{"id":164781,"date":"2021-11-17T23:08:42","date_gmt":"2021-11-17T20:08:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164781"},"modified":"2021-11-17T23:08:42","modified_gmt":"2021-11-17T20:08:42","slug":"daawo-cali-cabduqaadir-muudey-oo-lagu-dilay-muqdisho-iyo-ninkii-dilay-oo-asna-la-dilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-cabduqaadir-muudey-oo-lagu-dilay-muqdisho-iyo-ninkii-dilay-oo-asna-la-dilay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Cali Cabduqaadir Muudey oo lagu dilay Muqdisho iyo ninkii dilay oo asna la dilay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164782\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/mu.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/mu.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/mu-225x300.jpeg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/mu-696x928.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/mu-315x420.jpeg 315w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa la sheegay inay caawa maqribkii Ganacsade ku dileen agagaarka Garaashka Macallin Nuur oo ku yaalla degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Ganacsadahan oo lagu magacaabi jiray Cali Cabduqaadir Muudey oo sidoo kale dhaqtar ahaa ayaa isla goobta ku geeriyooday, waxaana uu la dhashay xildhibaan ka tirsan baarlamanka Hirshabelle oo la yiraahdo Xassan Cabduqaadir Muudey, lamana oga sababta loo dilay.<\/p>\n<p>Wararku waxay sheegayaan in dilka kadib ay Ciidamada amniga ay daba galeen ninka dilka geystay oo galay Guri ku yaalla xaafadda Macmacaanka waxaana halkaasi ka dhacay is-rasaaseyn dhexmartay ciidamada amaanka iyo ninka hubeysan iyadoo ciidamo badan halkaasi la geeyay.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan Booliska ayaa sheegay in israsaaseynta ka dhacday gurigaas lagu dilay ninkaas ka tirsanaa Al-shabaab ee dilay ganacsadaha.<\/p>\n<p>Waxay sheegeen saraakiishu in la badbaadiyey caruur ku jirtay guriga uu ninkaas ka dhex dagaalamay, haatana ay xaaladu caadi ku soo laabatay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F185512093785709%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa la sheegay inay caawa maqribkii Ganacsade ku dileen agagaarka Garaashka Macallin Nuur oo ku yaalla degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho. Ganacsadahan oo lagu magacaabi jiray Cali Cabduqaadir Muudey oo sidoo kale dhaqtar ahaa ayaa isla goobta ku geeriyooday, waxaana uu la dhashay xildhibaan ka tirsan baarlamanka Hirshabelle oo la yiraahdo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164782,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164781","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Cali Cabduqaadir Muudey oo lagu dilay Muqdisho iyo ninkii dilay oo asna la dilay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-cabduqaadir-muudey-oo-lagu-dilay-muqdisho-iyo-ninkii-dilay-oo-asna-la-dilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Cali Cabduqaadir Muudey oo lagu dilay Muqdisho iyo ninkii dilay oo asna la dilay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa la sheegay inay caawa maqribkii Ganacsade ku dileen agagaarka Garaashka Macallin Nuur oo ku yaalla degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho. Ganacsadahan oo lagu magacaabi jiray Cali Cabduqaadir Muudey oo sidoo kale dhaqtar ahaa ayaa isla goobta ku geeriyooday, waxaana uu la dhashay xildhibaan ka tirsan baarlamanka Hirshabelle oo la yiraahdo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-cabduqaadir-muudey-oo-lagu-dilay-muqdisho-iyo-ninkii-dilay-oo-asna-la-dilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-17T20:08:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/mu.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-cabduqaadir-muudey-oo-lagu-dilay-muqdisho-iyo-ninkii-dilay-oo-asna-la-dilay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-cabduqaadir-muudey-oo-lagu-dilay-muqdisho-iyo-ninkii-dilay-oo-asna-la-dilay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Cali Cabduqaadir Muudey oo lagu dilay Muqdisho iyo ninkii dilay oo asna la dilay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-cabduqaadir-muudey-oo-lagu-dilay-muqdisho-iyo-ninkii-dilay-oo-asna-la-dilay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-cabduqaadir-muudey-oo-lagu-dilay-muqdisho-iyo-ninkii-dilay-oo-asna-la-dilay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/mu.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-17T20:08:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-cabduqaadir-muudey-oo-lagu-dilay-muqdisho-iyo-ninkii-dilay-oo-asna-la-dilay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-cabduqaadir-muudey-oo-lagu-dilay-muqdisho-iyo-ninkii-dilay-oo-asna-la-dilay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-cabduqaadir-muudey-oo-lagu-dilay-muqdisho-iyo-ninkii-dilay-oo-asna-la-dilay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/mu.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/mu.jpeg\",\"width\":720,\"height\":960},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-cabduqaadir-muudey-oo-lagu-dilay-muqdisho-iyo-ninkii-dilay-oo-asna-la-dilay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Cali Cabduqaadir Muudey oo lagu dilay Muqdisho iyo ninkii dilay oo asna la dilay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Cali Cabduqaadir Muudey oo lagu dilay Muqdisho iyo ninkii dilay oo asna la dilay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-cabduqaadir-muudey-oo-lagu-dilay-muqdisho-iyo-ninkii-dilay-oo-asna-la-dilay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Cali Cabduqaadir Muudey oo lagu dilay Muqdisho iyo ninkii dilay oo asna la dilay - Wardoon","og_description":"Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa la sheegay inay caawa maqribkii Ganacsade ku dileen agagaarka Garaashka Macallin Nuur oo ku yaalla degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho. Ganacsadahan oo lagu magacaabi jiray Cali Cabduqaadir Muudey oo sidoo kale dhaqtar ahaa ayaa isla goobta ku geeriyooday, waxaana uu la dhashay xildhibaan ka tirsan baarlamanka Hirshabelle oo la yiraahdo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-cabduqaadir-muudey-oo-lagu-dilay-muqdisho-iyo-ninkii-dilay-oo-asna-la-dilay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-17T20:08:42+00:00","og_image":[{"width":720,"height":960,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/mu.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-cabduqaadir-muudey-oo-lagu-dilay-muqdisho-iyo-ninkii-dilay-oo-asna-la-dilay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-cabduqaadir-muudey-oo-lagu-dilay-muqdisho-iyo-ninkii-dilay-oo-asna-la-dilay\/","name":"DAAWO:-Cali Cabduqaadir Muudey oo lagu dilay Muqdisho iyo ninkii dilay oo asna la dilay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-cabduqaadir-muudey-oo-lagu-dilay-muqdisho-iyo-ninkii-dilay-oo-asna-la-dilay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-cabduqaadir-muudey-oo-lagu-dilay-muqdisho-iyo-ninkii-dilay-oo-asna-la-dilay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/mu.jpeg","datePublished":"2021-11-17T20:08:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-cabduqaadir-muudey-oo-lagu-dilay-muqdisho-iyo-ninkii-dilay-oo-asna-la-dilay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-cabduqaadir-muudey-oo-lagu-dilay-muqdisho-iyo-ninkii-dilay-oo-asna-la-dilay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-cabduqaadir-muudey-oo-lagu-dilay-muqdisho-iyo-ninkii-dilay-oo-asna-la-dilay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/mu.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/mu.jpeg","width":720,"height":960},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-cabduqaadir-muudey-oo-lagu-dilay-muqdisho-iyo-ninkii-dilay-oo-asna-la-dilay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Cali Cabduqaadir Muudey oo lagu dilay Muqdisho iyo ninkii dilay oo asna la dilay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164781"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164781"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164781\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164783,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164781\/revisions\/164783"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164782"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164781"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164781"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164781"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}