{"id":164838,"date":"2021-11-20T13:52:00","date_gmt":"2021-11-20T10:52:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164838"},"modified":"2021-11-20T13:52:00","modified_gmt":"2021-11-20T10:52:00","slug":"kamala-harris-oo-85-daqiiqo-madaxweyne-ka-aheyd-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kamala-harris-oo-85-daqiiqo-madaxweyne-ka-aheyd-mareykanka\/","title":{"rendered":"Kamala Harris oo 85 Daqiiqo Madaxweyne ka aheyd Mareykanka"},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164839\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/harris.jpeg\" alt=\"\" width=\"681\" height=\"383\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/harris.jpeg 681w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/harris-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 681px) 100vw, 681px\" \/><\/p>\n<p class=\"p1\">Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Jimcihii shalay si ku-meel gaar ah awoodda madaxweyne ugu wareejiyey madaxweyne ku-xigeenka Kamala Harris, kahor inta aanu qaadan dawada qofka suuxisa si loogu sameeyo baaritaanka xiidmaha (<span class=\"s1\">colonoscopy).<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\">Biden ayaa howlgalkan ku maray xarunta caafimaadka Walter Reed, taasi oo qeyb ka aheyd tijaabadiisa caafimaad ee sanadlaha ah, sida ay sheegtay afhayeenka Aqalka Cad Jen Psaki.<\/p>\n<p class=\"p1\">\u201cSi la mid ah markii madaxweyne George W. Bush uu maray howlgalkan oo kale 2002 iyo 2007, iyo ayada oo la raacayo sida dastuurka ku qoran, madaxweyne Biden wuxuu si ku-meel gaar ah awoodda madaxweyne ugu wareejin doonaa madaxweyne ku-xigeenka inta uu suuxsan yahay,\u201d ayey tiri Psaki kahor inta aan Biden la suuxin.<\/p>\n<p class=\"p1\">\u201cMadaxweyne ku-xigeenka waxay muddadaas ka shaqeyn doontaa xafiiskeeda qeybta West Wing.\u201d<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0\u00a0<\/span><span class=\"s1\"><span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p class=\"p2\">Kadib markii uu awoodda wareejiyey 10:10 am, Biden ayaa tijaabadiisa caafimaad ee baaritaanka xiidmaha dhameeyey 11:35 am, wuxuuna dib ula wareegay awooddiisa madaxweyne.<\/p>\n<p class=\"p4\">Biden ayaa la sheegay inay xaaladdiisa caafimaad wanaagsan tahay hase yeeshee uu kusii negaan doono Walter Reed, si uu ugu sii nasto, sida ay sheegtay afhayeenka Aqalka Cad Jen Psaki.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p class=\"p2\">Biden oo maanta oo Sabti ah ay u buuxsami doonto da\u2019da 79-aad ayaa noqday madaxweynihii ugu da\u2019a weynaa ee la doorto taariikhda Mareykanka.<\/p>\n<p class=\"p2\">Da\u2019diisa ayaa noqotay meel ay mar walba ka wareeraan Jamhuuriyiinta, waxaana tijaabadan caafimaad ay mar kale xiiso ku abuurtay xubnaha Jamhuuriga.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p4\">In madaxweynaha uu awoodda wareejiyo ma ahan wax caadi ah, waxaana ay dood abuurtay intii uu madaxweynaha ahaa Donald Trump.<\/p>\n<p class=\"p4\">Trump oo 2019-kii si deg deg loogu qaaday isbitalka Walter Reed ayaa diiday in la suuxiyo, sababtoo ah ma uusan dooneyn inuu awoodda ku wareejiyo madaxweyne ku-xigeenka Mike Pence.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Jimcihii shalay si ku-meel gaar ah awoodda madaxweyne ugu wareejiyey madaxweyne ku-xigeenka Kamala Harris, kahor inta aanu qaadan dawada qofka suuxisa si loogu sameeyo baaritaanka xiidmaha (colonoscopy).\u00a0 Biden ayaa howlgalkan ku maray xarunta caafimaadka Walter Reed, taasi oo qeyb ka aheyd tijaabadiisa caafimaad ee sanadlaha ah, sida ay sheegtay afhayeenka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164839,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164838","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kamala Harris oo 85 Daqiiqo Madaxweyne ka aheyd Mareykanka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kamala-harris-oo-85-daqiiqo-madaxweyne-ka-aheyd-mareykanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kamala Harris oo 85 Daqiiqo Madaxweyne ka aheyd Mareykanka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Jimcihii shalay si ku-meel gaar ah awoodda madaxweyne ugu wareejiyey madaxweyne ku-xigeenka Kamala Harris, kahor inta aanu qaadan dawada qofka suuxisa si loogu sameeyo baaritaanka xiidmaha (colonoscopy).\u00a0 Biden ayaa howlgalkan ku maray xarunta caafimaadka Walter Reed, taasi oo qeyb ka aheyd tijaabadiisa caafimaad ee sanadlaha ah, sida ay sheegtay afhayeenka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kamala-harris-oo-85-daqiiqo-madaxweyne-ka-aheyd-mareykanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-20T10:52:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/harris.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"681\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"383\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kamala-harris-oo-85-daqiiqo-madaxweyne-ka-aheyd-mareykanka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kamala-harris-oo-85-daqiiqo-madaxweyne-ka-aheyd-mareykanka\/\",\"name\":\"Kamala Harris oo 85 Daqiiqo Madaxweyne ka aheyd Mareykanka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kamala-harris-oo-85-daqiiqo-madaxweyne-ka-aheyd-mareykanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kamala-harris-oo-85-daqiiqo-madaxweyne-ka-aheyd-mareykanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/harris.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-20T10:52:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kamala-harris-oo-85-daqiiqo-madaxweyne-ka-aheyd-mareykanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kamala-harris-oo-85-daqiiqo-madaxweyne-ka-aheyd-mareykanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kamala-harris-oo-85-daqiiqo-madaxweyne-ka-aheyd-mareykanka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/harris.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/harris.jpeg\",\"width\":681,\"height\":383},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kamala-harris-oo-85-daqiiqo-madaxweyne-ka-aheyd-mareykanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kamala Harris oo 85 Daqiiqo Madaxweyne ka aheyd Mareykanka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kamala Harris oo 85 Daqiiqo Madaxweyne ka aheyd Mareykanka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kamala-harris-oo-85-daqiiqo-madaxweyne-ka-aheyd-mareykanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kamala Harris oo 85 Daqiiqo Madaxweyne ka aheyd Mareykanka - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Jimcihii shalay si ku-meel gaar ah awoodda madaxweyne ugu wareejiyey madaxweyne ku-xigeenka Kamala Harris, kahor inta aanu qaadan dawada qofka suuxisa si loogu sameeyo baaritaanka xiidmaha (colonoscopy).\u00a0 Biden ayaa howlgalkan ku maray xarunta caafimaadka Walter Reed, taasi oo qeyb ka aheyd tijaabadiisa caafimaad ee sanadlaha ah, sida ay sheegtay afhayeenka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kamala-harris-oo-85-daqiiqo-madaxweyne-ka-aheyd-mareykanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-20T10:52:00+00:00","og_image":[{"width":681,"height":383,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/harris.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kamala-harris-oo-85-daqiiqo-madaxweyne-ka-aheyd-mareykanka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kamala-harris-oo-85-daqiiqo-madaxweyne-ka-aheyd-mareykanka\/","name":"Kamala Harris oo 85 Daqiiqo Madaxweyne ka aheyd Mareykanka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kamala-harris-oo-85-daqiiqo-madaxweyne-ka-aheyd-mareykanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kamala-harris-oo-85-daqiiqo-madaxweyne-ka-aheyd-mareykanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/harris.jpeg","datePublished":"2021-11-20T10:52:00+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kamala-harris-oo-85-daqiiqo-madaxweyne-ka-aheyd-mareykanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kamala-harris-oo-85-daqiiqo-madaxweyne-ka-aheyd-mareykanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kamala-harris-oo-85-daqiiqo-madaxweyne-ka-aheyd-mareykanka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/harris.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/harris.jpeg","width":681,"height":383},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kamala-harris-oo-85-daqiiqo-madaxweyne-ka-aheyd-mareykanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kamala Harris oo 85 Daqiiqo Madaxweyne ka aheyd Mareykanka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164838"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164838"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164838\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164840,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164838\/revisions\/164840"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164839"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164838"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164838"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164838"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}