{"id":164872,"date":"2021-11-21T17:28:50","date_gmt":"2021-11-21T14:28:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164872"},"modified":"2021-11-21T17:29:17","modified_gmt":"2021-11-21T14:29:17","slug":"puntland-oo-dil-kuxukuntay-labo-kamid-ah-shabaabkii-weeraray-xabsiga-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dil-kuxukuntay-labo-kamid-ah-shabaabkii-weeraray-xabsiga-boosaaso\/","title":{"rendered":"Puntland oo dil kuxukuntay labo kamid ah Shabaabkii weeraray xabsiga Boosaaso"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164873\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211121637730747923311327.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"350\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211121637730747923311327.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211121637730747923311327-300x159.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Maxkamadda ciiddamada qalabka sida ee maamulka Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku riday labo nin oo katirsan ururka Alshabaab oo ka qeyb qaatay weerarkii bishii march ee\u00a0 sanadkan lagu qaaday xabsiga magaalada Boosaaso.<\/p>\n<p>Labadan nin oo lagu kala magacaabo Maxamuud Cabdirixiin Cabduqaadir Xifdiye iyo Maxamed Cismaan Madey Cismaan ayay maxkamaddu sheegtay in ay askar ku laayeen intii uu socday weerarkii ay kusoo qaadeen xabsiga Bosaso.<\/p>\n<p>Xukumayaasha oo maxkamadda ka hadlay ayaa qirtay in ay kamid ahaayeen Alshabaab iyo guutadii loosoo diray in ay xabsiga, balse waxay ku andacoodeen in aanay ka qeyb qaadan weerarka xabsiga.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha maxkamadda gaashaanle dhexe Cabdirisaaq Jaamac Cabdulle, ayaa ku dhawaaqay xukunka dilka ah ee eedeysanayaasha lagu riday. Sidoo kale wuxuu sheegay in ay maxkamaddu siisay racfaan bil ah, oo ay isaga difaacaan xukunka lagu riday.<\/p>\n<p>Raggan xukunka lagu riday waxay qeyb ka ahaayeen rag katirsan Alshabaab\u00a0 oo gacanta lagusoo dhigay saacaddo kadib weerarka xabsiga, waxaa lagu soo qabtay howlgal ciiddanku kaga daba tagayeen dableydii xabsiga weerartay iyo maxaabiistii fakatay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda ciiddamada qalabka sida ee maamulka Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku riday labo nin oo katirsan ururka Alshabaab oo ka qeyb qaatay weerarkii bishii march ee\u00a0 sanadkan lagu qaaday xabsiga magaalada Boosaaso. Labadan nin oo lagu kala magacaabo Maxamuud Cabdirixiin Cabduqaadir Xifdiye iyo Maxamed Cismaan Madey Cismaan ayay maxkamaddu sheegtay in ay askar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164873,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164872","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland oo dil kuxukuntay labo kamid ah Shabaabkii weeraray xabsiga Boosaaso - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dil-kuxukuntay-labo-kamid-ah-shabaabkii-weeraray-xabsiga-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland oo dil kuxukuntay labo kamid ah Shabaabkii weeraray xabsiga Boosaaso - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda ciiddamada qalabka sida ee maamulka Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku riday labo nin oo katirsan ururka Alshabaab oo ka qeyb qaatay weerarkii bishii march ee\u00a0 sanadkan lagu qaaday xabsiga magaalada Boosaaso. Labadan nin oo lagu kala magacaabo Maxamuud Cabdirixiin Cabduqaadir Xifdiye iyo Maxamed Cismaan Madey Cismaan ayay maxkamaddu sheegtay in ay askar [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dil-kuxukuntay-labo-kamid-ah-shabaabkii-weeraray-xabsiga-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-21T14:28:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-11-21T14:29:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211121637730747923311327.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"350\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dil-kuxukuntay-labo-kamid-ah-shabaabkii-weeraray-xabsiga-boosaaso\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dil-kuxukuntay-labo-kamid-ah-shabaabkii-weeraray-xabsiga-boosaaso\/\",\"name\":\"Puntland oo dil kuxukuntay labo kamid ah Shabaabkii weeraray xabsiga Boosaaso - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dil-kuxukuntay-labo-kamid-ah-shabaabkii-weeraray-xabsiga-boosaaso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dil-kuxukuntay-labo-kamid-ah-shabaabkii-weeraray-xabsiga-boosaaso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211121637730747923311327.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-21T14:28:50+00:00\",\"dateModified\":\"2021-11-21T14:29:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dil-kuxukuntay-labo-kamid-ah-shabaabkii-weeraray-xabsiga-boosaaso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dil-kuxukuntay-labo-kamid-ah-shabaabkii-weeraray-xabsiga-boosaaso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dil-kuxukuntay-labo-kamid-ah-shabaabkii-weeraray-xabsiga-boosaaso\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211121637730747923311327.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211121637730747923311327.jpeg\",\"width\":660,\"height\":350},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dil-kuxukuntay-labo-kamid-ah-shabaabkii-weeraray-xabsiga-boosaaso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland oo dil kuxukuntay labo kamid ah Shabaabkii weeraray xabsiga Boosaaso\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland oo dil kuxukuntay labo kamid ah Shabaabkii weeraray xabsiga Boosaaso - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dil-kuxukuntay-labo-kamid-ah-shabaabkii-weeraray-xabsiga-boosaaso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland oo dil kuxukuntay labo kamid ah Shabaabkii weeraray xabsiga Boosaaso - Wardoon","og_description":"Maxkamadda ciiddamada qalabka sida ee maamulka Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku riday labo nin oo katirsan ururka Alshabaab oo ka qeyb qaatay weerarkii bishii march ee\u00a0 sanadkan lagu qaaday xabsiga magaalada Boosaaso. Labadan nin oo lagu kala magacaabo Maxamuud Cabdirixiin Cabduqaadir Xifdiye iyo Maxamed Cismaan Madey Cismaan ayay maxkamaddu sheegtay in ay askar [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dil-kuxukuntay-labo-kamid-ah-shabaabkii-weeraray-xabsiga-boosaaso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-21T14:28:50+00:00","article_modified_time":"2021-11-21T14:29:17+00:00","og_image":[{"width":660,"height":350,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211121637730747923311327.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dil-kuxukuntay-labo-kamid-ah-shabaabkii-weeraray-xabsiga-boosaaso\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dil-kuxukuntay-labo-kamid-ah-shabaabkii-weeraray-xabsiga-boosaaso\/","name":"Puntland oo dil kuxukuntay labo kamid ah Shabaabkii weeraray xabsiga Boosaaso - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dil-kuxukuntay-labo-kamid-ah-shabaabkii-weeraray-xabsiga-boosaaso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dil-kuxukuntay-labo-kamid-ah-shabaabkii-weeraray-xabsiga-boosaaso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211121637730747923311327.jpeg","datePublished":"2021-11-21T14:28:50+00:00","dateModified":"2021-11-21T14:29:17+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dil-kuxukuntay-labo-kamid-ah-shabaabkii-weeraray-xabsiga-boosaaso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dil-kuxukuntay-labo-kamid-ah-shabaabkii-weeraray-xabsiga-boosaaso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dil-kuxukuntay-labo-kamid-ah-shabaabkii-weeraray-xabsiga-boosaaso\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211121637730747923311327.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211121637730747923311327.jpeg","width":660,"height":350},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dil-kuxukuntay-labo-kamid-ah-shabaabkii-weeraray-xabsiga-boosaaso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland oo dil kuxukuntay labo kamid ah Shabaabkii weeraray xabsiga Boosaaso"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164872"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164872"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164872\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164874,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164872\/revisions\/164874"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164873"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164872"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164872"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164872"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}