{"id":164563,"date":"2021-11-09T12:20:00","date_gmt":"2021-11-09T09:20:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164563"},"modified":"2021-11-09T15:35:41","modified_gmt":"2021-11-09T12:35:41","slug":"kursiga-madaxweynaha-waa-mid-ka-dhaxeeya-soomaaliweyn-ma-aha-inuu-qof-isaga-fadhiyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursiga-madaxweynaha-waa-mid-ka-dhaxeeya-soomaaliweyn-ma-aha-inuu-qof-isaga-fadhiyo\/","title":{"rendered":"&#8220;Kursiga madaxweynaha waa mid ka dhaxeeya Soomaaliweyn, ma aha inuu qof isaga fadhiyo&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164564\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021119637720172965387856.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021119637720172965387856.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021119637720172965387856-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021119637720172965387856-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay dib u dhaca ku yimid doorashooyinka dalka ayaa weerar dhanka afka ah ku qaaday madaxweynaha uu muddo xileedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in heshiis lagu yahay in afartii sano mar la qabto doorasho, isla-markaana kursiga madaxweynaha uu yahay mid la wada leeyahay.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu nasiib darro ku tilmaamay in qofka uu iska sii joogo xafiiska, iyada oo uu waqtigii ka dhammaaday, taa soo oo xusay in tahay mid aan heshiis lagu aheyn.<\/p>\n<p><em>\u201c<\/em>Dalka waxaa lagu heshiiyay in afartii sanno mar doorasho dhacdo, Kursiga Madaxweynaha waa mid kawada dhaxeeya guud ahaan Soomaalida, balse ma aha in uu qof iska joogo, islama qaadan in uu qof iska fadhiyo meesha,\u201d ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu intaasi sii raaciyey \u201cSideedii Febaraayo 2017-kii waxa aan Madaxtooyada kasoo kacay aniga oo ah Madaxweyne balse habeenkii waxa aan laabtay aniga oo aan ahayn Madaxweyne, ma aha in la isku dhajiyo, ilaalinta qawaaniinta ayaa muhiim ah\u201d<\/p>\n<p>Musharrax madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo hadalkiisa sii wata ayaa ku baaqay in la dardar-geliyo qabsoomidda doorashooyinka dalka, si looga faa\u2019iideysto waqtiga haray.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu shaaca ka qaaday inuu boggaadinayo dadaallada socda oo ay hormuudka u tahay xukuumadda Soomaaliya ee ku aadan doorashooyinka.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa aad uga daahday xilligii loogu tala-galay inay dhacaan doorashooyinka 2021-ka, taas oo sii daba dheereysay xilliga kala guurka ah ee uu haatan ku jiro dalka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F1238804099952747%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay dib u dhaca ku yimid doorashooyinka dalka ayaa weerar dhanka afka ah ku qaaday madaxweynaha uu muddo xileedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in heshiis lagu yahay in afartii sano mar la qabto doorasho, isla-markaana kursiga madaxweynaha uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164564,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164563","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>&quot;Kursiga madaxweynaha waa mid ka dhaxeeya Soomaaliweyn, ma aha inuu qof isaga fadhiyo&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursiga-madaxweynaha-waa-mid-ka-dhaxeeya-soomaaliweyn-ma-aha-inuu-qof-isaga-fadhiyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"&quot;Kursiga madaxweynaha waa mid ka dhaxeeya Soomaaliweyn, ma aha inuu qof isaga fadhiyo&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay dib u dhaca ku yimid doorashooyinka dalka ayaa weerar dhanka afka ah ku qaaday madaxweynaha uu muddo xileedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in heshiis lagu yahay in afartii sano mar la qabto doorasho, isla-markaana kursiga madaxweynaha uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursiga-madaxweynaha-waa-mid-ka-dhaxeeya-soomaaliweyn-ma-aha-inuu-qof-isaga-fadhiyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-09T09:20:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-11-09T12:35:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021119637720172965387856.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursiga-madaxweynaha-waa-mid-ka-dhaxeeya-soomaaliweyn-ma-aha-inuu-qof-isaga-fadhiyo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursiga-madaxweynaha-waa-mid-ka-dhaxeeya-soomaaliweyn-ma-aha-inuu-qof-isaga-fadhiyo\/\",\"name\":\"\\\"Kursiga madaxweynaha waa mid ka dhaxeeya Soomaaliweyn, ma aha inuu qof isaga fadhiyo\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursiga-madaxweynaha-waa-mid-ka-dhaxeeya-soomaaliweyn-ma-aha-inuu-qof-isaga-fadhiyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursiga-madaxweynaha-waa-mid-ka-dhaxeeya-soomaaliweyn-ma-aha-inuu-qof-isaga-fadhiyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021119637720172965387856.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-09T09:20:00+00:00\",\"dateModified\":\"2021-11-09T12:35:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursiga-madaxweynaha-waa-mid-ka-dhaxeeya-soomaaliweyn-ma-aha-inuu-qof-isaga-fadhiyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursiga-madaxweynaha-waa-mid-ka-dhaxeeya-soomaaliweyn-ma-aha-inuu-qof-isaga-fadhiyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursiga-madaxweynaha-waa-mid-ka-dhaxeeya-soomaaliweyn-ma-aha-inuu-qof-isaga-fadhiyo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021119637720172965387856.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021119637720172965387856.jpeg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursiga-madaxweynaha-waa-mid-ka-dhaxeeya-soomaaliweyn-ma-aha-inuu-qof-isaga-fadhiyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"&#8220;Kursiga madaxweynaha waa mid ka dhaxeeya Soomaaliweyn, ma aha inuu qof isaga fadhiyo&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"\"Kursiga madaxweynaha waa mid ka dhaxeeya Soomaaliweyn, ma aha inuu qof isaga fadhiyo\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursiga-madaxweynaha-waa-mid-ka-dhaxeeya-soomaaliweyn-ma-aha-inuu-qof-isaga-fadhiyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"\"Kursiga madaxweynaha waa mid ka dhaxeeya Soomaaliweyn, ma aha inuu qof isaga fadhiyo\" - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay dib u dhaca ku yimid doorashooyinka dalka ayaa weerar dhanka afka ah ku qaaday madaxweynaha uu muddo xileedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in heshiis lagu yahay in afartii sano mar la qabto doorasho, isla-markaana kursiga madaxweynaha uu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursiga-madaxweynaha-waa-mid-ka-dhaxeeya-soomaaliweyn-ma-aha-inuu-qof-isaga-fadhiyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-09T09:20:00+00:00","article_modified_time":"2021-11-09T12:35:41+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021119637720172965387856.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursiga-madaxweynaha-waa-mid-ka-dhaxeeya-soomaaliweyn-ma-aha-inuu-qof-isaga-fadhiyo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursiga-madaxweynaha-waa-mid-ka-dhaxeeya-soomaaliweyn-ma-aha-inuu-qof-isaga-fadhiyo\/","name":"\"Kursiga madaxweynaha waa mid ka dhaxeeya Soomaaliweyn, ma aha inuu qof isaga fadhiyo\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursiga-madaxweynaha-waa-mid-ka-dhaxeeya-soomaaliweyn-ma-aha-inuu-qof-isaga-fadhiyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursiga-madaxweynaha-waa-mid-ka-dhaxeeya-soomaaliweyn-ma-aha-inuu-qof-isaga-fadhiyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021119637720172965387856.jpeg","datePublished":"2021-11-09T09:20:00+00:00","dateModified":"2021-11-09T12:35:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursiga-madaxweynaha-waa-mid-ka-dhaxeeya-soomaaliweyn-ma-aha-inuu-qof-isaga-fadhiyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/kursiga-madaxweynaha-waa-mid-ka-dhaxeeya-soomaaliweyn-ma-aha-inuu-qof-isaga-fadhiyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursiga-madaxweynaha-waa-mid-ka-dhaxeeya-soomaaliweyn-ma-aha-inuu-qof-isaga-fadhiyo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021119637720172965387856.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021119637720172965387856.jpeg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kursiga-madaxweynaha-waa-mid-ka-dhaxeeya-soomaaliweyn-ma-aha-inuu-qof-isaga-fadhiyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"&#8220;Kursiga madaxweynaha waa mid ka dhaxeeya Soomaaliweyn, ma aha inuu qof isaga fadhiyo&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164563"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164563"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164563\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164574,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164563\/revisions\/164574"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164564"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164563"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164563"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164563"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}