{"id":164539,"date":"2021-11-08T13:04:02","date_gmt":"2021-11-08T10:04:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164539"},"modified":"2021-11-08T13:04:02","modified_gmt":"2021-11-08T10:04:02","slug":"wasaarada-wax-barashada-oo-joojisay-lacago-baad-ah-oo-laga-qaadi-jiray-macalimiinta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-wax-barashada-oo-joojisay-lacago-baad-ah-oo-laga-qaadi-jiray-macalimiinta\/","title":{"rendered":"Wasaarada wax barashada oo joojisay lacago baad ah oo laga qaadi jiray macalimiinta"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164541\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/wasaa.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/wasaa.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/wasaa-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/wasaa-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/wasaa-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Wasaaradda Waxbarasha Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa go\u2019aamo ka soo saartay cabashooyin kaga yimid hay\u2019adaha Waxbarashada Gobolka Banaadir, iyada la baabi\u2019iyay lacagaha uu Maamulka Gobolka ka qaado Iskuulada kuyaal Muqdisho.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Waxbarashada Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa waxaa lagu sheegay in ay Wasaaradda soo gaartay cabashooyin badan oo kaga yimid\u00a0 hoggaanka Midowga Dalladaha Waxbarashada Soomnaaliyeed, Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir, Ururka macalimiinta, Ururada bulshada rayidka ah ee u dhaq-dhaqaaqa hormarinta adeegyada waxbarashada iyo Waalidiinta Soomaaliyeed, taaas oo ku aadan qarashaad xad-dhaaf ah oo Maamulka Gobolka Banaadir ku soo rogay ardayda, iskuulada iyo adeegyada asaasiga ah ee waxbarashada.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_23 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>\u201d Iyada oo la wada-ogsoon yahay duruufaha gaar ka ah ee ay la daalaadhacayeen iyo<br \/>\nculayska ay arrinkaani ku sii kordhisay, sidoo kalana ay Madaxwaynaha JFS iyo Ra\u2019iisul- Wasaaraha Xukuumada JFS, oo ay soo gaartay qayla-dhaantaan culayska wayn leh, waliba si gaar ah lagu kali yeelay waalidiinta ay canuurtoodu wax ku bartaan iskuuladda ku yaala Gobolka Banaadir,<\/p>\n<p>waxaa Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Hidaha iyo Tacliinta Sare ee XFS<br \/>\nCAbdullahi Abukar Haji uu soo saaray qodabada soo socda.<\/p>\n<p>1. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxaa uu baa\u2019bi\u2019iyay dhammaan qarashaadka ku xusan liiska Tariifada uu soo gudbiyay Agaasinka Waxabarashada G\/Banaadir, uuna ansixiyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duga Magaalada, taas oo ku lifaaqan warqadan.<\/p>\n<p>2. Iyada oo la tix-raacayo xeerka madaxwaynaha JFS ee ku aadan ku takrifalka iyo musuq-<br \/>\nmaasuqa dhulalka danta guud gaar ahaan goobaha waxbarashada, Wasaaradda<br \/>\nwaxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ayaa ka mas\u2019uul ah hantida ma guurtada ah ee<br \/>\ngoobaha waxbarashada sida iskuulada, xanaanooyinka iyo xarumaha kala duwan ee<br \/>\nxafiisyada iyo wakaaladaha ee raacsan wasaradda, waxaana cidkasta ka reeban in ay ku<br \/>\ntasarufto, sida in la kireeyo anma u badalid adeegyo kale iyadoo aan ogolaansho looga<br \/>\nhaysan wasaaradda.<\/p>\n<p>Ugu danbayntii, waxaan aad uga xunahay culayskii iyo jahawareerkii ay abuurtay arrintaan<br \/>\nabashada laga soo gudbiyay, madaxda qarankana ku abuurtay walwalka, taas oo keentay in aan go aamadaan ka soo saarno, waxaana aad u rajaynayaa in aysan soo laaban mar danbe,<br \/>\nWasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxaa ka go\u2019an ilaalinta hab-sami<br \/>\nu socodka adeegyada waxbarasho dalka iyo honumarintooda, maadama waxbarashadu ka mid<br \/>\ntahay xuquuqaadka aasaasiga ah oo ay leeyahiin muwaadiniinta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Maamulka Gobolka Banaadir ee uu hoggaamiyo Cumar Maxamuud Maxamed ( Filish) ayaan weli ka jawaabin go\u2019aankaan kasoo baxay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164540\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/FB_IMG_1636363238455.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"932\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/FB_IMG_1636363238455.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/FB_IMG_1636363238455-232x300.jpeg 232w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/FB_IMG_1636363238455-696x901.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/FB_IMG_1636363238455-324x420.jpeg 324w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Waxbarasha Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa go\u2019aamo ka soo saartay cabashooyin kaga yimid hay\u2019adaha Waxbarashada Gobolka Banaadir, iyada la baabi\u2019iyay lacagaha uu Maamulka Gobolka ka qaado Iskuulada kuyaal Muqdisho. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Waxbarashada Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa waxaa lagu sheegay in ay Wasaaradda soo gaartay cabashooyin badan oo kaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164541,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164539","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasaarada wax barashada oo joojisay lacago baad ah oo laga qaadi jiray macalimiinta - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-wax-barashada-oo-joojisay-lacago-baad-ah-oo-laga-qaadi-jiray-macalimiinta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasaarada wax barashada oo joojisay lacago baad ah oo laga qaadi jiray macalimiinta - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Waxbarasha Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa go\u2019aamo ka soo saartay cabashooyin kaga yimid hay\u2019adaha Waxbarashada Gobolka Banaadir, iyada la baabi\u2019iyay lacagaha uu Maamulka Gobolka ka qaado Iskuulada kuyaal Muqdisho. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Waxbarashada Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa waxaa lagu sheegay in ay Wasaaradda soo gaartay cabashooyin badan oo kaga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-wax-barashada-oo-joojisay-lacago-baad-ah-oo-laga-qaadi-jiray-macalimiinta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-08T10:04:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/wasaa.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-wax-barashada-oo-joojisay-lacago-baad-ah-oo-laga-qaadi-jiray-macalimiinta\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-wax-barashada-oo-joojisay-lacago-baad-ah-oo-laga-qaadi-jiray-macalimiinta\/\",\"name\":\"Wasaarada wax barashada oo joojisay lacago baad ah oo laga qaadi jiray macalimiinta - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-wax-barashada-oo-joojisay-lacago-baad-ah-oo-laga-qaadi-jiray-macalimiinta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-wax-barashada-oo-joojisay-lacago-baad-ah-oo-laga-qaadi-jiray-macalimiinta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/wasaa.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-08T10:04:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-wax-barashada-oo-joojisay-lacago-baad-ah-oo-laga-qaadi-jiray-macalimiinta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-wax-barashada-oo-joojisay-lacago-baad-ah-oo-laga-qaadi-jiray-macalimiinta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-wax-barashada-oo-joojisay-lacago-baad-ah-oo-laga-qaadi-jiray-macalimiinta\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/wasaa.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/wasaa.jpeg\",\"width\":720,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-wax-barashada-oo-joojisay-lacago-baad-ah-oo-laga-qaadi-jiray-macalimiinta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasaarada wax barashada oo joojisay lacago baad ah oo laga qaadi jiray macalimiinta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasaarada wax barashada oo joojisay lacago baad ah oo laga qaadi jiray macalimiinta - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-wax-barashada-oo-joojisay-lacago-baad-ah-oo-laga-qaadi-jiray-macalimiinta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasaarada wax barashada oo joojisay lacago baad ah oo laga qaadi jiray macalimiinta - Wardoon","og_description":"Wasaaradda Waxbarasha Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa go\u2019aamo ka soo saartay cabashooyin kaga yimid hay\u2019adaha Waxbarashada Gobolka Banaadir, iyada la baabi\u2019iyay lacagaha uu Maamulka Gobolka ka qaado Iskuulada kuyaal Muqdisho. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Waxbarashada Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa waxaa lagu sheegay in ay Wasaaradda soo gaartay cabashooyin badan oo kaga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-wax-barashada-oo-joojisay-lacago-baad-ah-oo-laga-qaadi-jiray-macalimiinta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-08T10:04:02+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/wasaa.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-wax-barashada-oo-joojisay-lacago-baad-ah-oo-laga-qaadi-jiray-macalimiinta\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-wax-barashada-oo-joojisay-lacago-baad-ah-oo-laga-qaadi-jiray-macalimiinta\/","name":"Wasaarada wax barashada oo joojisay lacago baad ah oo laga qaadi jiray macalimiinta - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-wax-barashada-oo-joojisay-lacago-baad-ah-oo-laga-qaadi-jiray-macalimiinta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-wax-barashada-oo-joojisay-lacago-baad-ah-oo-laga-qaadi-jiray-macalimiinta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/wasaa.jpeg","datePublished":"2021-11-08T10:04:02+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-wax-barashada-oo-joojisay-lacago-baad-ah-oo-laga-qaadi-jiray-macalimiinta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-wax-barashada-oo-joojisay-lacago-baad-ah-oo-laga-qaadi-jiray-macalimiinta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-wax-barashada-oo-joojisay-lacago-baad-ah-oo-laga-qaadi-jiray-macalimiinta\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/wasaa.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/wasaa.jpeg","width":720,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-wax-barashada-oo-joojisay-lacago-baad-ah-oo-laga-qaadi-jiray-macalimiinta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasaarada wax barashada oo joojisay lacago baad ah oo laga qaadi jiray macalimiinta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164539"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164539"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164539\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164542,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164539\/revisions\/164542"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164541"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164539"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164539"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164539"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}