{"id":164497,"date":"2021-11-06T14:04:01","date_gmt":"2021-11-06T11:04:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164497"},"modified":"2021-11-06T14:04:01","modified_gmt":"2021-11-06T11:04:01","slug":"burcad-shacabka-dhibaato-ku-hayay-oo-laqabtay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/burcad-shacabka-dhibaato-ku-hayay-oo-laqabtay-sawirro\/","title":{"rendered":"Burcad shacabka dhibaato ku hayay oo laqabtay +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164501\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-1.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-1-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-1-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-1-265x198.jpeg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-1-696x522.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-1-560x420.jpeg 560w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada amaanka ee ka howlgala magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay kooxo burcad ah oo dhac iyo dhibaatooyin kalaba ku hayay shacabka ku dhaqan magaaladaasi.<\/p>\n<p>Kooxdan burcada ah ayaa dadka ka qaadan jiray moobeelada iyo agabyada kale ay wataan, waxa ayna burcadan inta badan dadka ku dhici jireen ,biskoolado iyo mindiyo ay mararka qaar dadka ku dhibaateeyaan.<\/p>\n<p>Shacabka ku dhaqan magaalada Boosaaso ayaa cabasho ka dhan ah burcadan u gudbisay ciidamada amaanka, waxa ayna ciidamada ku guuleesteen in ay soo qabtaan burcadan xili dhac ku guda jireen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Taliyaha Qeybta Booliska gobolka Bari G\/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa sheegay in ragan qabashadooda ay iska kaashadeen shacabka magaalada iyo ciidamada booliska, sidoo kale waxa uu tilmaamay in howlgalada ragan lagu soo qabqabtay ay si gaar ah uga dhaceen Xaafadaha oo maalmihii lasoo dhaafay dhac iyo dhaawacyo dad badan loogu geystay Goobahaas.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay taliyaha \u00a0in ragaan burcada ah maxkamada la horgeyn doono si talaabo sharciga waafaqsan looga qaado, waxa kalo uga digay dhalinyarada ku howlan falalka amaan daro gaar ahaan dhaca iyo dhibaateynta shacabka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164498\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-4.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-4.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-4-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-4-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-4-265x198.jpeg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-4-696x522.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-4-560x420.jpeg 560w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164499\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-3.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-3.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-3-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-3-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-3-265x198.jpeg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-3-696x522.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-3-560x420.jpeg 560w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164500\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-2.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-2-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-2-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-2-265x198.jpeg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-2-696x522.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-2-560x420.jpeg 560w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164501\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-1.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-1-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-1-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-1-265x198.jpeg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-1-696x522.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-1-560x420.jpeg 560w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada amaanka ee ka howlgala magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay kooxo burcad ah oo dhac iyo dhibaatooyin kalaba ku hayay shacabka ku dhaqan magaaladaasi. Kooxdan burcada ah ayaa dadka ka qaadan jiray moobeelada iyo agabyada kale ay wataan, waxa ayna burcadan inta badan dadka ku dhici jireen ,biskoolado iyo mindiyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164501,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164497","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Burcad shacabka dhibaato ku hayay oo laqabtay +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/burcad-shacabka-dhibaato-ku-hayay-oo-laqabtay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Burcad shacabka dhibaato ku hayay oo laqabtay +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada amaanka ee ka howlgala magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay kooxo burcad ah oo dhac iyo dhibaatooyin kalaba ku hayay shacabka ku dhaqan magaaladaasi. Kooxdan burcada ah ayaa dadka ka qaadan jiray moobeelada iyo agabyada kale ay wataan, waxa ayna burcadan inta badan dadka ku dhici jireen ,biskoolado iyo mindiyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/burcad-shacabka-dhibaato-ku-hayay-oo-laqabtay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-06T11:04:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/burcad-shacabka-dhibaato-ku-hayay-oo-laqabtay-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/burcad-shacabka-dhibaato-ku-hayay-oo-laqabtay-sawirro\/\",\"name\":\"Burcad shacabka dhibaato ku hayay oo laqabtay +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/burcad-shacabka-dhibaato-ku-hayay-oo-laqabtay-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/burcad-shacabka-dhibaato-ku-hayay-oo-laqabtay-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-06T11:04:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/burcad-shacabka-dhibaato-ku-hayay-oo-laqabtay-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/burcad-shacabka-dhibaato-ku-hayay-oo-laqabtay-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/burcad-shacabka-dhibaato-ku-hayay-oo-laqabtay-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-1.jpeg\",\"width\":720,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/burcad-shacabka-dhibaato-ku-hayay-oo-laqabtay-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Burcad shacabka dhibaato ku hayay oo laqabtay +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Burcad shacabka dhibaato ku hayay oo laqabtay +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/burcad-shacabka-dhibaato-ku-hayay-oo-laqabtay-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Burcad shacabka dhibaato ku hayay oo laqabtay +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Ciidamada amaanka ee ka howlgala magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay kooxo burcad ah oo dhac iyo dhibaatooyin kalaba ku hayay shacabka ku dhaqan magaaladaasi. Kooxdan burcada ah ayaa dadka ka qaadan jiray moobeelada iyo agabyada kale ay wataan, waxa ayna burcadan inta badan dadka ku dhici jireen ,biskoolado iyo mindiyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/burcad-shacabka-dhibaato-ku-hayay-oo-laqabtay-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-06T11:04:01+00:00","og_image":[{"width":720,"height":540,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/burcad-shacabka-dhibaato-ku-hayay-oo-laqabtay-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/burcad-shacabka-dhibaato-ku-hayay-oo-laqabtay-sawirro\/","name":"Burcad shacabka dhibaato ku hayay oo laqabtay +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/burcad-shacabka-dhibaato-ku-hayay-oo-laqabtay-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/burcad-shacabka-dhibaato-ku-hayay-oo-laqabtay-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-1.jpeg","datePublished":"2021-11-06T11:04:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/burcad-shacabka-dhibaato-ku-hayay-oo-laqabtay-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/burcad-shacabka-dhibaato-ku-hayay-oo-laqabtay-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/burcad-shacabka-dhibaato-ku-hayay-oo-laqabtay-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/bos-1.jpeg","width":720,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/burcad-shacabka-dhibaato-ku-hayay-oo-laqabtay-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Burcad shacabka dhibaato ku hayay oo laqabtay +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164497"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164497"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164497\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164502,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164497\/revisions\/164502"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164501"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164497"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164497"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164497"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}