{"id":164800,"date":"2021-11-18T17:46:51","date_gmt":"2021-11-18T14:46:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164800"},"modified":"2021-11-18T17:46:51","modified_gmt":"2021-11-18T14:46:51","slug":"kenya-oo-sooqabatay-saddex-nin-oo-xabsiga-ka-baxsaday-isniintii","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sooqabatay-saddex-nin-oo-xabsiga-ka-baxsaday-isniintii\/","title":{"rendered":"Kenya oo sooqabatay saddex nin oo xabsiga ka baxsaday isniintii"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164801\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211118637728120092750781.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"410\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211118637728120092750781.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211118637728120092750781-300x186.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211118637728120092750781-356x220.jpeg 356w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Kenya ayaa dib gacanta ugusoo dhigtay eedeysanayaal Argagixiso oo ka baxsaday Xabsi kuyaalla dalka Kenya, kuwaas oo\u00a0 hadda lagu xiray Kitui xilli ay ku sii jeedeen Soomaaliya.<\/p>\n<p>Raggan oo lagu kala magacaabo Mohammed Ali Abikar, Joseph Juma Odhiambo iyo Musharaf Abdallah Washiali, ayaa Waxa ay ka baxsadeen xabsi si weyn ammaankiisa loo ilaalinayay.<\/p>\n<p>Waxa ay jebiyeen gidaarka qolka ay ku jireen. Kadib waxay adeegsadeen bustayaal, xadhig iyo ulo xaaqin ah si ay u abuuraan xadhko macmal ah oo ay kaga boodaan darbiga xabsiga.<\/p>\n<p>Arbacadii, madaxweyne Kenyatta ayaa ku amray wasiirkiisa arrimaha gudaha Kenya Dr. Fred Matiang\u2019i, in wax kaste lagu bixiyo sidii gacanta loogusoo dhigi lahaa saddexdan nin.<\/p>\n<p>Mid kamid maxaabiista dib loosoo qabtay ayaa ku xukumnaa 41 sano oo xarig ah, isagoo lagu eedeeyay ku lug lahaanshiyaha mid ka mid ah weeraradii ugu xumaa ee\u00a0 Kenya ka dhacay.<\/p>\n<p>Isniintii ayuu ka baxsaday xabsiga, isaga iyo labo maxbuus oo kale oo loo haystay dambiyo la xiriira argagixisanimo, sida ay masuuliyiinta Kenya warbaahinta u sheegeen.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo ka soo baxay hogaanka dambi baarista Kenya ayaa lagu sheegay mid ka mid ah maxaabiistii baxsatay ee lagu magacaabo Maxamed Cali Abiikar oo 41 sano lagu xukumay\u00a0 inuu ku lug lahaa weerarkii Jaamacadda Gaarisa ee sanadkii 2015-kii oo lagu dilay 148 ruux oo arday u badan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa dib gacanta ugusoo dhigtay eedeysanayaal Argagixiso oo ka baxsaday Xabsi kuyaalla dalka Kenya, kuwaas oo\u00a0 hadda lagu xiray Kitui xilli ay ku sii jeedeen Soomaaliya. Raggan oo lagu kala magacaabo Mohammed Ali Abikar, Joseph Juma Odhiambo iyo Musharaf Abdallah Washiali, ayaa Waxa ay ka baxsadeen xabsi si weyn ammaankiisa loo ilaalinayay. Waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164801,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164800","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kenya oo sooqabatay saddex nin oo xabsiga ka baxsaday isniintii - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sooqabatay-saddex-nin-oo-xabsiga-ka-baxsaday-isniintii\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kenya oo sooqabatay saddex nin oo xabsiga ka baxsaday isniintii - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Kenya ayaa dib gacanta ugusoo dhigtay eedeysanayaal Argagixiso oo ka baxsaday Xabsi kuyaalla dalka Kenya, kuwaas oo\u00a0 hadda lagu xiray Kitui xilli ay ku sii jeedeen Soomaaliya. Raggan oo lagu kala magacaabo Mohammed Ali Abikar, Joseph Juma Odhiambo iyo Musharaf Abdallah Washiali, ayaa Waxa ay ka baxsadeen xabsi si weyn ammaankiisa loo ilaalinayay. Waxa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sooqabatay-saddex-nin-oo-xabsiga-ka-baxsaday-isniintii\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-18T14:46:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211118637728120092750781.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"410\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sooqabatay-saddex-nin-oo-xabsiga-ka-baxsaday-isniintii\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sooqabatay-saddex-nin-oo-xabsiga-ka-baxsaday-isniintii\/\",\"name\":\"Kenya oo sooqabatay saddex nin oo xabsiga ka baxsaday isniintii - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sooqabatay-saddex-nin-oo-xabsiga-ka-baxsaday-isniintii\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sooqabatay-saddex-nin-oo-xabsiga-ka-baxsaday-isniintii\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211118637728120092750781.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-18T14:46:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sooqabatay-saddex-nin-oo-xabsiga-ka-baxsaday-isniintii\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sooqabatay-saddex-nin-oo-xabsiga-ka-baxsaday-isniintii\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sooqabatay-saddex-nin-oo-xabsiga-ka-baxsaday-isniintii\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211118637728120092750781.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211118637728120092750781.jpeg\",\"width\":660,\"height\":410},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sooqabatay-saddex-nin-oo-xabsiga-ka-baxsaday-isniintii\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kenya oo sooqabatay saddex nin oo xabsiga ka baxsaday isniintii\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kenya oo sooqabatay saddex nin oo xabsiga ka baxsaday isniintii - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sooqabatay-saddex-nin-oo-xabsiga-ka-baxsaday-isniintii\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kenya oo sooqabatay saddex nin oo xabsiga ka baxsaday isniintii - Wardoon","og_description":"Dowladda Kenya ayaa dib gacanta ugusoo dhigtay eedeysanayaal Argagixiso oo ka baxsaday Xabsi kuyaalla dalka Kenya, kuwaas oo\u00a0 hadda lagu xiray Kitui xilli ay ku sii jeedeen Soomaaliya. Raggan oo lagu kala magacaabo Mohammed Ali Abikar, Joseph Juma Odhiambo iyo Musharaf Abdallah Washiali, ayaa Waxa ay ka baxsadeen xabsi si weyn ammaankiisa loo ilaalinayay. Waxa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sooqabatay-saddex-nin-oo-xabsiga-ka-baxsaday-isniintii\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-18T14:46:51+00:00","og_image":[{"width":660,"height":410,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211118637728120092750781.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sooqabatay-saddex-nin-oo-xabsiga-ka-baxsaday-isniintii\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sooqabatay-saddex-nin-oo-xabsiga-ka-baxsaday-isniintii\/","name":"Kenya oo sooqabatay saddex nin oo xabsiga ka baxsaday isniintii - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sooqabatay-saddex-nin-oo-xabsiga-ka-baxsaday-isniintii\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sooqabatay-saddex-nin-oo-xabsiga-ka-baxsaday-isniintii\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211118637728120092750781.jpeg","datePublished":"2021-11-18T14:46:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sooqabatay-saddex-nin-oo-xabsiga-ka-baxsaday-isniintii\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sooqabatay-saddex-nin-oo-xabsiga-ka-baxsaday-isniintii\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sooqabatay-saddex-nin-oo-xabsiga-ka-baxsaday-isniintii\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211118637728120092750781.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211118637728120092750781.jpeg","width":660,"height":410},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sooqabatay-saddex-nin-oo-xabsiga-ka-baxsaday-isniintii\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kenya oo sooqabatay saddex nin oo xabsiga ka baxsaday isniintii"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164800"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164800"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164800\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164802,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164800\/revisions\/164802"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164801"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164800"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164800"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164800"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}