{"id":164573,"date":"2021-11-09T19:10:40","date_gmt":"2021-11-09T16:10:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164573"},"modified":"2021-11-09T19:12:38","modified_gmt":"2021-11-09T16:12:38","slug":"guddoomiye-ku-xigeenka-degmada-wadajir-oo-dil-kabadbaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-degmada-wadajir-oo-dil-kabadbaaday\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Guddoomiye ku xigeenka degmada Wadajir oo dil  kabadbaaday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164575\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/wadajir.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"370\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/wadajir.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/wadajir-300x168.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Siyaasada maamulka degmada Wadajir Ciise Sharaawe Cabdi ayaa sheegay inuu Maanta ka badbaaday weerar qorsheysan oo la doonayay in lagu dilo xili uu kasoo baxay xarunta maamulka degmada Wadajir.<\/p>\n<div align=\"justify\">\n<p>Guddoomiye Sharaawe oo goordhaw Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xili kasoo baxay goobtiisa shaqo ee xarunta degmada meel aanan ka fogeyn gaarigii uu watay lagu hor jaray gaari kale, dabadeedna raasaast lagu furay.<\/p>\n<p>Weerarkaas ayuu sheegay gudddoomiye Sharaawe iney ka dambeeyeen Xubno kale oo ka tirsan maamulka degmada, isla markaana la aqoonsaday rag kamid ah kuwa weerarka ku soo qaaday oo ay qabteen qaarkood ayaga oo dhaawac ah.<\/p>\n<p>\u201d Ma moodeen Maanta ka sokow inaan cadow labaad leeyahay, balse waxaa ii cadaatay in cadowgii uu ka dhex billowday dowladda dhexdeeda oo dadkii aan isku cadowga aheyn aan wadashaqeyneynay ay is beegsanayaan\u201d ayuu yiri guddoomiye Sharaawe.<\/p>\n<p>Gabagabadii guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Siyaasadda ee Maamulka degmada Wadajir Ciise Shiraawe Cabdi ayaa ugu baaqay laamaha Amniga inay baaritaan deg deg ah ku sameeyaan weerarka lagu soo qaaday ee la doonayay in lagu khaarajiyo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=315&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fcumarxuseen.xassan%2Fvideos%2F282784210400794%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Siyaasada maamulka degmada Wadajir Ciise Sharaawe Cabdi ayaa sheegay inuu Maanta ka badbaaday weerar qorsheysan oo la doonayay in lagu dilo xili uu kasoo baxay xarunta maamulka degmada Wadajir. Guddoomiye Sharaawe oo goordhaw Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xili kasoo baxay goobtiisa shaqo ee xarunta degmada meel aanan ka fogeyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164575,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164573","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Guddoomiye ku xigeenka degmada Wadajir oo dil kabadbaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-degmada-wadajir-oo-dil-kabadbaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Guddoomiye ku xigeenka degmada Wadajir oo dil kabadbaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Siyaasada maamulka degmada Wadajir Ciise Sharaawe Cabdi ayaa sheegay inuu Maanta ka badbaaday weerar qorsheysan oo la doonayay in lagu dilo xili uu kasoo baxay xarunta maamulka degmada Wadajir. Guddoomiye Sharaawe oo goordhaw Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xili kasoo baxay goobtiisa shaqo ee xarunta degmada meel aanan ka fogeyn [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-degmada-wadajir-oo-dil-kabadbaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-09T16:10:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-11-09T16:12:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/wadajir.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"370\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-degmada-wadajir-oo-dil-kabadbaaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-degmada-wadajir-oo-dil-kabadbaaday\/\",\"name\":\"DAAWO:-Guddoomiye ku xigeenka degmada Wadajir oo dil kabadbaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-degmada-wadajir-oo-dil-kabadbaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-degmada-wadajir-oo-dil-kabadbaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/wadajir.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-09T16:10:40+00:00\",\"dateModified\":\"2021-11-09T16:12:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-degmada-wadajir-oo-dil-kabadbaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-degmada-wadajir-oo-dil-kabadbaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-degmada-wadajir-oo-dil-kabadbaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/wadajir.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/wadajir.jpeg\",\"width\":660,\"height\":370},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-degmada-wadajir-oo-dil-kabadbaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Guddoomiye ku xigeenka degmada Wadajir oo dil kabadbaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Guddoomiye ku xigeenka degmada Wadajir oo dil kabadbaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-degmada-wadajir-oo-dil-kabadbaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Guddoomiye ku xigeenka degmada Wadajir oo dil kabadbaaday - Wardoon","og_description":"Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Siyaasada maamulka degmada Wadajir Ciise Sharaawe Cabdi ayaa sheegay inuu Maanta ka badbaaday weerar qorsheysan oo la doonayay in lagu dilo xili uu kasoo baxay xarunta maamulka degmada Wadajir. Guddoomiye Sharaawe oo goordhaw Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xili kasoo baxay goobtiisa shaqo ee xarunta degmada meel aanan ka fogeyn [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-degmada-wadajir-oo-dil-kabadbaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-09T16:10:40+00:00","article_modified_time":"2021-11-09T16:12:38+00:00","og_image":[{"width":660,"height":370,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/wadajir.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-degmada-wadajir-oo-dil-kabadbaaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-degmada-wadajir-oo-dil-kabadbaaday\/","name":"DAAWO:-Guddoomiye ku xigeenka degmada Wadajir oo dil kabadbaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-degmada-wadajir-oo-dil-kabadbaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-degmada-wadajir-oo-dil-kabadbaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/wadajir.jpeg","datePublished":"2021-11-09T16:10:40+00:00","dateModified":"2021-11-09T16:12:38+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-degmada-wadajir-oo-dil-kabadbaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-degmada-wadajir-oo-dil-kabadbaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-degmada-wadajir-oo-dil-kabadbaaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/wadajir.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/wadajir.jpeg","width":660,"height":370},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-degmada-wadajir-oo-dil-kabadbaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Guddoomiye ku xigeenka degmada Wadajir oo dil kabadbaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164573"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164573"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164573\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164578,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164573\/revisions\/164578"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164575"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164573"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164573"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164573"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}