{"id":164660,"date":"2021-11-13T13:00:40","date_gmt":"2021-11-13T10:00:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164660"},"modified":"2021-11-13T13:00:40","modified_gmt":"2021-11-13T10:00:40","slug":"daawo-mareykanka-oo-kuhanjabay-inuu-kaqaybgalayo-dagaalka-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-kuhanjabay-inuu-kaqaybgalayo-dagaalka-itoobiya\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Mareykanka oo kuhanjabay inuu kaqaybgalayo dagaalka Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164661\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-13-at-09.58.22.png\" alt=\"\" width=\"1432\" height=\"1060\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-13-at-09.58.22.png 1432w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-13-at-09.58.22-300x222.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-13-at-09.58.22-1024x758.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-13-at-09.58.22-768x568.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-13-at-09.58.22-80x60.png 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-13-at-09.58.22-696x515.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-13-at-09.58.22-1068x791.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-13-at-09.58.22-567x420.png 567w\" sizes=\"(max-width: 1432px) 100vw, 1432px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday inay diyaar u tahay fara-gelin milateri oo ay ku sameyso dagaalka ka soconaya dalka Itoobiya, kaas oo u dhexeeya Dowladda Federaalka ee uu hoggaamiyo Abiy Ahmed oo garabsanaysa maleeshiyaadka Canfarta iyo Amxaarada iyo Jabhadda TPLF.<\/p>\n<p>Sarkaal sare oo kamid ah Ciidammada Mareykanka ee ka howlgalla saldhigga Mareykanka ee Dalka Jabuuti, ayaa sheegay in Mareykanka iyo xulafadiisa ay diyaar u yihiin ka jawaabista dagaalka ka socda gobalada waqooyi ee Itoobiya, isagoo intaas ku daray inay u joogaan gobalka wax ka qabashada dhibaatooyinka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Dowladda Mareykanka ayaa cunaqabateyn kusoo rogtay Milateriga Eritrea iyo xisbiga talada dalkaas haya ee uu hoggaamiyo Asias Afwerki, iyadoo ku eedeysay fara-gelinta dagaalka Itoobiya iyo xasuuq ay geysteen.<\/p>\n<p>Dagaalka dalka Itoobiya ayaa u muujinaya waji cusub inuu isu badalay, Ra\u2019iisul Wasaare Abiy ayaa ku eedeeyay dalka Reer galbeed inay garab taagan yihiin TPLF ayna buunbuunin u sameynayaan. Lama oga halka ay saldhiggan doonto xaalada Itoobiya waxaana hada dagaalada intooda badan ka socdaan xaduuda Tigray iyo Canfarta.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FBBCnewsafrica%2Fvideos%2F2365756010231996%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday inay diyaar u tahay fara-gelin milateri oo ay ku sameyso dagaalka ka soconaya dalka Itoobiya, kaas oo u dhexeeya Dowladda Federaalka ee uu hoggaamiyo Abiy Ahmed oo garabsanaysa maleeshiyaadka Canfarta iyo Amxaarada iyo Jabhadda TPLF. Sarkaal sare oo kamid ah Ciidammada Mareykanka ee ka howlgalla saldhigga Mareykanka ee Dalka Jabuuti, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164662,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164660","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Mareykanka oo kuhanjabay inuu kaqaybgalayo dagaalka Itoobiya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-kuhanjabay-inuu-kaqaybgalayo-dagaalka-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Mareykanka oo kuhanjabay inuu kaqaybgalayo dagaalka Itoobiya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday inay diyaar u tahay fara-gelin milateri oo ay ku sameyso dagaalka ka soconaya dalka Itoobiya, kaas oo u dhexeeya Dowladda Federaalka ee uu hoggaamiyo Abiy Ahmed oo garabsanaysa maleeshiyaadka Canfarta iyo Amxaarada iyo Jabhadda TPLF. Sarkaal sare oo kamid ah Ciidammada Mareykanka ee ka howlgalla saldhigga Mareykanka ee Dalka Jabuuti, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-kuhanjabay-inuu-kaqaybgalayo-dagaalka-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-13T10:00:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-13-at-09.59.59-1024x854.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"854\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-kuhanjabay-inuu-kaqaybgalayo-dagaalka-itoobiya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-kuhanjabay-inuu-kaqaybgalayo-dagaalka-itoobiya\/\",\"name\":\"DAAWO:-Mareykanka oo kuhanjabay inuu kaqaybgalayo dagaalka Itoobiya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-kuhanjabay-inuu-kaqaybgalayo-dagaalka-itoobiya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-kuhanjabay-inuu-kaqaybgalayo-dagaalka-itoobiya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-13-at-09.59.59.png\",\"datePublished\":\"2021-11-13T10:00:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-kuhanjabay-inuu-kaqaybgalayo-dagaalka-itoobiya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-kuhanjabay-inuu-kaqaybgalayo-dagaalka-itoobiya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-kuhanjabay-inuu-kaqaybgalayo-dagaalka-itoobiya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-13-at-09.59.59.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-13-at-09.59.59.png\",\"width\":1558,\"height\":1300},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-kuhanjabay-inuu-kaqaybgalayo-dagaalka-itoobiya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Mareykanka oo kuhanjabay inuu kaqaybgalayo dagaalka Itoobiya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Mareykanka oo kuhanjabay inuu kaqaybgalayo dagaalka Itoobiya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-kuhanjabay-inuu-kaqaybgalayo-dagaalka-itoobiya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Mareykanka oo kuhanjabay inuu kaqaybgalayo dagaalka Itoobiya - Wardoon","og_description":"Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday inay diyaar u tahay fara-gelin milateri oo ay ku sameyso dagaalka ka soconaya dalka Itoobiya, kaas oo u dhexeeya Dowladda Federaalka ee uu hoggaamiyo Abiy Ahmed oo garabsanaysa maleeshiyaadka Canfarta iyo Amxaarada iyo Jabhadda TPLF. Sarkaal sare oo kamid ah Ciidammada Mareykanka ee ka howlgalla saldhigga Mareykanka ee Dalka Jabuuti, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-kuhanjabay-inuu-kaqaybgalayo-dagaalka-itoobiya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-13T10:00:40+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":854,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-13-at-09.59.59-1024x854.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-kuhanjabay-inuu-kaqaybgalayo-dagaalka-itoobiya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-kuhanjabay-inuu-kaqaybgalayo-dagaalka-itoobiya\/","name":"DAAWO:-Mareykanka oo kuhanjabay inuu kaqaybgalayo dagaalka Itoobiya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-kuhanjabay-inuu-kaqaybgalayo-dagaalka-itoobiya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-kuhanjabay-inuu-kaqaybgalayo-dagaalka-itoobiya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-13-at-09.59.59.png","datePublished":"2021-11-13T10:00:40+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-kuhanjabay-inuu-kaqaybgalayo-dagaalka-itoobiya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-kuhanjabay-inuu-kaqaybgalayo-dagaalka-itoobiya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-kuhanjabay-inuu-kaqaybgalayo-dagaalka-itoobiya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-13-at-09.59.59.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-13-at-09.59.59.png","width":1558,"height":1300},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-kuhanjabay-inuu-kaqaybgalayo-dagaalka-itoobiya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Mareykanka oo kuhanjabay inuu kaqaybgalayo dagaalka Itoobiya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164660"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164660"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164660\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164663,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164660\/revisions\/164663"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164662"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164660"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164660"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164660"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}