{"id":164792,"date":"2021-11-18T13:17:48","date_gmt":"2021-11-18T10:17:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164792"},"modified":"2021-11-18T13:17:48","modified_gmt":"2021-11-18T10:17:48","slug":"sidee-lookala-qaadan-doonaa-5ta-kursi-ee-aqalka-hoose-ee-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sidee-lookala-qaadan-doonaa-5ta-kursi-ee-aqalka-hoose-ee-galmudug\/","title":{"rendered":"Sidee lookala qaadan doonaa 5ta kursi ee aqalka hoose ee Galmudug?"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164789\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/gal-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"380\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/gal-1.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/gal-1-300x173.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Xog ay warbaahinta Wardoon.net kaheshay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shegaysa inay diyaarisey qorshe ay kuhesho kuraasta shanta ah ee Golaha shacabka la shaaciyey in ay xirato oo shakhsiyaad ay wadato kusoo saarato.<\/p>\n<p>Xogta aan helnay ayaa ku warameysa in sanadkaan xildhibaano loo rabo Agaasimaha Kumeel gaarka Hay\u2019ada NISA Gaashaanle sare Yaasiin C\/llaahi Maxamed (Yaasiin Fareey).<\/p>\n<p>Kursiga uu Cadoow Cali Gees ku fadhiyey sanado badan waxaa markaan la qorsheeyey in Yaasiin Fareey lagu soo saaro waana Hop067 oo Beesha Abgaal Waceysle Macalin Dhiblaawe ay leeyihiin.<\/p>\n<p>Kursigaasi qorshaha waxa uu ahaa in wiil uu dhalay lagu fadhiisiyo Ganacsade Cadoow Cali Gees balse taajirkaasi ayaa hadda lagu qanciyey in Lacag badan Villa Soomaaliya siiso.<\/p>\n<p>Warar kale oo warqaad heshay ayaa sheegaya in Kursigaasi uu doonayo C\/raxmaan Tuur yare Agaasimihii hore ee Nabad sugida Soomaaliya,Rooble ayaa taageeraya sida la sheegay balse codkiisa Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xisaabsan doona.<\/p>\n<p>Kursiga Xuseen Iidoow ee Murursade Habar Adinle waxaa mar kale loo ballan qaaday in Iidoow lasoo saaro maadaama abaalkii Kheyre Qoor qoor ugalay loogu gudayo sidaasna loo soo saari doono,codkiisa Kheyre ayaa xisaabsan doona.<\/p>\n<p>Cabdishakur Cali Mire oo kasoo jeeda Beesha mareexaan Jufada Reer Siyaad Xuseen ayaa waxa loo xiray Mire oo saaxiib dhaw la ah Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>C\/shakuur ayaa wakhti badan ku bixiya ag jooga Farmaajo weliba waxa uu ka mid yahay Marjaca iyo go\u2019aanada ugu dambeeya ee la qaadanayo mid wax laga weydiiyo.<\/p>\n<p>Si doorashada Farmaajo dib loogu soo celiyo xukunkana waxa Mire uu qeyb ka yahay shakhsiyaadka dhabarka uridan doona howshaasi isagana ay qasab noqotay in lasoo saaro.<\/p>\n<p>Hop104 waxaa mar kale loo caleemo saari doonaa Mahad Cabdalla Cawad oo kuxigeenka labaad Golaha Shacabka ah waxa beesha Dir Jufada Saleebaan Cabdalle laga dhaadhiciyey inay kursigaasi udhaafaan.<\/p>\n<p>Cawad waa xubin kale oo lama taab taan u ah Nabad iyo Nolol aadna ugu dhaw Xafiiska Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,sidaa awgeed gor gortan kale ma geli karo.<\/p>\n<p>Kursiga Ikraan Absuge gabadhii ugu yareyd Baalamaankii 10aad ayaa weyn doonta xilkeeda waxay kasoo jeedaa Beesha duduble,Jufada Maqalsame,waxa ikraan Booska ku heysta Yuusuf Geelle Ugaas (Dhageey) oo maanta iskaga tanaasulay Xilkii Aqalka sare ee dhawaan dib loogu doortay.<\/p>\n<p>Inkastoo Team Waaya Arag Dhageey ay u arkaan mid muhiim u ah in Golaha Shacabka uu uga soo muuqdo hadana codkiisa waxaa xisaabsan doona Mucaaradka.<\/p>\n<p>Shanta Kursi ee La shaaciyey Galmudug doorashadeeda la qaban doono 3 waxaa yeelan doona codkooda Madaxweyne Farmaajo iyadoo 2 mucaarad ah ay soo bixi doonaan sida la rajeenayo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xog ay warbaahinta Wardoon.net kaheshay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shegaysa inay diyaarisey qorshe ay kuhesho kuraasta shanta ah ee Golaha shacabka la shaaciyey in ay xirato oo shakhsiyaad ay wadato kusoo saarato. Xogta aan helnay ayaa ku warameysa in sanadkaan xildhibaano loo rabo Agaasimaha Kumeel gaarka Hay\u2019ada NISA Gaashaanle sare Yaasiin C\/llaahi Maxamed (Yaasiin Fareey). Kursiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164789,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164792","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sidee lookala qaadan doonaa 5ta kursi ee aqalka hoose ee Galmudug? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sidee-lookala-qaadan-doonaa-5ta-kursi-ee-aqalka-hoose-ee-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sidee lookala qaadan doonaa 5ta kursi ee aqalka hoose ee Galmudug? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xog ay warbaahinta Wardoon.net kaheshay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shegaysa inay diyaarisey qorshe ay kuhesho kuraasta shanta ah ee Golaha shacabka la shaaciyey in ay xirato oo shakhsiyaad ay wadato kusoo saarato. Xogta aan helnay ayaa ku warameysa in sanadkaan xildhibaano loo rabo Agaasimaha Kumeel gaarka Hay\u2019ada NISA Gaashaanle sare Yaasiin C\/llaahi Maxamed (Yaasiin Fareey). Kursiga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sidee-lookala-qaadan-doonaa-5ta-kursi-ee-aqalka-hoose-ee-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-18T10:17:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/gal-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"380\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sidee-lookala-qaadan-doonaa-5ta-kursi-ee-aqalka-hoose-ee-galmudug\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sidee-lookala-qaadan-doonaa-5ta-kursi-ee-aqalka-hoose-ee-galmudug\/\",\"name\":\"Sidee lookala qaadan doonaa 5ta kursi ee aqalka hoose ee Galmudug? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sidee-lookala-qaadan-doonaa-5ta-kursi-ee-aqalka-hoose-ee-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sidee-lookala-qaadan-doonaa-5ta-kursi-ee-aqalka-hoose-ee-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/gal-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-18T10:17:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sidee-lookala-qaadan-doonaa-5ta-kursi-ee-aqalka-hoose-ee-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sidee-lookala-qaadan-doonaa-5ta-kursi-ee-aqalka-hoose-ee-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sidee-lookala-qaadan-doonaa-5ta-kursi-ee-aqalka-hoose-ee-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/gal-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/gal-1.jpeg\",\"width\":660,\"height\":380},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sidee-lookala-qaadan-doonaa-5ta-kursi-ee-aqalka-hoose-ee-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sidee lookala qaadan doonaa 5ta kursi ee aqalka hoose ee Galmudug?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sidee lookala qaadan doonaa 5ta kursi ee aqalka hoose ee Galmudug? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sidee-lookala-qaadan-doonaa-5ta-kursi-ee-aqalka-hoose-ee-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sidee lookala qaadan doonaa 5ta kursi ee aqalka hoose ee Galmudug? - Wardoon","og_description":"Xog ay warbaahinta Wardoon.net kaheshay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shegaysa inay diyaarisey qorshe ay kuhesho kuraasta shanta ah ee Golaha shacabka la shaaciyey in ay xirato oo shakhsiyaad ay wadato kusoo saarato. Xogta aan helnay ayaa ku warameysa in sanadkaan xildhibaano loo rabo Agaasimaha Kumeel gaarka Hay\u2019ada NISA Gaashaanle sare Yaasiin C\/llaahi Maxamed (Yaasiin Fareey). Kursiga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sidee-lookala-qaadan-doonaa-5ta-kursi-ee-aqalka-hoose-ee-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-18T10:17:48+00:00","og_image":[{"width":660,"height":380,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/gal-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sidee-lookala-qaadan-doonaa-5ta-kursi-ee-aqalka-hoose-ee-galmudug\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sidee-lookala-qaadan-doonaa-5ta-kursi-ee-aqalka-hoose-ee-galmudug\/","name":"Sidee lookala qaadan doonaa 5ta kursi ee aqalka hoose ee Galmudug? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sidee-lookala-qaadan-doonaa-5ta-kursi-ee-aqalka-hoose-ee-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sidee-lookala-qaadan-doonaa-5ta-kursi-ee-aqalka-hoose-ee-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/gal-1.jpeg","datePublished":"2021-11-18T10:17:48+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sidee-lookala-qaadan-doonaa-5ta-kursi-ee-aqalka-hoose-ee-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/sidee-lookala-qaadan-doonaa-5ta-kursi-ee-aqalka-hoose-ee-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sidee-lookala-qaadan-doonaa-5ta-kursi-ee-aqalka-hoose-ee-galmudug\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/gal-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/gal-1.jpeg","width":660,"height":380},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sidee-lookala-qaadan-doonaa-5ta-kursi-ee-aqalka-hoose-ee-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sidee lookala qaadan doonaa 5ta kursi ee aqalka hoose ee Galmudug?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164792"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164792"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164792\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164794,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164792\/revisions\/164794"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164789"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164792"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164792"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164792"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}