{"id":164473,"date":"2021-11-04T12:26:41","date_gmt":"2021-11-04T09:26:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164473"},"modified":"2021-11-04T12:26:41","modified_gmt":"2021-11-04T09:26:41","slug":"muxay-ahaayeen-diyaaradaha-ay-nisa-ku-qabatay-garoonka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxay-ahaayeen-diyaaradaha-ay-nisa-ku-qabatay-garoonka-muqdisho\/","title":{"rendered":"Muxay ahaayeen Diyaaradaha ay NISA Ku Qabatay Garoonka Muqdisho?"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164468\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021114637715900500975345.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"387\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021114637715900500975345.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021114637715900500975345-300x176.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ciidanka Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa Garaoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ku qabtay diyaarado nooca loo yaqaano Drones-ka oo tirro ahaan gaarayay Lix diyaaradood oo ku jiray Sanduuqyo xiran.<\/p>\n<p>Diyaaradahan oo Garoonka Aadan Cadde looga soo dejiyay xamuul ahaan ayaa waxaa sheegtay inuu leeyahay uu isaga dalka keensaday Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka tirsanaa Xildhibannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka uu waqtigooda dhammaaday.<\/p>\n<p>Xildhibaan Sakariye Maxamuud oo Qoraal soo saaray ayaa waxaa uu ku sheegay in diyaaradaha Drones-ka ee lagu qabtay Garoonka Aadan Cadde uu isaga leeyahay, isla markaana Hay\u2019adda NISA ku eedeeyay inay si sharci darro ula wareegtay.<\/p>\n<p>Waxaa uu tilmaamay Xildhibaanka in diyaaradaha uu ka keenay dalka Turkiga, ayna leedahay shirkadda Hufan oo ka shaqeysa la-dagaalanka cayayaanka iyo Beeraha, looguna tala-galay la dagaalanka iyo buufinta Anyaxa iyo Waraabinta Beeraha.<\/p>\n<p>\u201cDayuuradaha iswada \u201cDrones\u201d oo aan ka keenay wadanka Turkiga, Diyaaradahaas oo ay leedahay shirkadda Hufan oo ka shaqeysa ladagaalanka cayayaanka Beeraha, waraabka beeraha iyo dhammaan howlaha la xiriira beeraha ayay hay\u2019adda NISA si sharci darro ah ula wareegtay. Diyaaradahan ayay shirkadda Hufan ugu talo-gashay la dagaalanka iyo buufinta Anyaxa, Waraabinta Beeraha iyo in lagu ogaado wabiyada meelaha ay ka jilcanyihiin ee uu ka fataho\u201d ayuu yiri Xildhibaan Sakariye Maxamuud.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Xildhibaan Sakariye ayaa ka Codsaday Hay\u2019adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA inay si deg deg ah u soo celiso hantida ay leedahay shirkadda Hufan ee diyaaradaha Drones-ka ee loogu talogalay in loogu adeego beeraleyda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164474\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-04-at-09.24.48.png\" alt=\"\" width=\"1020\" height=\"1214\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-04-at-09.24.48.png 1020w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-04-at-09.24.48-252x300.png 252w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-04-at-09.24.48-860x1024.png 860w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-04-at-09.24.48-768x914.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-04-at-09.24.48-696x828.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-04-at-09.24.48-353x420.png 353w\" sizes=\"(max-width: 1020px) 100vw, 1020px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164468\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021114637715900500975345.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"387\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021114637715900500975345.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021114637715900500975345-300x176.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164467\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021114637715900850931327.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"410\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021114637715900850931327.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021114637715900850931327-300x186.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021114637715900850931327-356x220.jpeg 356w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164466\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021114637715900959405294.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"495\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021114637715900959405294.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021114637715900959405294-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021114637715900959405294-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021114637715900959405294-265x198.jpeg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021114637715900959405294-560x420.jpeg 560w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164465\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021114637715901088201080.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"495\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021114637715901088201080.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021114637715901088201080-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021114637715901088201080-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021114637715901088201080-265x198.jpeg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021114637715901088201080-560x420.jpeg 560w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa Garaoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ku qabtay diyaarado nooca loo yaqaano Drones-ka oo tirro ahaan gaarayay Lix diyaaradood oo ku jiray Sanduuqyo xiran. Diyaaradahan oo Garoonka Aadan Cadde looga soo dejiyay xamuul ahaan ayaa waxaa sheegtay inuu leeyahay uu isaga dalka keensaday Xildhibaan Sakariye Maxamuud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164468,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164473","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Muxay ahaayeen Diyaaradaha ay NISA Ku Qabatay Garoonka Muqdisho? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxay-ahaayeen-diyaaradaha-ay-nisa-ku-qabatay-garoonka-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Muxay ahaayeen Diyaaradaha ay NISA Ku Qabatay Garoonka Muqdisho? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidanka Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa Garaoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ku qabtay diyaarado nooca loo yaqaano Drones-ka oo tirro ahaan gaarayay Lix diyaaradood oo ku jiray Sanduuqyo xiran. Diyaaradahan oo Garoonka Aadan Cadde looga soo dejiyay xamuul ahaan ayaa waxaa sheegtay inuu leeyahay uu isaga dalka keensaday Xildhibaan Sakariye Maxamuud [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxay-ahaayeen-diyaaradaha-ay-nisa-ku-qabatay-garoonka-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-04T09:26:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021114637715900500975345.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"387\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxay-ahaayeen-diyaaradaha-ay-nisa-ku-qabatay-garoonka-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxay-ahaayeen-diyaaradaha-ay-nisa-ku-qabatay-garoonka-muqdisho\/\",\"name\":\"Muxay ahaayeen Diyaaradaha ay NISA Ku Qabatay Garoonka Muqdisho? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxay-ahaayeen-diyaaradaha-ay-nisa-ku-qabatay-garoonka-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxay-ahaayeen-diyaaradaha-ay-nisa-ku-qabatay-garoonka-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021114637715900500975345.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-04T09:26:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxay-ahaayeen-diyaaradaha-ay-nisa-ku-qabatay-garoonka-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxay-ahaayeen-diyaaradaha-ay-nisa-ku-qabatay-garoonka-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxay-ahaayeen-diyaaradaha-ay-nisa-ku-qabatay-garoonka-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021114637715900500975345.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021114637715900500975345.jpeg\",\"width\":660,\"height\":387},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxay-ahaayeen-diyaaradaha-ay-nisa-ku-qabatay-garoonka-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Muxay ahaayeen Diyaaradaha ay NISA Ku Qabatay Garoonka Muqdisho?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Muxay ahaayeen Diyaaradaha ay NISA Ku Qabatay Garoonka Muqdisho? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxay-ahaayeen-diyaaradaha-ay-nisa-ku-qabatay-garoonka-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Muxay ahaayeen Diyaaradaha ay NISA Ku Qabatay Garoonka Muqdisho? - Wardoon","og_description":"Ciidanka Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa Garaoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ku qabtay diyaarado nooca loo yaqaano Drones-ka oo tirro ahaan gaarayay Lix diyaaradood oo ku jiray Sanduuqyo xiran. Diyaaradahan oo Garoonka Aadan Cadde looga soo dejiyay xamuul ahaan ayaa waxaa sheegtay inuu leeyahay uu isaga dalka keensaday Xildhibaan Sakariye Maxamuud [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxay-ahaayeen-diyaaradaha-ay-nisa-ku-qabatay-garoonka-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-04T09:26:41+00:00","og_image":[{"width":660,"height":387,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021114637715900500975345.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxay-ahaayeen-diyaaradaha-ay-nisa-ku-qabatay-garoonka-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxay-ahaayeen-diyaaradaha-ay-nisa-ku-qabatay-garoonka-muqdisho\/","name":"Muxay ahaayeen Diyaaradaha ay NISA Ku Qabatay Garoonka Muqdisho? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxay-ahaayeen-diyaaradaha-ay-nisa-ku-qabatay-garoonka-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxay-ahaayeen-diyaaradaha-ay-nisa-ku-qabatay-garoonka-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021114637715900500975345.jpeg","datePublished":"2021-11-04T09:26:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxay-ahaayeen-diyaaradaha-ay-nisa-ku-qabatay-garoonka-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/muxay-ahaayeen-diyaaradaha-ay-nisa-ku-qabatay-garoonka-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxay-ahaayeen-diyaaradaha-ay-nisa-ku-qabatay-garoonka-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021114637715900500975345.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021114637715900500975345.jpeg","width":660,"height":387},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxay-ahaayeen-diyaaradaha-ay-nisa-ku-qabatay-garoonka-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Muxay ahaayeen Diyaaradaha ay NISA Ku Qabatay Garoonka Muqdisho?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164473"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164473"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164473\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164475,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164473\/revisions\/164475"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164468"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164473"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164473"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164473"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}