{"id":164412,"date":"2021-11-02T19:25:20","date_gmt":"2021-11-02T16:25:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164412"},"modified":"2021-11-02T19:25:20","modified_gmt":"2021-11-02T16:25:20","slug":"dhageyso-galka-baarista-oo-shaaciyay-sir-xasaasi-ah-ee-kiiska-ikraan-tahliil","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-galka-baarista-oo-shaaciyay-sir-xasaasi-ah-ee-kiiska-ikraan-tahliil\/","title":{"rendered":"Dhageyso: Galka Baarista oo shaaciyay sir xasaasi ah ee kiiska Ikraan Tahliil"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164413\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/thumbnail.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/thumbnail.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/thumbnail-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa 21-kii bishii tagtay heshiis ka gaaray khilaaf muddo u dhaxeeyay.<\/p>\n<p>Khilaafka labada Nin ayaa markii hore ka bilowday cadaalad u helida Ikraan oo aheyd gabar ka tirsaneyd hay\u2019adda sirdoonka ee NISA oo muddo la la\u2019yahay, islamarkaana ay hay\u2019addu sheegtay inay dileen Al-Shabaab, taasi oo ay iska fogeysay kooxdu.<\/p>\n<p>Baarista kiiska Ikraan Tahliil ayaa waxa xiligan gacanta ku haya Xeer ilaaliyaha maxkamadda millateriga oo dhawaan lagu wareejiyay, balse weli dhaqaajin la\u2019.<\/p>\n<p>Galka Baarista ayaa shaaciyey in guddiga maxkamadda ciidamada qalabka sida uu la kulmay caqabad dhanka NISA ah.<\/p>\n<p>Xogta ayaa shaacisay in maxkamadda ay dalbatay in la wareysto laba sarkaal oo ka tirsan NISA oo lagu tuhmayo kiiska, oo mid ay tahay gabar guriga la deganeyd Ikraan Tahliil.<\/p>\n<p>Hase yeeshee, arrinta yaabka leh ayaa ah in NISA ay diiday in la wareysto labadaas sarkaal, ayna ku adkeysatay inay ayada soo wareysato.<\/p>\n<p>Waxaa kadib NISA ay sheegtay inay wareysatay labada sarkaal, waxayna u gudbisay guddiga baaritaanka warbixin ka kooban 38 bog oo ah jawaabaha ay bixiyeen labada sarkaal.<\/p>\n<p>Galka Baarista ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday hab yaab leh oo loo baa\u2019biyey muuqaal ay duubeen kaamirooyinka NISA oo duubay Ikraan markii la waayey.<\/p>\n<p>Haddaba xagee ayuu hadda maraya baaritaanka kiiskan? Waxaa jawaabta diirada lagu saaray barnaamijka Galka Baarista, waxaana soo jeedinaya Haaruun Macruuf.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/2BqC1XwKs0Y\" width=\"696\" height=\"392\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa 21-kii bishii tagtay heshiis ka gaaray khilaaf muddo u dhaxeeyay. Khilaafka labada Nin ayaa markii hore ka bilowday cadaalad u helida Ikraan oo aheyd gabar ka tirsaneyd hay\u2019adda sirdoonka ee NISA oo muddo la la\u2019yahay, islamarkaana ay hay\u2019addu sheegtay inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164413,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164412","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dhageyso: Galka Baarista oo shaaciyay sir xasaasi ah ee kiiska Ikraan Tahliil - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-galka-baarista-oo-shaaciyay-sir-xasaasi-ah-ee-kiiska-ikraan-tahliil\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhageyso: Galka Baarista oo shaaciyay sir xasaasi ah ee kiiska Ikraan Tahliil - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa 21-kii bishii tagtay heshiis ka gaaray khilaaf muddo u dhaxeeyay. Khilaafka labada Nin ayaa markii hore ka bilowday cadaalad u helida Ikraan oo aheyd gabar ka tirsaneyd hay\u2019adda sirdoonka ee NISA oo muddo la la\u2019yahay, islamarkaana ay hay\u2019addu sheegtay inay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-galka-baarista-oo-shaaciyay-sir-xasaasi-ah-ee-kiiska-ikraan-tahliil\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-02T16:25:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/thumbnail.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-galka-baarista-oo-shaaciyay-sir-xasaasi-ah-ee-kiiska-ikraan-tahliil\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-galka-baarista-oo-shaaciyay-sir-xasaasi-ah-ee-kiiska-ikraan-tahliil\/\",\"name\":\"Dhageyso: Galka Baarista oo shaaciyay sir xasaasi ah ee kiiska Ikraan Tahliil - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-galka-baarista-oo-shaaciyay-sir-xasaasi-ah-ee-kiiska-ikraan-tahliil\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-galka-baarista-oo-shaaciyay-sir-xasaasi-ah-ee-kiiska-ikraan-tahliil\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/thumbnail.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-02T16:25:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-galka-baarista-oo-shaaciyay-sir-xasaasi-ah-ee-kiiska-ikraan-tahliil\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-galka-baarista-oo-shaaciyay-sir-xasaasi-ah-ee-kiiska-ikraan-tahliil\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-galka-baarista-oo-shaaciyay-sir-xasaasi-ah-ee-kiiska-ikraan-tahliil\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/thumbnail.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/thumbnail.jpeg\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-galka-baarista-oo-shaaciyay-sir-xasaasi-ah-ee-kiiska-ikraan-tahliil\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhageyso: Galka Baarista oo shaaciyay sir xasaasi ah ee kiiska Ikraan Tahliil\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhageyso: Galka Baarista oo shaaciyay sir xasaasi ah ee kiiska Ikraan Tahliil - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-galka-baarista-oo-shaaciyay-sir-xasaasi-ah-ee-kiiska-ikraan-tahliil\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dhageyso: Galka Baarista oo shaaciyay sir xasaasi ah ee kiiska Ikraan Tahliil - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa 21-kii bishii tagtay heshiis ka gaaray khilaaf muddo u dhaxeeyay. Khilaafka labada Nin ayaa markii hore ka bilowday cadaalad u helida Ikraan oo aheyd gabar ka tirsaneyd hay\u2019adda sirdoonka ee NISA oo muddo la la\u2019yahay, islamarkaana ay hay\u2019addu sheegtay inay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-galka-baarista-oo-shaaciyay-sir-xasaasi-ah-ee-kiiska-ikraan-tahliil\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-02T16:25:20+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/thumbnail.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-galka-baarista-oo-shaaciyay-sir-xasaasi-ah-ee-kiiska-ikraan-tahliil\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-galka-baarista-oo-shaaciyay-sir-xasaasi-ah-ee-kiiska-ikraan-tahliil\/","name":"Dhageyso: Galka Baarista oo shaaciyay sir xasaasi ah ee kiiska Ikraan Tahliil - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-galka-baarista-oo-shaaciyay-sir-xasaasi-ah-ee-kiiska-ikraan-tahliil\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-galka-baarista-oo-shaaciyay-sir-xasaasi-ah-ee-kiiska-ikraan-tahliil\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/thumbnail.jpeg","datePublished":"2021-11-02T16:25:20+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-galka-baarista-oo-shaaciyay-sir-xasaasi-ah-ee-kiiska-ikraan-tahliil\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-galka-baarista-oo-shaaciyay-sir-xasaasi-ah-ee-kiiska-ikraan-tahliil\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-galka-baarista-oo-shaaciyay-sir-xasaasi-ah-ee-kiiska-ikraan-tahliil\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/thumbnail.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/thumbnail.jpeg","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-galka-baarista-oo-shaaciyay-sir-xasaasi-ah-ee-kiiska-ikraan-tahliil\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhageyso: Galka Baarista oo shaaciyay sir xasaasi ah ee kiiska Ikraan Tahliil"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164412"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164412"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164412\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164414,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164412\/revisions\/164414"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164413"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164412"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164412"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164412"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}