-jawaabtay-eedeyntii-ahlu-sunna-ee-dagaaladii-guriceel\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-ka-jawaabtay-eedeyntii-ahlu-sunna-ee-dagaaladii-guriceel\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211028637709886883172853.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211028637709886883172853.jpeg\",\"width\":636,\"height\":393},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-ka-jawaabtay-eedeyntii-ahlu-sunna-ee-dagaaladii-guriceel\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AMISOM oo ka Jawaabtay eedeyntii Ahlu Sunna ee dagaaladii Guriceel\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AMISOM oo ka Jawaabtay eedeyntii Ahlu Sunna ee dagaaladii Guriceel - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-ka-jawaabtay-eedeyntii-ahlu-sunna-ee-dagaaladii-guriceel\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AMISOM oo ka Jawaabtay eedeyntii Ahlu Sunna ee dagaaladii Guriceel - Wardoon","og_description":"Howlgalka Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa markii ugu horeysay ka jawaab celiyay eedeyn dhawaan kaga timid hogaanka sare ee Ahlu Sunna Waljameeca, taasoo aheyd in ciidamada AMISOM ay ka qeyb qaateen dagaaladii dhawaan ka dhacay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. AMISOM ayaa warsaxafadeedka ay soo saartay waxay ku sheegeen iney ka walaacsan yihiin eedeynta [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-ka-jawaabtay-eedeyntii-ahlu-sunna-ee-dagaaladii-guriceel\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-28T08:07:41+00:00","article_modified_time":"2021-10-28T08:08:16+00:00","og_image":[{"width":636,"height":393,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211028637709886883172853.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-ka-jawaabtay-eedeyntii-ahlu-sunna-ee-dagaaladii-guriceel\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-ka-jawaabtay-eedeyntii-ahlu-sunna-ee-dagaaladii-guriceel\/","name":"AMISOM oo ka Jawaabtay eedeyntii Ahlu Sunna ee dagaaladii Guriceel - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-ka-jawaabtay-eedeyntii-ahlu-sunna-ee-dagaaladii-guriceel\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-ka-jawaabtay-eedeyntii-ahlu-sunna-ee-dagaaladii-guriceel\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211028637709886883172853.jpeg","datePublished":"2021-10-28T08:07:41+00:00","dateModified":"2021-10-28T08:08:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-ka-jawaabtay-eedeyntii-ahlu-sunna-ee-dagaaladii-guriceel\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-ka-jawaabtay-eedeyntii-ahlu-sunna-ee-dagaaladii-guriceel\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-ka-jawaabtay-eedeyntii-ahlu-sunna-ee-dagaaladii-guriceel\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211028637709886883172853.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211028637709886883172853.jpeg","width":636,"height":393},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-ka-jawaabtay-eedeyntii-ahlu-sunna-ee-dagaaladii-guriceel\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AMISOM oo ka Jawaabtay eedeyntii Ahlu Sunna ee dagaaladii Guriceel"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164251"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164251"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164251\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164255,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164251\/revisions\/164255"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164252"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164251"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164251"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164251"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}