{"id":164678,"date":"2021-11-14T13:29:21","date_gmt":"2021-11-14T10:29:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164678"},"modified":"2021-11-14T13:29:21","modified_gmt":"2021-11-14T10:29:21","slug":"amisom-oo-sheegtay-goobta-lagu-fulinayo-xukunka-dilka-ah-ee-lagu-riday-askartooda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-sheegtay-goobta-lagu-fulinayo-xukunka-dilka-ah-ee-lagu-riday-askartooda\/","title":{"rendered":"AMISOM oo sheegtay goobta lagu fulinayo Xukunka dilka ah ee lagu riday askartooda"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164680\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211114637724487846917182.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211114637724487846917182.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211114637724487846917182-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211114637724487846917182-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Howlgalka AMISOM ayaa markii ugu horraysay ka hadlay xukun dil iyo xabsi dheer ah oo lagu riday 5 kamid ah askarta AMISOM, kuwaas oo lagu helay in ay ka dambeeyeen dadkii lagu laayay tuulada Golweyn.<\/p>\n<p>War-saxaaafaddeed kasoo baxay AMISOM ayaa lagu sheegay in saraakiisha ugu sarraysa howlgalka ay aad uga xumaadeen dilkii loo geystay dadka rayidka ah, waxayna mar kale tacsi u direen qoysaskii ay ka geeriyoodeen dadkaas shacabka ahaa.<\/p>\n<p>\u201cHowlgal ahaan, AMISOM waxaa si qoto dheer uga go\u2019an nabadda, amniga iyo xasilloonida Soomaaliya iyo ilaalinta dadka deegaanka iyadoo si adag loo ixtiraamayo Sharciga Caalamiga ah ee Bani\u2019aadamnimada (IHL), Sharciga Xuquuqul Insaanka Caalamiga ah, iyo Xeerarka Hawlgalka ee AMISOM. Dhammaan arrimahan waa qayb ka waajibaadkayaga,\u201d ayuu yidhi danjire Madeira madaxa midowga afrika ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Taliyaha Qeybta 1-aad ee Ciidanka Difaaca Uganda, Brig. Gen. Don Nabasa, ayaa isna sheegay hadafkoodu inuu yahay sidii ay hoos ugu dhigi lahaayeen qatarta Alshabaab iyo Daacish, balse aysan marnaba meesha ku jirin in howlgalka AMISOM lagu dhibaateeyo dadka shacabka ah ee Soomaaliyeed ee u baahan in ilaaliyo naftooda.<\/p>\n<p>AMISOM waxay sheegtay in saddexda askari ee lagu xukumay 39 ka sano ee xabsiga ah in dalkooda lagu celindoono si ay halkaas ugu dhameystaan xukunka ay dowladda Soomaaliya ku riday.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164679\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211114637724488346211587.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"778\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211114637724488346211587.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211114637724488346211587-254x300.jpeg 254w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211114637724488346211587-356x420.jpeg 356w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Howlgalka AMISOM ayaa markii ugu horraysay ka hadlay xukun dil iyo xabsi dheer ah oo lagu riday 5 kamid ah askarta AMISOM, kuwaas oo lagu helay in ay ka dambeeyeen dadkii lagu laayay tuulada Golweyn. War-saxaaafaddeed kasoo baxay AMISOM ayaa lagu sheegay in saraakiisha ugu sarraysa howlgalka ay aad uga xumaadeen dilkii loo geystay dadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164680,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164678","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AMISOM oo sheegtay goobta lagu fulinayo Xukunka dilka ah ee lagu riday askartooda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-sheegtay-goobta-lagu-fulinayo-xukunka-dilka-ah-ee-lagu-riday-askartooda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AMISOM oo sheegtay goobta lagu fulinayo Xukunka dilka ah ee lagu riday askartooda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Howlgalka AMISOM ayaa markii ugu horraysay ka hadlay xukun dil iyo xabsi dheer ah oo lagu riday 5 kamid ah askarta AMISOM, kuwaas oo lagu helay in ay ka dambeeyeen dadkii lagu laayay tuulada Golweyn. War-saxaaafaddeed kasoo baxay AMISOM ayaa lagu sheegay in saraakiisha ugu sarraysa howlgalka ay aad uga xumaadeen dilkii loo geystay dadka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-sheegtay-goobta-lagu-fulinayo-xukunka-dilka-ah-ee-lagu-riday-askartooda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-14T10:29:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211114637724487846917182.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-sheegtay-goobta-lagu-fulinayo-xukunka-dilka-ah-ee-lagu-riday-askartooda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-sheegtay-goobta-lagu-fulinayo-xukunka-dilka-ah-ee-lagu-riday-askartooda\/\",\"name\":\"AMISOM oo sheegtay goobta lagu fulinayo Xukunka dilka ah ee lagu riday askartooda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-sheegtay-goobta-lagu-fulinayo-xukunka-dilka-ah-ee-lagu-riday-askartooda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-sheegtay-goobta-lagu-fulinayo-xukunka-dilka-ah-ee-lagu-riday-askartooda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211114637724487846917182.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-14T10:29:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-sheegtay-goobta-lagu-fulinayo-xukunka-dilka-ah-ee-lagu-riday-askartooda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-sheegtay-goobta-lagu-fulinayo-xukunka-dilka-ah-ee-lagu-riday-askartooda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-sheegtay-goobta-lagu-fulinayo-xukunka-dilka-ah-ee-lagu-riday-askartooda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211114637724487846917182.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211114637724487846917182.jpeg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-sheegtay-goobta-lagu-fulinayo-xukunka-dilka-ah-ee-lagu-riday-askartooda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AMISOM oo sheegtay goobta lagu fulinayo Xukunka dilka ah ee lagu riday askartooda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AMISOM oo sheegtay goobta lagu fulinayo Xukunka dilka ah ee lagu riday askartooda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-sheegtay-goobta-lagu-fulinayo-xukunka-dilka-ah-ee-lagu-riday-askartooda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AMISOM oo sheegtay goobta lagu fulinayo Xukunka dilka ah ee lagu riday askartooda - Wardoon","og_description":"Howlgalka AMISOM ayaa markii ugu horraysay ka hadlay xukun dil iyo xabsi dheer ah oo lagu riday 5 kamid ah askarta AMISOM, kuwaas oo lagu helay in ay ka dambeeyeen dadkii lagu laayay tuulada Golweyn. War-saxaaafaddeed kasoo baxay AMISOM ayaa lagu sheegay in saraakiisha ugu sarraysa howlgalka ay aad uga xumaadeen dilkii loo geystay dadka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-sheegtay-goobta-lagu-fulinayo-xukunka-dilka-ah-ee-lagu-riday-askartooda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-14T10:29:21+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211114637724487846917182.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-sheegtay-goobta-lagu-fulinayo-xukunka-dilka-ah-ee-lagu-riday-askartooda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-sheegtay-goobta-lagu-fulinayo-xukunka-dilka-ah-ee-lagu-riday-askartooda\/","name":"AMISOM oo sheegtay goobta lagu fulinayo Xukunka dilka ah ee lagu riday askartooda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-sheegtay-goobta-lagu-fulinayo-xukunka-dilka-ah-ee-lagu-riday-askartooda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-sheegtay-goobta-lagu-fulinayo-xukunka-dilka-ah-ee-lagu-riday-askartooda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211114637724487846917182.jpeg","datePublished":"2021-11-14T10:29:21+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-sheegtay-goobta-lagu-fulinayo-xukunka-dilka-ah-ee-lagu-riday-askartooda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-sheegtay-goobta-lagu-fulinayo-xukunka-dilka-ah-ee-lagu-riday-askartooda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-sheegtay-goobta-lagu-fulinayo-xukunka-dilka-ah-ee-lagu-riday-askartooda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211114637724487846917182.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211114637724487846917182.jpeg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-sheegtay-goobta-lagu-fulinayo-xukunka-dilka-ah-ee-lagu-riday-askartooda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AMISOM oo sheegtay goobta lagu fulinayo Xukunka dilka ah ee lagu riday askartooda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164678"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164678"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164678\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164681,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164678\/revisions\/164681"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164680"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164678"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164678"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164678"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}