{"id":164879,"date":"2021-11-22T00:48:06","date_gmt":"2021-11-21T21:48:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164879"},"modified":"2021-11-22T00:48:35","modified_gmt":"2021-11-21T21:48:35","slug":"dhagayso-ikraan-tahliil-hooyadeed-oo-ka-hadashay-natiijada-baaritaanka-dilka-gabadheeda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ikraan-tahliil-hooyadeed-oo-ka-hadashay-natiijada-baaritaanka-dilka-gabadheeda\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:-Ikraan Tahliil hooyadeed oo ka hadashay natiijada baaritaanka dilka gabadheeda"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164884\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Qaali.png\" alt=\"\" width=\"1296\" height=\"806\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Qaali.png 1296w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Qaali-300x187.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Qaali-1024x637.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Qaali-768x478.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Qaali-356x220.png 356w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Qaali-696x433.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Qaali-1068x664.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Qaali-675x420.png 675w\" sizes=\"(max-width: 1296px) 100vw, 1296px\" \/><\/p>\n<p>Qaali Maxamuud Guhaad oo ah hooyada dhashay Ikraan Tahliil Faarax ayaa ka hadashay natiijadii baaritaanka kiiska gabadheeda ee galabta uu sii daayey xeer ilaaliyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Cabdullahi Buulakamey, kaas oo kiiska ka beriyeelay saraakiisha hey\u2019adda NISA oo tuhun badani uu dul-hoganayo.<\/p>\n<p>Hooyo Qaali oo la hadashay Idaacadda VOA ayaa warbixintii xeer ilaaliyaha ku tilmaantay wax qaldan oo ay soo abaabuleen raggii lagu tuhmaayey kiiska gabadheeda, isla markaana sarkaalka soo bandhigay warbixintaan uusan ku jirin dadkii ay u xil-saarteen baaritaan kiiskaan.<\/p>\n<p>\u201cFarmaajo, Fahad iyo kuwii gabadheyda dhibaateeyey ayaa ka soo shiray waxaan, mana aqbaleyno, umada Soomaaliyeedna kuma qanceyso, intii gabadheydu maqneed ayaa laga soo shaqeynaayey beentaan,\u201d ayey tiri Hooyo Qaali.<\/p>\n<p>Sidoo kale Hooyo Qaali waxay sheegtay in Buulakamey uusan wax shaqo ah ku laheyn baaritaanka kiiska gabadheeda, \u201cXeer ilaaliyihii dacwada iga qoray ee galkeyga gacanta ku hayey ma ahan ninka galabta dhawaaqay, ninkaan waxaa soo adeegsaday Farmaajo, Fahad iyo Kullane Jiis, ma aqaano, waligeyna wax uma dirsan,\u201d ayey hadalkeeda ku sii dartay Hooyo Qaali Guhaad.<\/p>\n<p>Maamo Qaali oo quus badani ay ka muuqatay ayaa sheegtay in Soomaaliya aysan cadaaladi ka jirin oo Alle ay cadaalad uga baryeyso, \u201cNimankii gabadheyda dhibaateeyey ayaa lagu leeyahay waxay soo baareen, wax ka jira maleh, waa meel la isugu xoog sheegto,\u201d ayey tiri Hooyo Qaali.<\/p>\n<p>Sidoo kale Hooyada dhashay Ikraan Tahliil waxay sheegtay in weli ay kalsooni ku qabto Ra\u2019iisul wasaare Rooble oo ay ka sugeyso inuu warbixin ka siiyo hanaanka loo maray hadii uu jiro baaritaan la sameeyey.<\/p>\n<p>Xeer-ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Jeneraal Cabdullaahi Buulle Kameey oo shaciyey natiijada kiiska Ikraan ayaa sheegay in Guddiga baarista oo ka kooban xeer ilaaliyaha guud, ku-xigeenkiisa iyo Sarkaal ka tirsan NISA ay marka hore go\u2019aamiyeen in dib loo wareysto dhamaan dadkii cabashada ay ka taalay xafiiska.<\/p>\n<p>Baaritaan kadib natiijadii u soo baxday ayuu Buulakamey ku soo koobay seddax qodob oo kala ah:<\/p>\n<p>1- In NISA ay si hufan ula shaqeysay guddiga baarayey kiiska iyo xafiiska xeer-ilaalinta.<\/p>\n<p>2- Inta baarista lagu guddi jiray guddi uma soo bixin wax caddeyn ah oo muujinaya in sarkaalada ku maqan tahay gacanta NISA.<\/p>\n<p>3- Guddiga wuxuu la wareegay gal baariseedka NISA ee sheegaya in Ikraan ay afduubteen Al-Shabaab, islamarkaana ay dileen.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.voasomali.com\/embed\/player\/0\/6321985.html?type=audio\" width=\"100%\" height=\"144\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaali Maxamuud Guhaad oo ah hooyada dhashay Ikraan Tahliil Faarax ayaa ka hadashay natiijadii baaritaanka kiiska gabadheeda ee galabta uu sii daayey xeer ilaaliyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Cabdullahi Buulakamey, kaas oo kiiska ka beriyeelay saraakiisha hey\u2019adda NISA oo tuhun badani uu dul-hoganayo. Hooyo Qaali oo la hadashay Idaacadda VOA ayaa warbixintii xeer [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164877,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164879","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:-Ikraan Tahliil hooyadeed oo ka hadashay natiijada baaritaanka dilka gabadheeda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ikraan-tahliil-hooyadeed-oo-ka-hadashay-natiijada-baaritaanka-dilka-gabadheeda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:-Ikraan Tahliil hooyadeed oo ka hadashay natiijada baaritaanka dilka gabadheeda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaali Maxamuud Guhaad oo ah hooyada dhashay Ikraan Tahliil Faarax ayaa ka hadashay natiijadii baaritaanka kiiska gabadheeda ee galabta uu sii daayey xeer ilaaliyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Cabdullahi Buulakamey, kaas oo kiiska ka beriyeelay saraakiisha hey\u2019adda NISA oo tuhun badani uu dul-hoganayo. Hooyo Qaali oo la hadashay Idaacadda VOA ayaa warbixintii xeer [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ikraan-tahliil-hooyadeed-oo-ka-hadashay-natiijada-baaritaanka-dilka-gabadheeda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-21T21:48:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-11-21T21:48:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WhatsApp-Image-2021-07-16-at-9.04.50-AM.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"630\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"649\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ikraan-tahliil-hooyadeed-oo-ka-hadashay-natiijada-baaritaanka-dilka-gabadheeda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ikraan-tahliil-hooyadeed-oo-ka-hadashay-natiijada-baaritaanka-dilka-gabadheeda\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:-Ikraan Tahliil hooyadeed oo ka hadashay natiijada baaritaanka dilka gabadheeda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ikraan-tahliil-hooyadeed-oo-ka-hadashay-natiijada-baaritaanka-dilka-gabadheeda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ikraan-tahliil-hooyadeed-oo-ka-hadashay-natiijada-baaritaanka-dilka-gabadheeda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WhatsApp-Image-2021-07-16-at-9.04.50-AM.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-21T21:48:06+00:00\",\"dateModified\":\"2021-11-21T21:48:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ikraan-tahliil-hooyadeed-oo-ka-hadashay-natiijada-baaritaanka-dilka-gabadheeda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ikraan-tahliil-hooyadeed-oo-ka-hadashay-natiijada-baaritaanka-dilka-gabadheeda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ikraan-tahliil-hooyadeed-oo-ka-hadashay-natiijada-baaritaanka-dilka-gabadheeda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WhatsApp-Image-2021-07-16-at-9.04.50-AM.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WhatsApp-Image-2021-07-16-at-9.04.50-AM.jpeg\",\"width\":630,\"height\":649},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ikraan-tahliil-hooyadeed-oo-ka-hadashay-natiijada-baaritaanka-dilka-gabadheeda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:-Ikraan Tahliil hooyadeed oo ka hadashay natiijada baaritaanka dilka gabadheeda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:-Ikraan Tahliil hooyadeed oo ka hadashay natiijada baaritaanka dilka gabadheeda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ikraan-tahliil-hooyadeed-oo-ka-hadashay-natiijada-baaritaanka-dilka-gabadheeda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:-Ikraan Tahliil hooyadeed oo ka hadashay natiijada baaritaanka dilka gabadheeda - Wardoon","og_description":"Qaali Maxamuud Guhaad oo ah hooyada dhashay Ikraan Tahliil Faarax ayaa ka hadashay natiijadii baaritaanka kiiska gabadheeda ee galabta uu sii daayey xeer ilaaliyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Cabdullahi Buulakamey, kaas oo kiiska ka beriyeelay saraakiisha hey\u2019adda NISA oo tuhun badani uu dul-hoganayo. Hooyo Qaali oo la hadashay Idaacadda VOA ayaa warbixintii xeer [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ikraan-tahliil-hooyadeed-oo-ka-hadashay-natiijada-baaritaanka-dilka-gabadheeda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-21T21:48:06+00:00","article_modified_time":"2021-11-21T21:48:35+00:00","og_image":[{"width":630,"height":649,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WhatsApp-Image-2021-07-16-at-9.04.50-AM.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ikraan-tahliil-hooyadeed-oo-ka-hadashay-natiijada-baaritaanka-dilka-gabadheeda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ikraan-tahliil-hooyadeed-oo-ka-hadashay-natiijada-baaritaanka-dilka-gabadheeda\/","name":"DHAGAYSO:-Ikraan Tahliil hooyadeed oo ka hadashay natiijada baaritaanka dilka gabadheeda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ikraan-tahliil-hooyadeed-oo-ka-hadashay-natiijada-baaritaanka-dilka-gabadheeda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ikraan-tahliil-hooyadeed-oo-ka-hadashay-natiijada-baaritaanka-dilka-gabadheeda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WhatsApp-Image-2021-07-16-at-9.04.50-AM.jpeg","datePublished":"2021-11-21T21:48:06+00:00","dateModified":"2021-11-21T21:48:35+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ikraan-tahliil-hooyadeed-oo-ka-hadashay-natiijada-baaritaanka-dilka-gabadheeda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ikraan-tahliil-hooyadeed-oo-ka-hadashay-natiijada-baaritaanka-dilka-gabadheeda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ikraan-tahliil-hooyadeed-oo-ka-hadashay-natiijada-baaritaanka-dilka-gabadheeda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WhatsApp-Image-2021-07-16-at-9.04.50-AM.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WhatsApp-Image-2021-07-16-at-9.04.50-AM.jpeg","width":630,"height":649},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ikraan-tahliil-hooyadeed-oo-ka-hadashay-natiijada-baaritaanka-dilka-gabadheeda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:-Ikraan Tahliil hooyadeed oo ka hadashay natiijada baaritaanka dilka gabadheeda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164879"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164879"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164879\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164885,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164879\/revisions\/164885"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164877"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164879"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164879"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164879"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}