{"id":164324,"date":"2021-10-31T13:57:35","date_gmt":"2021-10-31T10:57:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164324"},"modified":"2021-10-31T14:02:38","modified_gmt":"2021-10-31T11:02:38","slug":"ururada-siyaasada-puntland-oo-diiday-natiijada-doorashada-qardho-eyl-iyo-ufayn","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ururada-siyaasada-puntland-oo-diiday-natiijada-doorashada-qardho-eyl-iyo-ufayn\/","title":{"rendered":"Ururada siyaasada Puntland oo diiday natiijada doorashada Qardho, Eyl iyo Ufayn"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164188\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dor-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dor-1.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dor-1-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dor-1-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dor-1-265x198.jpeg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dor-1-696x522.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dor-1-560x420.jpeg 560w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Guddiga doorashooyinka Puntland ayaa ansixiyay natiijada kasoo baxday doorahsooyinka horudhaca ah ee golayaasha deeganka ee ka dhacday, Qardho, Eyl iyo Ufayn, kuwaas oo daweynuhu codkooda wax ku dooranayeen.<\/p>\n<p>Bayaan kasoo baxay guddiga doorashda ayaa lagu sheegay, in kulan gudidgu ku yeeshay magaalada Garowe uu ku ansixiyay natiijada doorashada oo ay codad isku dhow dhow ka heleen ururada siyaasadeed ee ku tartamayay doorashadaas.<\/p>\n<p>Guddiga wuxuu sheegay inuu natiijada u gudbindoono maxkamadda sare ee Puntland, taasoo leh go\u2019aanka kama dambeysta ah ee lagu ansixinayo natiijada doorashada iyo xildhibaannada kusoo baxay doorashada.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, afar kamid ah ururada siyaasada ee mucaaradka ah, ayaa cambaareeyay meel marinta natiijada doorashada, iyagoo sheegay in xad gudubyo waa-weyn ay\u00a0 dhaceen intii ay socotay doorashada saddexda degmo.<\/p>\n<p>Ururadu waxay sheegeen in doorashada ay hareeyeen arrimo ay kamid yihinin; laaluush, cod kala gadasho, cago-juglayn, adeegsiga hantida dowladda, qeybinta kaarar loo qeybiyay dad masaakiin ah si codka looga helo.<\/p>\n<p>Ururadan waxay guddiga doorashada ku eedeeyeen inuu baalmaray hirgalinta sharuucda hagaysa doorashada, waxayna ku baaqeen in si madax bannaan lasoo bandhigo xadgudubyadii doorashada ka dhacday.<\/p>\n<p>Waxay ugu dambayn beesha caalamka ugu baaqeen in ay ka baaraan degaan taageerada hannaanka doorashadu u dhacday iyo natiijada kasoo baxday.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164326\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/ururo.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"933\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/ururo.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/ururo-212x300.jpeg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/ururo-297x420.jpeg 297w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164328\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/urur2.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"880\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/urur2.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/urur2-225x300.jpeg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/urur2-315x420.jpeg 315w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164327\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/urur3.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"926\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/urur3.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/urur3-214x300.jpeg 214w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/urur3-299x420.jpeg 299w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga doorashooyinka Puntland ayaa ansixiyay natiijada kasoo baxday doorahsooyinka horudhaca ah ee golayaasha deeganka ee ka dhacday, Qardho, Eyl iyo Ufayn, kuwaas oo daweynuhu codkooda wax ku dooranayeen. Bayaan kasoo baxay guddiga doorashda ayaa lagu sheegay, in kulan gudidgu ku yeeshay magaalada Garowe uu ku ansixiyay natiijada doorashada oo ay codad isku dhow dhow ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164188,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164324","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ururada siyaasada Puntland oo diiday natiijada doorashada Qardho, Eyl iyo Ufayn - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ururada-siyaasada-puntland-oo-diiday-natiijada-doorashada-qardho-eyl-iyo-ufayn\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ururada siyaasada Puntland oo diiday natiijada doorashada Qardho, Eyl iyo Ufayn - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga doorashooyinka Puntland ayaa ansixiyay natiijada kasoo baxday doorahsooyinka horudhaca ah ee golayaasha deeganka ee ka dhacday, Qardho, Eyl iyo Ufayn, kuwaas oo daweynuhu codkooda wax ku dooranayeen. Bayaan kasoo baxay guddiga doorashda ayaa lagu sheegay, in kulan gudidgu ku yeeshay magaalada Garowe uu ku ansixiyay natiijada doorashada oo ay codad isku dhow dhow ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ururada-siyaasada-puntland-oo-diiday-natiijada-doorashada-qardho-eyl-iyo-ufayn\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-31T10:57:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-10-31T11:02:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dor-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ururada-siyaasada-puntland-oo-diiday-natiijada-doorashada-qardho-eyl-iyo-ufayn\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ururada-siyaasada-puntland-oo-diiday-natiijada-doorashada-qardho-eyl-iyo-ufayn\/\",\"name\":\"Ururada siyaasada Puntland oo diiday natiijada doorashada Qardho, Eyl iyo Ufayn - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ururada-siyaasada-puntland-oo-diiday-natiijada-doorashada-qardho-eyl-iyo-ufayn\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ururada-siyaasada-puntland-oo-diiday-natiijada-doorashada-qardho-eyl-iyo-ufayn\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dor-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-31T10:57:35+00:00\",\"dateModified\":\"2021-10-31T11:02:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ururada-siyaasada-puntland-oo-diiday-natiijada-doorashada-qardho-eyl-iyo-ufayn\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ururada-siyaasada-puntland-oo-diiday-natiijada-doorashada-qardho-eyl-iyo-ufayn\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ururada-siyaasada-puntland-oo-diiday-natiijada-doorashada-qardho-eyl-iyo-ufayn\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dor-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dor-1.jpeg\",\"width\":720,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ururada-siyaasada-puntland-oo-diiday-natiijada-doorashada-qardho-eyl-iyo-ufayn\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ururada siyaasada Puntland oo diiday natiijada doorashada Qardho, Eyl iyo Ufayn\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ururada siyaasada Puntland oo diiday natiijada doorashada Qardho, Eyl iyo Ufayn - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ururada-siyaasada-puntland-oo-diiday-natiijada-doorashada-qardho-eyl-iyo-ufayn\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ururada siyaasada Puntland oo diiday natiijada doorashada Qardho, Eyl iyo Ufayn - Wardoon","og_description":"Guddiga doorashooyinka Puntland ayaa ansixiyay natiijada kasoo baxday doorahsooyinka horudhaca ah ee golayaasha deeganka ee ka dhacday, Qardho, Eyl iyo Ufayn, kuwaas oo daweynuhu codkooda wax ku dooranayeen. Bayaan kasoo baxay guddiga doorashda ayaa lagu sheegay, in kulan gudidgu ku yeeshay magaalada Garowe uu ku ansixiyay natiijada doorashada oo ay codad isku dhow dhow ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ururada-siyaasada-puntland-oo-diiday-natiijada-doorashada-qardho-eyl-iyo-ufayn\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-31T10:57:35+00:00","article_modified_time":"2021-10-31T11:02:38+00:00","og_image":[{"width":720,"height":540,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dor-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ururada-siyaasada-puntland-oo-diiday-natiijada-doorashada-qardho-eyl-iyo-ufayn\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ururada-siyaasada-puntland-oo-diiday-natiijada-doorashada-qardho-eyl-iyo-ufayn\/","name":"Ururada siyaasada Puntland oo diiday natiijada doorashada Qardho, Eyl iyo Ufayn - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ururada-siyaasada-puntland-oo-diiday-natiijada-doorashada-qardho-eyl-iyo-ufayn\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ururada-siyaasada-puntland-oo-diiday-natiijada-doorashada-qardho-eyl-iyo-ufayn\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dor-1.jpeg","datePublished":"2021-10-31T10:57:35+00:00","dateModified":"2021-10-31T11:02:38+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ururada-siyaasada-puntland-oo-diiday-natiijada-doorashada-qardho-eyl-iyo-ufayn\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ururada-siyaasada-puntland-oo-diiday-natiijada-doorashada-qardho-eyl-iyo-ufayn\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ururada-siyaasada-puntland-oo-diiday-natiijada-doorashada-qardho-eyl-iyo-ufayn\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dor-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dor-1.jpeg","width":720,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ururada-siyaasada-puntland-oo-diiday-natiijada-doorashada-qardho-eyl-iyo-ufayn\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ururada siyaasada Puntland oo diiday natiijada doorashada Qardho, Eyl iyo Ufayn"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164324"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164324"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164324\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164330,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164324\/revisions\/164330"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164188"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164324"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164324"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164324"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}