{"id":164392,"date":"2021-11-01T12:03:14","date_gmt":"2021-11-01T09:03:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164392"},"modified":"2021-11-01T12:03:14","modified_gmt":"2021-11-01T09:03:14","slug":"daawo-nimankan-qeylinaya-haddii-ay-fiican-yihiin-wadaado-in-qori-loo-dhiibo-deegaanadiina-kasoo-sameeya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nimankan-qeylinaya-haddii-ay-fiican-yihiin-wadaado-in-qori-loo-dhiibo-deegaanadiina-kasoo-sameeya\/","title":{"rendered":"DAAWO:-\u201cNimankan qeylinaya haddii ay fiican yihiin wadaado in qori loo dhiibo deegaanadiina kasoo sameeya\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164393\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Mahad-Salaad.jpeg\" alt=\"\" width=\"1589\" height=\"1133\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Mahad-Salaad.jpeg 1589w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Mahad-Salaad-300x214.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Mahad-Salaad-1024x730.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Mahad-Salaad-768x548.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Mahad-Salaad-1536x1095.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Mahad-Salaad-100x70.jpeg 100w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Mahad-Salaad-696x496.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Mahad-Salaad-1068x762.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Mahad-Salaad-589x420.jpeg 589w\" sizes=\"(max-width: 1589px) 100vw, 1589px\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa weerar afka ku qaaday Siyaasiyiinta ay ku kala aragti duwan yihiin xiisada ka dhaxeysa Ahlu-Sunna Waljamaaca iyo maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Mahad Salaad ayaa waxa uu Siyaasiyiintaas ugu baaqay inay faraha kala baxaan xiisada ka taagan Galmudug, islamarkaana aan la garab siin hogaanka Ahlu-Sunna oo uu sheegay inay ku soo duuleen nidaam dhisan.<\/p>\n<p>\u201cNimankan qeylinaya walaalayaalow haddii ay fiican yihiin wadaado in qori loo dhiibo oo xukun meel ka jira afduubtaan horta deegaanadiina kasoo sameeya kadib baa Guriceel iyo Dhuusamareeb ka hirgelinayna,\u201d ayuu yiri Mahad Salaad..<\/p>\n<p>\u201cWalaalayaal fidno ha noo keenin dadkaan deegaankiisa waa joogan ayaga ayaa yaqaan maslaxadooda, ayaga horumarkooda ka shaqeynaya, dhibkiina iyo shidadiina naga daaya, haddii siyaasad dad isku haysaan meeshay jiraan aada.\u201d<\/p>\n<p>Mahada Salaad ayaa kamid ah Siyaasiyiinta sida weyn uga soo horjeeda in wada-hadal lala galo hogaanka Ahlu-Sunna, ayada oo la rumeysan yahay in degmada Guriceel uga baxeen si miiska is-fahamka wax loogu dhameeyo.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa waxa uu kusoo aadaya xilli labada dhinac uu gudi ka dhex wado waan-waan lagu rabo in lagu soo afjaro xiisada maalmo ka hor isku rogtay dagaal uu ka dhashay khasaare badan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=310&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fmahadsalad%2Fvideos%2F914686025845573%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"310\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa weerar afka ku qaaday Siyaasiyiinta ay ku kala aragti duwan yihiin xiisada ka dhaxeysa Ahlu-Sunna Waljamaaca iyo maamulka Galmudug. Mahad Salaad ayaa waxa uu Siyaasiyiintaas ugu baaqay inay faraha kala baxaan xiisada ka taagan Galmudug, islamarkaana aan la garab siin hogaanka Ahlu-Sunna oo uu sheegay inay ku soo duuleen nidaam [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164393,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164392","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-\u201cNimankan qeylinaya haddii ay fiican yihiin wadaado in qori loo dhiibo deegaanadiina kasoo sameeya\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nimankan-qeylinaya-haddii-ay-fiican-yihiin-wadaado-in-qori-loo-dhiibo-deegaanadiina-kasoo-sameeya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-\u201cNimankan qeylinaya haddii ay fiican yihiin wadaado in qori loo dhiibo deegaanadiina kasoo sameeya\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa weerar afka ku qaaday Siyaasiyiinta ay ku kala aragti duwan yihiin xiisada ka dhaxeysa Ahlu-Sunna Waljamaaca iyo maamulka Galmudug. Mahad Salaad ayaa waxa uu Siyaasiyiintaas ugu baaqay inay faraha kala baxaan xiisada ka taagan Galmudug, islamarkaana aan la garab siin hogaanka Ahlu-Sunna oo uu sheegay inay ku soo duuleen nidaam [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nimankan-qeylinaya-haddii-ay-fiican-yihiin-wadaado-in-qori-loo-dhiibo-deegaanadiina-kasoo-sameeya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-01T09:03:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Mahad-Salaad.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1589\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1133\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nimankan-qeylinaya-haddii-ay-fiican-yihiin-wadaado-in-qori-loo-dhiibo-deegaanadiina-kasoo-sameeya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nimankan-qeylinaya-haddii-ay-fiican-yihiin-wadaado-in-qori-loo-dhiibo-deegaanadiina-kasoo-sameeya\/\",\"name\":\"DAAWO:-\u201cNimankan qeylinaya haddii ay fiican yihiin wadaado in qori loo dhiibo deegaanadiina kasoo sameeya\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nimankan-qeylinaya-haddii-ay-fiican-yihiin-wadaado-in-qori-loo-dhiibo-deegaanadiina-kasoo-sameeya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nimankan-qeylinaya-haddii-ay-fiican-yihiin-wadaado-in-qori-loo-dhiibo-deegaanadiina-kasoo-sameeya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Mahad-Salaad.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-01T09:03:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nimankan-qeylinaya-haddii-ay-fiican-yihiin-wadaado-in-qori-loo-dhiibo-deegaanadiina-kasoo-sameeya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nimankan-qeylinaya-haddii-ay-fiican-yihiin-wadaado-in-qori-loo-dhiibo-deegaanadiina-kasoo-sameeya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nimankan-qeylinaya-haddii-ay-fiican-yihiin-wadaado-in-qori-loo-dhiibo-deegaanadiina-kasoo-sameeya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Mahad-Salaad.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Mahad-Salaad.jpeg\",\"width\":1589,\"height\":1133},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nimankan-qeylinaya-haddii-ay-fiican-yihiin-wadaado-in-qori-loo-dhiibo-deegaanadiina-kasoo-sameeya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-\u201cNimankan qeylinaya haddii ay fiican yihiin wadaado in qori loo dhiibo deegaanadiina kasoo sameeya\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\u201cNimankan qeylinaya haddii ay fiican yihiin wadaado in qori loo dhiibo deegaanadiina kasoo sameeya\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nimankan-qeylinaya-haddii-ay-fiican-yihiin-wadaado-in-qori-loo-dhiibo-deegaanadiina-kasoo-sameeya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\u201cNimankan qeylinaya haddii ay fiican yihiin wadaado in qori loo dhiibo deegaanadiina kasoo sameeya\u201d - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa weerar afka ku qaaday Siyaasiyiinta ay ku kala aragti duwan yihiin xiisada ka dhaxeysa Ahlu-Sunna Waljamaaca iyo maamulka Galmudug. Mahad Salaad ayaa waxa uu Siyaasiyiintaas ugu baaqay inay faraha kala baxaan xiisada ka taagan Galmudug, islamarkaana aan la garab siin hogaanka Ahlu-Sunna oo uu sheegay inay ku soo duuleen nidaam [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nimankan-qeylinaya-haddii-ay-fiican-yihiin-wadaado-in-qori-loo-dhiibo-deegaanadiina-kasoo-sameeya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-01T09:03:14+00:00","og_image":[{"width":1589,"height":1133,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Mahad-Salaad.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nimankan-qeylinaya-haddii-ay-fiican-yihiin-wadaado-in-qori-loo-dhiibo-deegaanadiina-kasoo-sameeya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nimankan-qeylinaya-haddii-ay-fiican-yihiin-wadaado-in-qori-loo-dhiibo-deegaanadiina-kasoo-sameeya\/","name":"DAAWO:-\u201cNimankan qeylinaya haddii ay fiican yihiin wadaado in qori loo dhiibo deegaanadiina kasoo sameeya\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nimankan-qeylinaya-haddii-ay-fiican-yihiin-wadaado-in-qori-loo-dhiibo-deegaanadiina-kasoo-sameeya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nimankan-qeylinaya-haddii-ay-fiican-yihiin-wadaado-in-qori-loo-dhiibo-deegaanadiina-kasoo-sameeya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Mahad-Salaad.jpeg","datePublished":"2021-11-01T09:03:14+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nimankan-qeylinaya-haddii-ay-fiican-yihiin-wadaado-in-qori-loo-dhiibo-deegaanadiina-kasoo-sameeya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nimankan-qeylinaya-haddii-ay-fiican-yihiin-wadaado-in-qori-loo-dhiibo-deegaanadiina-kasoo-sameeya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nimankan-qeylinaya-haddii-ay-fiican-yihiin-wadaado-in-qori-loo-dhiibo-deegaanadiina-kasoo-sameeya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Mahad-Salaad.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Mahad-Salaad.jpeg","width":1589,"height":1133},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nimankan-qeylinaya-haddii-ay-fiican-yihiin-wadaado-in-qori-loo-dhiibo-deegaanadiina-kasoo-sameeya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-\u201cNimankan qeylinaya haddii ay fiican yihiin wadaado in qori loo dhiibo deegaanadiina kasoo sameeya\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164392"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164392"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164392\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164394,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164392\/revisions\/164394"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164393"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164392"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164392"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164392"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}