{"id":164588,"date":"2021-11-10T12:17:42","date_gmt":"2021-11-10T09:17:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164588"},"modified":"2021-11-10T12:17:42","modified_gmt":"2021-11-10T09:17:42","slug":"galmudug-oo-soo-saartay-liiska-musharaxiinka-ee-kadhineyd-aqalka-sare","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-liiska-musharaxiinka-ee-kadhineyd-aqalka-sare\/","title":{"rendered":"Galmudug oo soo saartay Liiska Musharaxiinka ee kadhineyd Aqalka Sare"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164590\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/thumbnail-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/thumbnail-1.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/thumbnail-1-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa soo saaray liiska xubnahii ka harsanaa doorashada kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ku matalaya maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Kuraasta ka dhineyd doorashada Aqalka Sare ee maamulka Galmudug oo aheyd labada kursi ee uu soo gudbiyay madaxweyne Qoorqoor ayaa waxaa ku wada tartami doono ilaa afar Musharax.<\/p>\n<p>Kursiga koowaad waxaa ku wada tartami doona Musharaxiinta kala ah Cabdi Xasan Cawaale (Qayb-diid) iyo Cawil Nuur Cali, halka Kursiga labaadna ay ku tartami doonaan Cabdi Cismaan Xareed iyo Mahad Aadan Guuleed.<\/p>\n<p>Wali lama shaacin waqtiga la qabanaayo doorashada labadaan kursi ee ka dhinaa doorashada kuraasta Aqalka sare oo tiro ahaan Galmudug ka koobneyd sideed kursi, waxaana la filayaa in dhawaan si deg deg ah loo qabto, maadama maamulka Galmudug uu yahay maamulka kaliya ee doorashada Aqalka sare aanan soo dhameystirin, halka maamulada kale ay sheegeen iney u diyaar garoobeen qabashada doorashada Aqalka Hoose.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164589\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211110637721028374637352.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"932\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211110637721028374637352.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211110637721028374637352-212x300.jpeg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211110637721028374637352-297x420.jpeg 297w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa soo saaray liiska xubnahii ka harsanaa doorashada kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ku matalaya maamulka Galmudug. Kuraasta ka dhineyd doorashada Aqalka Sare ee maamulka Galmudug oo aheyd labada kursi ee uu soo gudbiyay madaxweyne Qoorqoor ayaa waxaa ku wada tartami doono ilaa afar Musharax. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164590,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164588","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Galmudug oo soo saartay Liiska Musharaxiinka ee kadhineyd Aqalka Sare - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-liiska-musharaxiinka-ee-kadhineyd-aqalka-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Galmudug oo soo saartay Liiska Musharaxiinka ee kadhineyd Aqalka Sare - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa soo saaray liiska xubnahii ka harsanaa doorashada kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ku matalaya maamulka Galmudug. Kuraasta ka dhineyd doorashada Aqalka Sare ee maamulka Galmudug oo aheyd labada kursi ee uu soo gudbiyay madaxweyne Qoorqoor ayaa waxaa ku wada tartami doono ilaa afar Musharax. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-liiska-musharaxiinka-ee-kadhineyd-aqalka-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-10T09:17:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/thumbnail-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-liiska-musharaxiinka-ee-kadhineyd-aqalka-sare\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-liiska-musharaxiinka-ee-kadhineyd-aqalka-sare\/\",\"name\":\"Galmudug oo soo saartay Liiska Musharaxiinka ee kadhineyd Aqalka Sare - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-liiska-musharaxiinka-ee-kadhineyd-aqalka-sare\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-liiska-musharaxiinka-ee-kadhineyd-aqalka-sare\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/thumbnail-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-10T09:17:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-liiska-musharaxiinka-ee-kadhineyd-aqalka-sare\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-liiska-musharaxiinka-ee-kadhineyd-aqalka-sare\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-liiska-musharaxiinka-ee-kadhineyd-aqalka-sare\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/thumbnail-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/thumbnail-1.jpeg\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-liiska-musharaxiinka-ee-kadhineyd-aqalka-sare\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Galmudug oo soo saartay Liiska Musharaxiinka ee kadhineyd Aqalka Sare\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Galmudug oo soo saartay Liiska Musharaxiinka ee kadhineyd Aqalka Sare - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-liiska-musharaxiinka-ee-kadhineyd-aqalka-sare\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Galmudug oo soo saartay Liiska Musharaxiinka ee kadhineyd Aqalka Sare - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa soo saaray liiska xubnahii ka harsanaa doorashada kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ku matalaya maamulka Galmudug. Kuraasta ka dhineyd doorashada Aqalka Sare ee maamulka Galmudug oo aheyd labada kursi ee uu soo gudbiyay madaxweyne Qoorqoor ayaa waxaa ku wada tartami doono ilaa afar Musharax. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-liiska-musharaxiinka-ee-kadhineyd-aqalka-sare\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-10T09:17:42+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/thumbnail-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-liiska-musharaxiinka-ee-kadhineyd-aqalka-sare\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-liiska-musharaxiinka-ee-kadhineyd-aqalka-sare\/","name":"Galmudug oo soo saartay Liiska Musharaxiinka ee kadhineyd Aqalka Sare - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-liiska-musharaxiinka-ee-kadhineyd-aqalka-sare\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-liiska-musharaxiinka-ee-kadhineyd-aqalka-sare\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/thumbnail-1.jpeg","datePublished":"2021-11-10T09:17:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-liiska-musharaxiinka-ee-kadhineyd-aqalka-sare\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-liiska-musharaxiinka-ee-kadhineyd-aqalka-sare\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-liiska-musharaxiinka-ee-kadhineyd-aqalka-sare\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/thumbnail-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/thumbnail-1.jpeg","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-liiska-musharaxiinka-ee-kadhineyd-aqalka-sare\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Galmudug oo soo saartay Liiska Musharaxiinka ee kadhineyd Aqalka Sare"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164588"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164588"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164588\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164591,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164588\/revisions\/164591"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164590"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164588"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164588"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164588"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}