{"id":164875,"date":"2021-11-21T19:29:54","date_gmt":"2021-11-21T16:29:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164875"},"modified":"2021-11-22T00:44:31","modified_gmt":"2021-11-21T21:44:31","slug":"daawo-natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-baaritaanka-kiiska-ikraan-tahliil-faarax","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-baaritaanka-kiiska-ikraan-tahliil-faarax\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Natiijo hordhac ah oo laga soo saaray baaritaanka kiiska Ikraan Tahliil Faarax"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164876\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-21-at-16.24.56.png\" alt=\"\" width=\"1430\" height=\"804\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-21-at-16.24.56.png 1430w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-21-at-16.24.56-300x169.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-21-at-16.24.56-1024x576.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-21-at-16.24.56-768x432.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-21-at-16.24.56-696x391.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-21-at-16.24.56-1068x600.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-21-at-16.24.56-747x420.png 747w\" sizes=\"(max-width: 1430px) 100vw, 1430px\" \/><\/p>\n<p>Jeneral Cabdullahi Buulle Kameey, oo ah Xeer-ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa caawa shaaciyey natiijo hordhac ah oo ku aadan baarista kiiska Ikraan Tahliil oo ka tirsaneyd hay\u2019adda NISA.<\/p>\n<p>Cabdullaahi Buulle Kameey ayaa sheegay in Guddiga baarista oo ka kooban xeer ilaaliyaha guud, ku-xigeenkiisa iyo Sarkaal ka tirsan NISA ay marka hore go\u2019aamiyeen in dib loo wareysto dhamaan dadkii cabashada ay ka taalay xafiiska.<\/p>\n<p>Jeneraal Kameey waxa uu sheegay in hay\u2019adda NISA ay la shaqeysay guddiga waday baarista iyada oo ka caawisay dhinac kasta oo baarista ah, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Waxa uu intaas ku daray in baaris lagu sameeyey Taliyihii hore ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ku-simaha Taliyaha NISA Gaashaanle Sare Yaasiin Cabdullaahi Fareey iyo Cabdilaahi Kulane, oo horey uga tirsanaa hay\u2019adda.<\/p>\n<p>Xubnaha la baaray ayaa waxaa sidoo kale kamid ah sarkaal lagu magacaabo Cabdiqani Wadna Qabad iyo sarkaalad magaceeda lagu sheegay Asma Yuusuf Cumar, kuwaasi oo<\/p>\n<p>Jenraal Cabdullaahi Kameey ayaa sheegay in natiijadooda ay kasoo baxday:-<\/p>\n<p>1- In NISA ay si hufan ula shaqeysay guddiga baarayey kiiska iyo xafiiska xeer-ilaalinta.<br \/>\n2- Inta baarista lagu guddi jiray guddi uma soo bixin wax caddeyn ah oo muujinaya in sarkaalada ku maqan tahay gacanta NISA.<br \/>\n3- Guddiga wuxuu la wareegay gal baariseedka NISA ee sheegaya in Ikraan ay afduubteen Al-Shabaab, islamarkaana ay dileen.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa ugu dambeyntiina codsaday in cid kasta oo warbixin ka heysa kiiska Ikraan Tahliil ay u soo gudbiyaan guddiga baarista, si loo gaaro xaqiiq dhameystiran oo cadaalada lagu horgeyn karo ciddii dhibtaas geysatay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FRadioMogadishu%2Fvideos%2F3160850500802098%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164880\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/258850711_5409467425784318_4701559548969854874_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"631\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/258850711_5409467425784318_4701559548969854874_n.jpeg 600w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/258850711_5409467425784318_4701559548969854874_n-285x300.jpeg 285w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/258850711_5409467425784318_4701559548969854874_n-399x420.jpeg 399w\" sizes=\"(max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164881\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/258756286_5409467445784316_7460820927994664674_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/258756286_5409467445784316_7460820927994664674_n.jpeg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/258756286_5409467445784316_7460820927994664674_n-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/258756286_5409467445784316_7460820927994664674_n-768x576.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/258756286_5409467445784316_7460820927994664674_n-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/258756286_5409467445784316_7460820927994664674_n-265x198.jpeg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/258756286_5409467445784316_7460820927994664674_n-696x522.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/258756286_5409467445784316_7460820927994664674_n-560x420.jpeg 560w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jeneral Cabdullahi Buulle Kameey, oo ah Xeer-ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa caawa shaaciyey natiijo hordhac ah oo ku aadan baarista kiiska Ikraan Tahliil oo ka tirsaneyd hay\u2019adda NISA. Cabdullaahi Buulle Kameey ayaa sheegay in Guddiga baarista oo ka kooban xeer ilaaliyaha guud, ku-xigeenkiisa iyo Sarkaal ka tirsan NISA ay marka hore go\u2019aamiyeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164877,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164875","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Natiijo hordhac ah oo laga soo saaray baaritaanka kiiska Ikraan Tahliil Faarax - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-baaritaanka-kiiska-ikraan-tahliil-faarax\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Natiijo hordhac ah oo laga soo saaray baaritaanka kiiska Ikraan Tahliil Faarax - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Jeneral Cabdullahi Buulle Kameey, oo ah Xeer-ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa caawa shaaciyey natiijo hordhac ah oo ku aadan baarista kiiska Ikraan Tahliil oo ka tirsaneyd hay\u2019adda NISA. Cabdullaahi Buulle Kameey ayaa sheegay in Guddiga baarista oo ka kooban xeer ilaaliyaha guud, ku-xigeenkiisa iyo Sarkaal ka tirsan NISA ay marka hore go\u2019aamiyeen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-baaritaanka-kiiska-ikraan-tahliil-faarax\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-21T16:29:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-11-21T21:44:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WhatsApp-Image-2021-07-16-at-9.04.50-AM.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"630\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"649\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-baaritaanka-kiiska-ikraan-tahliil-faarax\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-baaritaanka-kiiska-ikraan-tahliil-faarax\/\",\"name\":\"DAAWO:-Natiijo hordhac ah oo laga soo saaray baaritaanka kiiska Ikraan Tahliil Faarax - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-baaritaanka-kiiska-ikraan-tahliil-faarax\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-baaritaanka-kiiska-ikraan-tahliil-faarax\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WhatsApp-Image-2021-07-16-at-9.04.50-AM.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-21T16:29:54+00:00\",\"dateModified\":\"2021-11-21T21:44:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-baaritaanka-kiiska-ikraan-tahliil-faarax\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-baaritaanka-kiiska-ikraan-tahliil-faarax\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-baaritaanka-kiiska-ikraan-tahliil-faarax\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WhatsApp-Image-2021-07-16-at-9.04.50-AM.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WhatsApp-Image-2021-07-16-at-9.04.50-AM.jpeg\",\"width\":630,\"height\":649},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-baaritaanka-kiiska-ikraan-tahliil-faarax\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Natiijo hordhac ah oo laga soo saaray baaritaanka kiiska Ikraan Tahliil Faarax\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Natiijo hordhac ah oo laga soo saaray baaritaanka kiiska Ikraan Tahliil Faarax - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-baaritaanka-kiiska-ikraan-tahliil-faarax\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Natiijo hordhac ah oo laga soo saaray baaritaanka kiiska Ikraan Tahliil Faarax - Wardoon","og_description":"Jeneral Cabdullahi Buulle Kameey, oo ah Xeer-ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa caawa shaaciyey natiijo hordhac ah oo ku aadan baarista kiiska Ikraan Tahliil oo ka tirsaneyd hay\u2019adda NISA. Cabdullaahi Buulle Kameey ayaa sheegay in Guddiga baarista oo ka kooban xeer ilaaliyaha guud, ku-xigeenkiisa iyo Sarkaal ka tirsan NISA ay marka hore go\u2019aamiyeen [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-baaritaanka-kiiska-ikraan-tahliil-faarax\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-21T16:29:54+00:00","article_modified_time":"2021-11-21T21:44:31+00:00","og_image":[{"width":630,"height":649,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WhatsApp-Image-2021-07-16-at-9.04.50-AM.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-baaritaanka-kiiska-ikraan-tahliil-faarax\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-baaritaanka-kiiska-ikraan-tahliil-faarax\/","name":"DAAWO:-Natiijo hordhac ah oo laga soo saaray baaritaanka kiiska Ikraan Tahliil Faarax - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-baaritaanka-kiiska-ikraan-tahliil-faarax\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-baaritaanka-kiiska-ikraan-tahliil-faarax\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WhatsApp-Image-2021-07-16-at-9.04.50-AM.jpeg","datePublished":"2021-11-21T16:29:54+00:00","dateModified":"2021-11-21T21:44:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-baaritaanka-kiiska-ikraan-tahliil-faarax\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-baaritaanka-kiiska-ikraan-tahliil-faarax\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-baaritaanka-kiiska-ikraan-tahliil-faarax\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WhatsApp-Image-2021-07-16-at-9.04.50-AM.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WhatsApp-Image-2021-07-16-at-9.04.50-AM.jpeg","width":630,"height":649},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-baaritaanka-kiiska-ikraan-tahliil-faarax\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Natiijo hordhac ah oo laga soo saaray baaritaanka kiiska Ikraan Tahliil Faarax"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164875"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164875"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164875\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164882,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164875\/revisions\/164882"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164877"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164875"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164875"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164875"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}