{"id":164820,"date":"2021-11-19T12:35:05","date_gmt":"2021-11-19T09:35:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164820"},"modified":"2021-11-19T12:37:08","modified_gmt":"2021-11-19T09:37:08","slug":"ciidanka-uganda-oo-toogtay-wadaad-caan-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-uganda-oo-toogtay-wadaad-caan-ah\/","title":{"rendered":"Ciidanka Uganda oo toogtay Wadaad caan ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164821\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Uganda-Police.jpeg\" alt=\"\" width=\"2464\" height=\"1632\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Uganda-Police.jpeg 2464w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Uganda-Police-300x199.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Uganda-Police-1024x678.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Uganda-Police-768x509.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Uganda-Police-1536x1017.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Uganda-Police-2048x1356.jpeg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Uganda-Police-696x461.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Uganda-Police-1068x707.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Uganda-Police-634x420.jpeg 634w\" sizes=\"(max-width: 2464px) 100vw, 2464px\" \/><\/p>\n<p>Sarkaal katirsan Ciidanka Uganda ayaa Warbaahinta u sheegay in Hay\u2019adaha ammaanka ay toogteen Sheekh Maxamed Cabaas Kirevu oo ay ku eedeeyeen in uu xiriir la leeyahay kooxda Daacish ee sheegatay mas\u2019uuliyadda qaraxyo ka dhacay Kampala.<\/p>\n<p>Toogashada Sheekha ayaa ka dhacday meel ka baxsan Magaalada Kampala oo ah halka qaraxyadu ay ka dhaceen, Ciidanka ayaa howlgalkaan oo ah mid qorsheysan ku tagay goobta uu joogay oo aanay faah-faahin ka bixin Hay\u2019adaha ammaanka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164823\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-19-at-09.35.58.png\" alt=\"\" width=\"1558\" height=\"880\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-19-at-09.35.58.png 1558w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-19-at-09.35.58-300x169.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-19-at-09.35.58-1024x578.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-19-at-09.35.58-768x434.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-19-at-09.35.58-1536x868.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-19-at-09.35.58-696x393.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-19-at-09.35.58-1068x603.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-19-at-09.35.58-744x420.png 744w\" sizes=\"(max-width: 1558px) 100vw, 1558px\" \/><\/p>\n<p>Weerarada qaraxyada ah ee ka dhacay Kampala ayaa galaaftay nolosha dad ku dhaw 10 ruux, halka ay ku dhaawacmeen 30 kale sida ay sheegeen Hay\u2019adaha Caafimaadka &amp; Laamaha ammaanka Uganda oo faah-faahin ka bixiyay qaraxyadaas.<\/p>\n<p>Qaraxyada waxaa sheegatay Kooxda Allied Democratic Forces (ADF) oo ku dhawaaqday in ay heshiis la gashay Kooxda la magac baxday Dowladda Islaamiga ee Daacish (IS), Ciidamada ammaanka Uganda ayaa faajignaan dheeraad ah la geliyay.<\/p>\n<p>Jabhadda Islaamiga ah ee ADF waxaa Uganda lagu aasaasay sagaashamaadkii balse hadda waxa a saldhig u ah Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo. Tan iyo markii ay wacad ku mareen inay daacad u yihiin ururka IS sanadka markuu ahaa 2019, ayaa waxa ay qaadeen werarro isdaba joog ah.<\/p>\n<p>21 qof ayaa la xiray ka dib tan iyo weerarkii Talaadadii gilgilay caasimadda Uganda, iyadoo booliiska ay wacad ku mareen inay burburin doonaan unugyada ADF ee Kampala iyo guud ahaan dalka.<\/p>\n<p>Afhayeenka booliiska Fred Enanga ayaa sheegay in 13 qof oo laga shakisan yahay, oo ay ku jiraan dhowr carruur ah, la qabtay xilli ay isku dayayeen in ay ka gudbaan xadka DR Congo.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale ay booliska ku raad joogaan wadaad kale oo lagu magacaabo Sheekh Suleymaan Nsubuga, kaas oo lagu eedeeyay in uu sameeyay tababarro la xiriira waxa ay dowladda ku tilmaamtay argagixisanimada, dadka xagjireynta loo qorayo, iyo bixinta agabka lagu sameeyo walxaha qarxa.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.aljazeera.com\/news\/2021\/11\/19\/uganda-police-kill-five-suspects-following-twin-attacks\"><span style=\"color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sarkaal katirsan Ciidanka Uganda ayaa Warbaahinta u sheegay in Hay\u2019adaha ammaanka ay toogteen Sheekh Maxamed Cabaas Kirevu oo ay ku eedeeyeen in uu xiriir la leeyahay kooxda Daacish ee sheegatay mas\u2019uuliyadda qaraxyo ka dhacay Kampala. Toogashada Sheekha ayaa ka dhacday meel ka baxsan Magaalada Kampala oo ah halka qaraxyadu ay ka dhaceen, Ciidanka ayaa howlgalkaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164821,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164820","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidanka Uganda oo toogtay Wadaad caan ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-uganda-oo-toogtay-wadaad-caan-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidanka Uganda oo toogtay Wadaad caan ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sarkaal katirsan Ciidanka Uganda ayaa Warbaahinta u sheegay in Hay\u2019adaha ammaanka ay toogteen Sheekh Maxamed Cabaas Kirevu oo ay ku eedeeyeen in uu xiriir la leeyahay kooxda Daacish ee sheegatay mas\u2019uuliyadda qaraxyo ka dhacay Kampala. Toogashada Sheekha ayaa ka dhacday meel ka baxsan Magaalada Kampala oo ah halka qaraxyadu ay ka dhaceen, Ciidanka ayaa howlgalkaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-uganda-oo-toogtay-wadaad-caan-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-19T09:35:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-11-19T09:37:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Uganda-Police.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1632\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-uganda-oo-toogtay-wadaad-caan-ah\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-uganda-oo-toogtay-wadaad-caan-ah\/\",\"name\":\"Ciidanka Uganda oo toogtay Wadaad caan ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-uganda-oo-toogtay-wadaad-caan-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-uganda-oo-toogtay-wadaad-caan-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Uganda-Police.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-19T09:35:05+00:00\",\"dateModified\":\"2021-11-19T09:37:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-uganda-oo-toogtay-wadaad-caan-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-uganda-oo-toogtay-wadaad-caan-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-uganda-oo-toogtay-wadaad-caan-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Uganda-Police.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Uganda-Police.jpeg\",\"width\":2464,\"height\":1632},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-uganda-oo-toogtay-wadaad-caan-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidanka Uganda oo toogtay Wadaad caan ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidanka Uganda oo toogtay Wadaad caan ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-uganda-oo-toogtay-wadaad-caan-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidanka Uganda oo toogtay Wadaad caan ah - Wardoon","og_description":"Sarkaal katirsan Ciidanka Uganda ayaa Warbaahinta u sheegay in Hay\u2019adaha ammaanka ay toogteen Sheekh Maxamed Cabaas Kirevu oo ay ku eedeeyeen in uu xiriir la leeyahay kooxda Daacish ee sheegatay mas\u2019uuliyadda qaraxyo ka dhacay Kampala. Toogashada Sheekha ayaa ka dhacday meel ka baxsan Magaalada Kampala oo ah halka qaraxyadu ay ka dhaceen, Ciidanka ayaa howlgalkaan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-uganda-oo-toogtay-wadaad-caan-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-19T09:35:05+00:00","article_modified_time":"2021-11-19T09:37:08+00:00","og_image":[{"width":2464,"height":1632,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Uganda-Police.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-uganda-oo-toogtay-wadaad-caan-ah\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-uganda-oo-toogtay-wadaad-caan-ah\/","name":"Ciidanka Uganda oo toogtay Wadaad caan ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-uganda-oo-toogtay-wadaad-caan-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-uganda-oo-toogtay-wadaad-caan-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Uganda-Police.jpeg","datePublished":"2021-11-19T09:35:05+00:00","dateModified":"2021-11-19T09:37:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-uganda-oo-toogtay-wadaad-caan-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-uganda-oo-toogtay-wadaad-caan-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-uganda-oo-toogtay-wadaad-caan-ah\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Uganda-Police.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Uganda-Police.jpeg","width":2464,"height":1632},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-uganda-oo-toogtay-wadaad-caan-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidanka Uganda oo toogtay Wadaad caan ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164820"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164820"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164820\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164825,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164820\/revisions\/164825"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164821"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164820"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164820"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164820"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}