{"id":164752,"date":"2021-11-16T12:24:20","date_gmt":"2021-11-16T09:24:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164752"},"modified":"2021-11-16T12:24:20","modified_gmt":"2021-11-16T09:24:20","slug":"qaraxyo-waawayn-oo-kadhacay-kambala","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-waawayn-oo-kadhacay-kambala\/","title":{"rendered":"Qaraxyo waawayn oo kadhacay Kambala"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164753\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/qarax.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/qarax.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/qarax-300x179.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/qarax-696x416.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/qarax-703x420.jpeg 703w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Wararka ka imaanaya magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda ayaa sheegaya in labo qarax oo si weyn loo maqlay ka dhaceen bartaha magaalada Kampala, waxaana xiligan xaalad kacsaan ah ka jirtaa aagaga qaraxyada ka dhaceen.<\/p>\n<p>Qaraxa koobaad ayaa wararku sheegayaan in uu ka dhacay xarun laga dukaameysto oo u dhaw saldhigga dhexe ee booliska ee magaalada Kampala, waxaana qaraxan la sheegay in jugtiisa si weyn loo maqlay uuna geestay khasaaro.<\/p>\n<p>Qaraxa labaad ee goordhaw ka dhacay magaalada Kampala ayaa isna ka dhacay meel ku dhaw xarunta Baarlamaanka dalka Uganda, qaraxaan ayaana xaalad cabsi hor leh ka abuuray magaalada Kampala.<\/p>\n<p>Wali lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxyadan ka dhacay magaalada Kampala , waxaana warar soo baxaya sheegayaan in qaraxyadan dhaliyeen khasaaro aan wali tiradooda rasmiga ah aan la ogeyn.<\/p>\n<p>Ciidamada Sirdoonka iyo kuwa booliiska dalka Uganda ayaa buux dhaafiyay goobaha ay qaraxyadan ka dhaceen, ciidamada ayaana wada baaritaano deg deg ah oo ku aadan qaraxyadn Caasimada Kampala ka dhacay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda ayaa sheegaya in labo qarax oo si weyn loo maqlay ka dhaceen bartaha magaalada Kampala, waxaana xiligan xaalad kacsaan ah ka jirtaa aagaga qaraxyada ka dhaceen. Qaraxa koobaad ayaa wararku sheegayaan in uu ka dhacay xarun laga dukaameysto oo u dhaw saldhigga dhexe ee booliska ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164753,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164752","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qaraxyo waawayn oo kadhacay Kambala - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-waawayn-oo-kadhacay-kambala\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qaraxyo waawayn oo kadhacay Kambala - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda ayaa sheegaya in labo qarax oo si weyn loo maqlay ka dhaceen bartaha magaalada Kampala, waxaana xiligan xaalad kacsaan ah ka jirtaa aagaga qaraxyada ka dhaceen. Qaraxa koobaad ayaa wararku sheegayaan in uu ka dhacay xarun laga dukaameysto oo u dhaw saldhigga dhexe ee booliska ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-waawayn-oo-kadhacay-kambala\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-16T09:24:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/qarax.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-waawayn-oo-kadhacay-kambala\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-waawayn-oo-kadhacay-kambala\/\",\"name\":\"Qaraxyo waawayn oo kadhacay Kambala - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-waawayn-oo-kadhacay-kambala\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-waawayn-oo-kadhacay-kambala\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/qarax.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-16T09:24:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-waawayn-oo-kadhacay-kambala\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-waawayn-oo-kadhacay-kambala\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-waawayn-oo-kadhacay-kambala\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/qarax.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/qarax.jpeg\",\"width\":720,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-waawayn-oo-kadhacay-kambala\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qaraxyo waawayn oo kadhacay Kambala\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qaraxyo waawayn oo kadhacay Kambala - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-waawayn-oo-kadhacay-kambala\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qaraxyo waawayn oo kadhacay Kambala - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda ayaa sheegaya in labo qarax oo si weyn loo maqlay ka dhaceen bartaha magaalada Kampala, waxaana xiligan xaalad kacsaan ah ka jirtaa aagaga qaraxyada ka dhaceen. Qaraxa koobaad ayaa wararku sheegayaan in uu ka dhacay xarun laga dukaameysto oo u dhaw saldhigga dhexe ee booliska ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-waawayn-oo-kadhacay-kambala\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-16T09:24:20+00:00","og_image":[{"width":720,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/qarax.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-waawayn-oo-kadhacay-kambala\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-waawayn-oo-kadhacay-kambala\/","name":"Qaraxyo waawayn oo kadhacay Kambala - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-waawayn-oo-kadhacay-kambala\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-waawayn-oo-kadhacay-kambala\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/qarax.jpeg","datePublished":"2021-11-16T09:24:20+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-waawayn-oo-kadhacay-kambala\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-waawayn-oo-kadhacay-kambala\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-waawayn-oo-kadhacay-kambala\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/qarax.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/qarax.jpeg","width":720,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-waawayn-oo-kadhacay-kambala\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qaraxyo waawayn oo kadhacay Kambala"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164752"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164752"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164752\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164754,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164752\/revisions\/164754"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164753"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164752"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164752"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164752"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}