{"id":164558,"date":"2021-11-08T20:50:50","date_gmt":"2021-11-08T17:50:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164558"},"modified":"2021-11-08T20:52:01","modified_gmt":"2021-11-08T17:52:01","slug":"daawo-galmudug-oo-ka-jawaabtay-eedeymo-ay-jeediyeen-madaxda-ahlu-sunna","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-ka-jawaabtay-eedeymo-ay-jeediyeen-madaxda-ahlu-sunna\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Galmudug oo ka jawaabtay eedeymo ay jeediyeen madaxda Ahlu Sunna"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164559\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/unnamed.jpeg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"341\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/unnamed.jpeg 512w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/unnamed-300x200.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa meesha ka saaray in qorshaha ugu jiro maamulkooda in wadahadal la galaan xoogaga Ahlu Sunna ee dhawaan ciidamada Galmudug iyo kuwa dowlad kula dagaalamay Guriceel.<\/p>\n<p>Wasiir Falagle ayaa tilmaamay in Ahlu Sunna aysan horey wadahadal ula yeelan hadana aysan dooneyn in ay la hadlaan, waxa uuna sheegay in kooxdaasi yihiin kuwa ku xadgudbay sharciga.<\/p>\n<p>\u201cAnagu marka hore xiriir wadahadal ma aanay laheyn, hataana xiriir wadahadal ah ma lihin, dhalinyaro ku xaadgudubtay sharciga weeye, anagoo la hadlin bey cafis naga yihiin laakiin sida hadda warka loo dhigayo, wadahadal oo na dhexmaray, xabaddu kuma joogsanin haatan wadahadal aan sugeyno oo miiska noo saaran ma jiro\u201d ayuu yiri Wasiirka warfaafinta Galmudug, Axmed Shire Falagle.<\/p>\n<p>Hadalka Wasiirka Warfaafinta Galmudug ayaa kusoo aadaya xili Hogaamiyaha Guud ee Ahlu Sunna Macalin Maxamuudka sheegay in diyara u yihiin in Wadahadal shuruudo ku xiran la yeeshaan maamulka Galmudug.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fbbcnewssomali%2Fvideos%2F833321277341415%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa meesha ka saaray in qorshaha ugu jiro maamulkooda in wadahadal la galaan xoogaga Ahlu Sunna ee dhawaan ciidamada Galmudug iyo kuwa dowlad kula dagaalamay Guriceel. Wasiir Falagle ayaa tilmaamay in Ahlu Sunna aysan horey wadahadal ula yeelan hadana aysan dooneyn in ay la hadlaan, waxa uuna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164559,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164558","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Galmudug oo ka jawaabtay eedeymo ay jeediyeen madaxda Ahlu Sunna - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-ka-jawaabtay-eedeymo-ay-jeediyeen-madaxda-ahlu-sunna\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Galmudug oo ka jawaabtay eedeymo ay jeediyeen madaxda Ahlu Sunna - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa meesha ka saaray in qorshaha ugu jiro maamulkooda in wadahadal la galaan xoogaga Ahlu Sunna ee dhawaan ciidamada Galmudug iyo kuwa dowlad kula dagaalamay Guriceel. Wasiir Falagle ayaa tilmaamay in Ahlu Sunna aysan horey wadahadal ula yeelan hadana aysan dooneyn in ay la hadlaan, waxa uuna [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-ka-jawaabtay-eedeymo-ay-jeediyeen-madaxda-ahlu-sunna\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-08T17:50:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-11-08T17:52:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/unnamed.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"341\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-ka-jawaabtay-eedeymo-ay-jeediyeen-madaxda-ahlu-sunna\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-ka-jawaabtay-eedeymo-ay-jeediyeen-madaxda-ahlu-sunna\/\",\"name\":\"DAAWO:-Galmudug oo ka jawaabtay eedeymo ay jeediyeen madaxda Ahlu Sunna - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-ka-jawaabtay-eedeymo-ay-jeediyeen-madaxda-ahlu-sunna\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-ka-jawaabtay-eedeymo-ay-jeediyeen-madaxda-ahlu-sunna\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/unnamed.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-08T17:50:50+00:00\",\"dateModified\":\"2021-11-08T17:52:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-ka-jawaabtay-eedeymo-ay-jeediyeen-madaxda-ahlu-sunna\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-ka-jawaabtay-eedeymo-ay-jeediyeen-madaxda-ahlu-sunna\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-ka-jawaabtay-eedeymo-ay-jeediyeen-madaxda-ahlu-sunna\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/unnamed.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/unnamed.jpeg\",\"width\":512,\"height\":341},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-ka-jawaabtay-eedeymo-ay-jeediyeen-madaxda-ahlu-sunna\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Galmudug oo ka jawaabtay eedeymo ay jeediyeen madaxda Ahlu Sunna\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Galmudug oo ka jawaabtay eedeymo ay jeediyeen madaxda Ahlu Sunna - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-ka-jawaabtay-eedeymo-ay-jeediyeen-madaxda-ahlu-sunna\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Galmudug oo ka jawaabtay eedeymo ay jeediyeen madaxda Ahlu Sunna - Wardoon","og_description":"Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa meesha ka saaray in qorshaha ugu jiro maamulkooda in wadahadal la galaan xoogaga Ahlu Sunna ee dhawaan ciidamada Galmudug iyo kuwa dowlad kula dagaalamay Guriceel. Wasiir Falagle ayaa tilmaamay in Ahlu Sunna aysan horey wadahadal ula yeelan hadana aysan dooneyn in ay la hadlaan, waxa uuna [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-ka-jawaabtay-eedeymo-ay-jeediyeen-madaxda-ahlu-sunna\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-08T17:50:50+00:00","article_modified_time":"2021-11-08T17:52:01+00:00","og_image":[{"width":512,"height":341,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/unnamed.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-ka-jawaabtay-eedeymo-ay-jeediyeen-madaxda-ahlu-sunna\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-ka-jawaabtay-eedeymo-ay-jeediyeen-madaxda-ahlu-sunna\/","name":"DAAWO:-Galmudug oo ka jawaabtay eedeymo ay jeediyeen madaxda Ahlu Sunna - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-ka-jawaabtay-eedeymo-ay-jeediyeen-madaxda-ahlu-sunna\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-ka-jawaabtay-eedeymo-ay-jeediyeen-madaxda-ahlu-sunna\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/unnamed.jpeg","datePublished":"2021-11-08T17:50:50+00:00","dateModified":"2021-11-08T17:52:01+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-ka-jawaabtay-eedeymo-ay-jeediyeen-madaxda-ahlu-sunna\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-ka-jawaabtay-eedeymo-ay-jeediyeen-madaxda-ahlu-sunna\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-ka-jawaabtay-eedeymo-ay-jeediyeen-madaxda-ahlu-sunna\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/unnamed.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/unnamed.jpeg","width":512,"height":341},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-ka-jawaabtay-eedeymo-ay-jeediyeen-madaxda-ahlu-sunna\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Galmudug oo ka jawaabtay eedeymo ay jeediyeen madaxda Ahlu Sunna"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164558"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164558"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164558\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164562,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164558\/revisions\/164562"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164559"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164558"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164558"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164558"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}