{"id":164795,"date":"2021-11-18T13:37:38","date_gmt":"2021-11-18T10:37:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164795"},"modified":"2021-11-18T13:41:19","modified_gmt":"2021-11-18T10:41:19","slug":"daawo-gacan-bir-ah-ayaan-kuqabanaynaa-cid-kasto-oo-ka-hortimaado-jiritaanka-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gacan-bir-ah-ayaan-kuqabanaynaa-cid-kasto-oo-ka-hortimaado-jiritaanka-galmudug\/","title":{"rendered":"DAAWO:-&#8220;Gacan bir ah ayaan kuqabanaynaa cid kasto oo ka hortimaado jiritaanka Galmudug&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164796\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-18-at-10.37.07.png\" alt=\"\" width=\"1598\" height=\"1060\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-18-at-10.37.07.png 1598w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-18-at-10.37.07-300x199.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-18-at-10.37.07-1024x679.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-18-at-10.37.07-768x509.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-18-at-10.37.07-1536x1019.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-18-at-10.37.07-696x462.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-18-at-10.37.07-1068x708.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-18-at-10.37.07-633x420.png 633w\" sizes=\"(max-width: 1598px) 100vw, 1598px\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, oo xalay khudbad ka jeediyey casho sharaf loogu sameeyey magaalada Dhuusomareeb, ayaa sheegay inuu ku guuleysatay qorshihii uu u tegay deegaanada Galmudug.<\/p>\n<p>\u201cHowlihii aan u imid Galmudug ee arrinta doorashadu ugu muhiimsaneyd waxay ku dhammaadeen guul. Waan ku ammaanayaa madaxweyne Qoor Qoor in uu xilli dhow u qabtay bilaabista doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka,\u201d ayuu yiri Rooble.<\/p>\n<p>\u201cDowlad-goboleedka Galmudug waxaan garab ugu nahay hirgelinta dowladnimada, nidaamka iyo kala dambeynta si bulshada deegaanku horumar u gaarto.\u201d<\/p>\n<p>Rooble ayaa ugu baaqay madaxda dowlad goboleedyada kale inay sida ugu dhaqsiyaha badan u billaabaan qabashada doorashada golaha shacabka.<\/p>\n<p>Rooble ayaa la filayaa in sidoo kale uu booqasho ku tago caasimadaha maamul goboleedyada kale, si u u dhiiri-geliyo in la billaabo doorashada golaha shacabka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Soomaalida ay ceeb kala kulantay doorashooyinka daba dheeraaday, isaga oo sheegay in maalin kasta ay beesha caalamka weydiinayaan sababta ay u qaban la\u2019yihiin doorashada.<\/p>\n<p>Xubnaha beesha caalamka ayaa dalbaday in doorashada golaha shacabka lagu soo dhammeeyo kahor dhammaadka sanadkan 2021, taasi oo aad u adag marka la eego muddada ay qaadatay doorashada Aqalka Sare.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa ka fakaraya inay ku dhowaaqaan gole qaran oo dalka maamula haddii aan doorashada golaha shacabka lagu soo geba-gebeyn illaa dhammaadka sanadkan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FSOMALICABLE%2Fvideos%2F1043053046458049%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, oo xalay khudbad ka jeediyey casho sharaf loogu sameeyey magaalada Dhuusomareeb, ayaa sheegay inuu ku guuleysatay qorshihii uu u tegay deegaanada Galmudug. \u201cHowlihii aan u imid Galmudug ee arrinta doorashadu ugu muhiimsaneyd waxay ku dhammaadeen guul. Waan ku ammaanayaa madaxweyne Qoor Qoor in uu xilli dhow u qabtay bilaabista [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164796,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164795","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-&quot;Gacan bir ah ayaan kuqabanaynaa cid kasto oo ka hortimaado jiritaanka Galmudug&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gacan-bir-ah-ayaan-kuqabanaynaa-cid-kasto-oo-ka-hortimaado-jiritaanka-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-&quot;Gacan bir ah ayaan kuqabanaynaa cid kasto oo ka hortimaado jiritaanka Galmudug&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, oo xalay khudbad ka jeediyey casho sharaf loogu sameeyey magaalada Dhuusomareeb, ayaa sheegay inuu ku guuleysatay qorshihii uu u tegay deegaanada Galmudug. \u201cHowlihii aan u imid Galmudug ee arrinta doorashadu ugu muhiimsaneyd waxay ku dhammaadeen guul. Waan ku ammaanayaa madaxweyne Qoor Qoor in uu xilli dhow u qabtay bilaabista [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gacan-bir-ah-ayaan-kuqabanaynaa-cid-kasto-oo-ka-hortimaado-jiritaanka-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-18T10:37:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-11-18T10:41:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-18-at-10.37.07.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1598\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1060\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gacan-bir-ah-ayaan-kuqabanaynaa-cid-kasto-oo-ka-hortimaado-jiritaanka-galmudug\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gacan-bir-ah-ayaan-kuqabanaynaa-cid-kasto-oo-ka-hortimaado-jiritaanka-galmudug\/\",\"name\":\"DAAWO:-\\\"Gacan bir ah ayaan kuqabanaynaa cid kasto oo ka hortimaado jiritaanka Galmudug\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gacan-bir-ah-ayaan-kuqabanaynaa-cid-kasto-oo-ka-hortimaado-jiritaanka-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gacan-bir-ah-ayaan-kuqabanaynaa-cid-kasto-oo-ka-hortimaado-jiritaanka-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-18-at-10.37.07.png\",\"datePublished\":\"2021-11-18T10:37:38+00:00\",\"dateModified\":\"2021-11-18T10:41:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gacan-bir-ah-ayaan-kuqabanaynaa-cid-kasto-oo-ka-hortimaado-jiritaanka-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gacan-bir-ah-ayaan-kuqabanaynaa-cid-kasto-oo-ka-hortimaado-jiritaanka-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gacan-bir-ah-ayaan-kuqabanaynaa-cid-kasto-oo-ka-hortimaado-jiritaanka-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-18-at-10.37.07.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-18-at-10.37.07.png\",\"width\":1598,\"height\":1060},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gacan-bir-ah-ayaan-kuqabanaynaa-cid-kasto-oo-ka-hortimaado-jiritaanka-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-&#8220;Gacan bir ah ayaan kuqabanaynaa cid kasto oo ka hortimaado jiritaanka Galmudug&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\"Gacan bir ah ayaan kuqabanaynaa cid kasto oo ka hortimaado jiritaanka Galmudug\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gacan-bir-ah-ayaan-kuqabanaynaa-cid-kasto-oo-ka-hortimaado-jiritaanka-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\"Gacan bir ah ayaan kuqabanaynaa cid kasto oo ka hortimaado jiritaanka Galmudug\" - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, oo xalay khudbad ka jeediyey casho sharaf loogu sameeyey magaalada Dhuusomareeb, ayaa sheegay inuu ku guuleysatay qorshihii uu u tegay deegaanada Galmudug. \u201cHowlihii aan u imid Galmudug ee arrinta doorashadu ugu muhiimsaneyd waxay ku dhammaadeen guul. Waan ku ammaanayaa madaxweyne Qoor Qoor in uu xilli dhow u qabtay bilaabista [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gacan-bir-ah-ayaan-kuqabanaynaa-cid-kasto-oo-ka-hortimaado-jiritaanka-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-18T10:37:38+00:00","article_modified_time":"2021-11-18T10:41:19+00:00","og_image":[{"width":1598,"height":1060,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-18-at-10.37.07.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gacan-bir-ah-ayaan-kuqabanaynaa-cid-kasto-oo-ka-hortimaado-jiritaanka-galmudug\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gacan-bir-ah-ayaan-kuqabanaynaa-cid-kasto-oo-ka-hortimaado-jiritaanka-galmudug\/","name":"DAAWO:-\"Gacan bir ah ayaan kuqabanaynaa cid kasto oo ka hortimaado jiritaanka Galmudug\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gacan-bir-ah-ayaan-kuqabanaynaa-cid-kasto-oo-ka-hortimaado-jiritaanka-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gacan-bir-ah-ayaan-kuqabanaynaa-cid-kasto-oo-ka-hortimaado-jiritaanka-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-18-at-10.37.07.png","datePublished":"2021-11-18T10:37:38+00:00","dateModified":"2021-11-18T10:41:19+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gacan-bir-ah-ayaan-kuqabanaynaa-cid-kasto-oo-ka-hortimaado-jiritaanka-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gacan-bir-ah-ayaan-kuqabanaynaa-cid-kasto-oo-ka-hortimaado-jiritaanka-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gacan-bir-ah-ayaan-kuqabanaynaa-cid-kasto-oo-ka-hortimaado-jiritaanka-galmudug\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-18-at-10.37.07.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-18-at-10.37.07.png","width":1598,"height":1060},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gacan-bir-ah-ayaan-kuqabanaynaa-cid-kasto-oo-ka-hortimaado-jiritaanka-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-&#8220;Gacan bir ah ayaan kuqabanaynaa cid kasto oo ka hortimaado jiritaanka Galmudug&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164795"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164795"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164795\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164799,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164795\/revisions\/164799"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164796"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164795"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164795"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164795"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}