{"id":164387,"date":"2021-11-01T11:56:47","date_gmt":"2021-11-01T08:56:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164387"},"modified":"2021-11-01T11:57:31","modified_gmt":"2021-11-01T08:57:31","slug":"mahdi-guuleed-oo-noqday-xildhibaankii-u-horeeyay-ee-golaha-shacabka-ee-baarlamaanka-11aad","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-guuleed-oo-noqday-xildhibaankii-u-horeeyay-ee-golaha-shacabka-ee-baarlamaanka-11aad\/","title":{"rendered":"Mahdi Guuleed oo noqday Xildhibaankii u horeeyay ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164389\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/mahdi.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/mahdi.jpeg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/mahdi-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/mahdi-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/mahdi-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/mahdi-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka dalka, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta ku guuleystay kursiga ugu horreeya ee Golaha Shacabka, kadib doorasho ka dhacday dugsiga tababarka ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Kaahiye.<\/p>\n<p>Mahdi Guuleed ayaa ka adkaaday Marwo Mushtaaq Ibraahim Yuusuf, wuxuuna ku soo baxay codad aad u badan, sida uu shaaciyey guddiga doorashada ee gobollada waqooyi.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka ayaa helay codad dhan 97 cod, halka musharixii la tartameysay ay heshay saddex cod oo kaliya, sidoo kale waxaa xumaaday hal cod.<\/p>\n<p>Natiijada soo baxday iyo guusha Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa aheyd mid hore loo sii saadaalinayey oo la filayey, maadaama uu isagu keensaday gabadha la tartameysay.<\/p>\n<p>Doorashada ayaa haatan sii soconeysa, waxaana la guda-galayaa kursiga xiga ee isla maanta la qabanayo doorashadiisa.<\/p>\n<p>Ammaanka goobta ay doorashada ka dhaceyso oo ah dugsiga tababarka ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Janeraal Kaahiye ayaa aad loo adkeeyey, waxaana la geeyey goobta ciidan gaar ah oo ka tirsan kuwa Booliska ee dowladda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Goobta ay doorashada ka dhaceyso waxaa sidoo kale shalay kormeeray ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo boggaadiyey qaabka ay wax u socdaan.<\/p>\n<p>Doorashada xildhibaada Golaha Shacabka ayaa ka duwan mida Aqalka Sare, waxaana xildhibaanada cusub kursi kastaa soo dooranaya illaa 101 ergo ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164389\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/mahdi.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/mahdi.jpeg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/mahdi-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/mahdi-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/mahdi-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/mahdi-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164390\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/251425112_306296471327145_5850333692451661583_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/251425112_306296471327145_5850333692451661583_n.jpeg 600w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/251425112_306296471327145_5850333692451661583_n-300x256.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/251425112_306296471327145_5850333692451661583_n-492x420.jpeg 492w\" sizes=\"(max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka dalka, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta ku guuleystay kursiga ugu horreeya ee Golaha Shacabka, kadib doorasho ka dhacday dugsiga tababarka ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Kaahiye. Mahdi Guuleed ayaa ka adkaaday Marwo Mushtaaq Ibraahim Yuusuf, wuxuuna ku soo baxay codad aad u badan, sida uu shaaciyey guddiga doorashada ee gobollada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164390,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164387","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mahdi Guuleed oo noqday Xildhibaankii u horeeyay ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-guuleed-oo-noqday-xildhibaankii-u-horeeyay-ee-golaha-shacabka-ee-baarlamaanka-11aad\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mahdi Guuleed oo noqday Xildhibaankii u horeeyay ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka dalka, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta ku guuleystay kursiga ugu horreeya ee Golaha Shacabka, kadib doorasho ka dhacday dugsiga tababarka ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Kaahiye. Mahdi Guuleed ayaa ka adkaaday Marwo Mushtaaq Ibraahim Yuusuf, wuxuuna ku soo baxay codad aad u badan, sida uu shaaciyey guddiga doorashada ee gobollada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-guuleed-oo-noqday-xildhibaankii-u-horeeyay-ee-golaha-shacabka-ee-baarlamaanka-11aad\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-01T08:56:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-11-01T08:57:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/251425112_306296471327145_5850333692451661583_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-guuleed-oo-noqday-xildhibaankii-u-horeeyay-ee-golaha-shacabka-ee-baarlamaanka-11aad\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-guuleed-oo-noqday-xildhibaankii-u-horeeyay-ee-golaha-shacabka-ee-baarlamaanka-11aad\/\",\"name\":\"Mahdi Guuleed oo noqday Xildhibaankii u horeeyay ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-guuleed-oo-noqday-xildhibaankii-u-horeeyay-ee-golaha-shacabka-ee-baarlamaanka-11aad\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-guuleed-oo-noqday-xildhibaankii-u-horeeyay-ee-golaha-shacabka-ee-baarlamaanka-11aad\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/251425112_306296471327145_5850333692451661583_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-01T08:56:47+00:00\",\"dateModified\":\"2021-11-01T08:57:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-guuleed-oo-noqday-xildhibaankii-u-horeeyay-ee-golaha-shacabka-ee-baarlamaanka-11aad\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-guuleed-oo-noqday-xildhibaankii-u-horeeyay-ee-golaha-shacabka-ee-baarlamaanka-11aad\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-guuleed-oo-noqday-xildhibaankii-u-horeeyay-ee-golaha-shacabka-ee-baarlamaanka-11aad\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/251425112_306296471327145_5850333692451661583_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/251425112_306296471327145_5850333692451661583_n.jpeg\",\"width\":600,\"height\":512},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-guuleed-oo-noqday-xildhibaankii-u-horeeyay-ee-golaha-shacabka-ee-baarlamaanka-11aad\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mahdi Guuleed oo noqday Xildhibaankii u horeeyay ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mahdi Guuleed oo noqday Xildhibaankii u horeeyay ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-guuleed-oo-noqday-xildhibaankii-u-horeeyay-ee-golaha-shacabka-ee-baarlamaanka-11aad\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mahdi Guuleed oo noqday Xildhibaankii u horeeyay ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka dalka, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta ku guuleystay kursiga ugu horreeya ee Golaha Shacabka, kadib doorasho ka dhacday dugsiga tababarka ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Kaahiye. Mahdi Guuleed ayaa ka adkaaday Marwo Mushtaaq Ibraahim Yuusuf, wuxuuna ku soo baxay codad aad u badan, sida uu shaaciyey guddiga doorashada ee gobollada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-guuleed-oo-noqday-xildhibaankii-u-horeeyay-ee-golaha-shacabka-ee-baarlamaanka-11aad\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-01T08:56:47+00:00","article_modified_time":"2021-11-01T08:57:31+00:00","og_image":[{"width":600,"height":512,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/251425112_306296471327145_5850333692451661583_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-guuleed-oo-noqday-xildhibaankii-u-horeeyay-ee-golaha-shacabka-ee-baarlamaanka-11aad\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-guuleed-oo-noqday-xildhibaankii-u-horeeyay-ee-golaha-shacabka-ee-baarlamaanka-11aad\/","name":"Mahdi Guuleed oo noqday Xildhibaankii u horeeyay ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-guuleed-oo-noqday-xildhibaankii-u-horeeyay-ee-golaha-shacabka-ee-baarlamaanka-11aad\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-guuleed-oo-noqday-xildhibaankii-u-horeeyay-ee-golaha-shacabka-ee-baarlamaanka-11aad\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/251425112_306296471327145_5850333692451661583_n.jpeg","datePublished":"2021-11-01T08:56:47+00:00","dateModified":"2021-11-01T08:57:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-guuleed-oo-noqday-xildhibaankii-u-horeeyay-ee-golaha-shacabka-ee-baarlamaanka-11aad\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-guuleed-oo-noqday-xildhibaankii-u-horeeyay-ee-golaha-shacabka-ee-baarlamaanka-11aad\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-guuleed-oo-noqday-xildhibaankii-u-horeeyay-ee-golaha-shacabka-ee-baarlamaanka-11aad\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/251425112_306296471327145_5850333692451661583_n.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/251425112_306296471327145_5850333692451661583_n.jpeg","width":600,"height":512},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-guuleed-oo-noqday-xildhibaankii-u-horeeyay-ee-golaha-shacabka-ee-baarlamaanka-11aad\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mahdi Guuleed oo noqday Xildhibaankii u horeeyay ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164387"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164387"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164387\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164391,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164387\/revisions\/164391"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164390"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164387"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164387"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164387"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}