{"id":164277,"date":"2021-10-29T11:01:50","date_gmt":"2021-10-29T08:01:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164277"},"modified":"2021-10-29T11:10:59","modified_gmt":"2021-10-29T08:10:59","slug":"qoorqoor-cidna-kama-aqbaleyno-inay-hub-sharci-daro-ku-heysato-tuulo-ka-tirsan-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-cidna-kama-aqbaleyno-inay-hub-sharci-daro-ku-heysato-tuulo-ka-tirsan-galmudug\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Qoorqoor \u201cCidna Kama Aqbaleyno Inay Hub Sharci Daro Ku Heysato Tuulo Ka Tirsan Galmudug\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164278\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/qooo-750x430-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/qooo-750x430-1.jpeg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/qooo-750x430-1-300x172.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/qooo-750x430-1-696x399.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/qooo-750x430-1-733x420.jpeg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo gaaray degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa isagoo ka hadlaayay xaalada dagaaladii degmada Guriceel ugu horeyn waxa uu tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay dagaaladii ka dhacay degmadaasi.<\/p>\n<div align=\"justify\">\n<p>Madaxweyne Qoorqoor ayaa sheegay in lagu soo duulay maamulkiisa iyo dowladnimada, islamarkaana ay dagaaladii dhacay uu sheegay iney ku dhinteen wiilashii ugu qiimaha badnaa ayna aheyd wax si weyn looga xumaado oo aanan la qaadan karin.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan isku daynay oo aan wado kasto u marnay sidii looga baaqsan lahaa dagaal dhibaato u geysta dadka deegaanka oo waxaan jiho kasto u marnay inaan Ahlu Sunna kala hadalno xooga ay ku qabsadeen magaalada iney isaga baxaan si aanan dagaal u dhicin, lakiin cidkasto aan u dirnay way kuso gacan seyreen&#8221; ayuu yiri madaxweyne Qoorqoor.<\/p>\n<p>Madaxweyne Qoorqoor ayaa sidoo kale fariin adag u diray dagaalamayaasha hubeysan ee Ahlu Sunna Waljameeca, islamarkaana sheegay in kooxo hubeysan aysan ka aqbali doonin in gorgortan siyaasadeed la galaan.<\/p>\n<p>\u201cCidna kama ogolaaneyno in ay hub sharci daro ah ay ku heysato tuulo ka mid ah Galmudug, iskaba daaye in ay degmo soo weerarto\u201dayuu yiri madaxweyne Qoorqoor.<\/p>\n<p>Madaxweyne Qoorqoor ayaa amaan iyo bogaadin balaaran u jeediyay shacabka reer Galmudug gaar ahaan kuwa kasoo jeeda degmada Guriceel ee jooga dalka iyo dibadiisaba oo uu sheegay iney garab istaag xoogan u muujiyeen dowladnimada mudadii uu socday dagaalkii Guriceel.<\/p>\n<p>Gabagabadii hadalkaan ayuu Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ka sheegay kulan xalay Magaalada Guriceel uu kula qaatay Maamulka magaalada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaaladaas oo isugu jiray Odayaasha dhaqanka, waxgaradka, Haweenka iyo dhalinyarada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F180251250871277%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo gaaray degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa isagoo ka hadlaayay xaalada dagaaladii degmada Guriceel ugu horeyn waxa uu tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay dagaaladii ka dhacay degmadaasi. Madaxweyne Qoorqoor ayaa sheegay in lagu soo duulay maamulkiisa iyo dowladnimada, islamarkaana ay dagaaladii dhacay uu sheegay iney ku dhinteen wiilashii ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164278,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164277","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Qoorqoor \u201cCidna Kama Aqbaleyno Inay Hub Sharci Daro Ku Heysato Tuulo Ka Tirsan Galmudug\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-cidna-kama-aqbaleyno-inay-hub-sharci-daro-ku-heysato-tuulo-ka-tirsan-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Qoorqoor \u201cCidna Kama Aqbaleyno Inay Hub Sharci Daro Ku Heysato Tuulo Ka Tirsan Galmudug\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo gaaray degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa isagoo ka hadlaayay xaalada dagaaladii degmada Guriceel ugu horeyn waxa uu tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay dagaaladii ka dhacay degmadaasi. Madaxweyne Qoorqoor ayaa sheegay in lagu soo duulay maamulkiisa iyo dowladnimada, islamarkaana ay dagaaladii dhacay uu sheegay iney ku dhinteen wiilashii ugu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-cidna-kama-aqbaleyno-inay-hub-sharci-daro-ku-heysato-tuulo-ka-tirsan-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-29T08:01:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-10-29T08:10:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/qooo-750x430-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-cidna-kama-aqbaleyno-inay-hub-sharci-daro-ku-heysato-tuulo-ka-tirsan-galmudug\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-cidna-kama-aqbaleyno-inay-hub-sharci-daro-ku-heysato-tuulo-ka-tirsan-galmudug\/\",\"name\":\"DAAWO:-Qoorqoor \u201cCidna Kama Aqbaleyno Inay Hub Sharci Daro Ku Heysato Tuulo Ka Tirsan Galmudug\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-cidna-kama-aqbaleyno-inay-hub-sharci-daro-ku-heysato-tuulo-ka-tirsan-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-cidna-kama-aqbaleyno-inay-hub-sharci-daro-ku-heysato-tuulo-ka-tirsan-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/qooo-750x430-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-29T08:01:50+00:00\",\"dateModified\":\"2021-10-29T08:10:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-cidna-kama-aqbaleyno-inay-hub-sharci-daro-ku-heysato-tuulo-ka-tirsan-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-cidna-kama-aqbaleyno-inay-hub-sharci-daro-ku-heysato-tuulo-ka-tirsan-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-cidna-kama-aqbaleyno-inay-hub-sharci-daro-ku-heysato-tuulo-ka-tirsan-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/qooo-750x430-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/qooo-750x430-1.jpeg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-cidna-kama-aqbaleyno-inay-hub-sharci-daro-ku-heysato-tuulo-ka-tirsan-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Qoorqoor \u201cCidna Kama Aqbaleyno Inay Hub Sharci Daro Ku Heysato Tuulo Ka Tirsan Galmudug\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Qoorqoor \u201cCidna Kama Aqbaleyno Inay Hub Sharci Daro Ku Heysato Tuulo Ka Tirsan Galmudug\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-cidna-kama-aqbaleyno-inay-hub-sharci-daro-ku-heysato-tuulo-ka-tirsan-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Qoorqoor \u201cCidna Kama Aqbaleyno Inay Hub Sharci Daro Ku Heysato Tuulo Ka Tirsan Galmudug\u201d - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo gaaray degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa isagoo ka hadlaayay xaalada dagaaladii degmada Guriceel ugu horeyn waxa uu tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay dagaaladii ka dhacay degmadaasi. Madaxweyne Qoorqoor ayaa sheegay in lagu soo duulay maamulkiisa iyo dowladnimada, islamarkaana ay dagaaladii dhacay uu sheegay iney ku dhinteen wiilashii ugu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-cidna-kama-aqbaleyno-inay-hub-sharci-daro-ku-heysato-tuulo-ka-tirsan-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-29T08:01:50+00:00","article_modified_time":"2021-10-29T08:10:59+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/qooo-750x430-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-cidna-kama-aqbaleyno-inay-hub-sharci-daro-ku-heysato-tuulo-ka-tirsan-galmudug\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-cidna-kama-aqbaleyno-inay-hub-sharci-daro-ku-heysato-tuulo-ka-tirsan-galmudug\/","name":"DAAWO:-Qoorqoor \u201cCidna Kama Aqbaleyno Inay Hub Sharci Daro Ku Heysato Tuulo Ka Tirsan Galmudug\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-cidna-kama-aqbaleyno-inay-hub-sharci-daro-ku-heysato-tuulo-ka-tirsan-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-cidna-kama-aqbaleyno-inay-hub-sharci-daro-ku-heysato-tuulo-ka-tirsan-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/qooo-750x430-1.jpeg","datePublished":"2021-10-29T08:01:50+00:00","dateModified":"2021-10-29T08:10:59+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-cidna-kama-aqbaleyno-inay-hub-sharci-daro-ku-heysato-tuulo-ka-tirsan-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-cidna-kama-aqbaleyno-inay-hub-sharci-daro-ku-heysato-tuulo-ka-tirsan-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-cidna-kama-aqbaleyno-inay-hub-sharci-daro-ku-heysato-tuulo-ka-tirsan-galmudug\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/qooo-750x430-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/qooo-750x430-1.jpeg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-cidna-kama-aqbaleyno-inay-hub-sharci-daro-ku-heysato-tuulo-ka-tirsan-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Qoorqoor \u201cCidna Kama Aqbaleyno Inay Hub Sharci Daro Ku Heysato Tuulo Ka Tirsan Galmudug\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164277"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164277"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164277\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164283,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164277\/revisions\/164283"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164278"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164277"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164277"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164277"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}