{"id":164894,"date":"2021-11-22T13:05:22","date_gmt":"2021-11-22T10:05:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164894"},"modified":"2021-11-22T13:05:22","modified_gmt":"2021-11-22T10:05:22","slug":"ahlu-sunna-oo-abaabul-dagaal-kawadda-bohol","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-abaabul-dagaal-kawadda-bohol\/","title":{"rendered":"Ahlu-Sunna oo abaabul dagaal kawadda Bohol"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164895\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Ahlu-Sunna-scaled-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1505\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Ahlu-Sunna-scaled-1.jpeg 2560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Ahlu-Sunna-scaled-1-300x176.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Ahlu-Sunna-scaled-1-1024x602.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Ahlu-Sunna-scaled-1-768x452.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Ahlu-Sunna-scaled-1-1536x903.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Ahlu-Sunna-scaled-1-2048x1204.jpeg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Ahlu-Sunna-scaled-1-696x409.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Ahlu-Sunna-scaled-1-1068x628.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Ahlu-Sunna-scaled-1-714x420.jpeg 714w\" sizes=\"(max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/><\/p>\n<p class=\"p1\">Xoogaga Ahlu Sunna ee ku sugan deegaanka Bohol, oo qiyaastii 30km dhinaca waqooyi kaga beegan tahay magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud, ayaa la soo sheegaya in abaabul ciidan ay ka wadaan halkaasi.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\">Xoogaga Ahlu Sunna ayaa la tuhunsan yahay inay damacsan yihiin weerar ay ku qaadaan magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug.<\/p>\n<p class=\"p1\">Cabdullaahi Cabdi Raage oo ka tirsan Saraakiisha Ciidamada Ahlu Sunna ayaa mar sii horeysay bartiisa Facebook ku soo qoray \u201cAma Dhuusamareeb ama geeri, Insha\u2019Allah.\u201d<\/p>\n<p class=\"p2\">Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Xoogaga Ahlu Sunna lagu arkay deegaano dhaca bariga Magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p class=\"p1\">Bashiir Nageeye oo ka mid ah dhallinta magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in dhaqdhaqaaqa Ahlu Sunna ay baqdin ku keentay dadka deegaanka.<\/p>\n<p class=\"p1\">\u201cAhlu Sunna oo aad u maleynayso inay ka careysan tahay hadalkii habeen dhaweyd ka soo yeeray Ra\u2019iisal Wasaare Rooble ee ahaa inay nabadiid yihiin ayaa keentay abaabulka ay hadda ka sameynayaan gobolka. Nimankan siyaasadda ayay daneynayaan, dowladdiina ma ogolo in laga soo qaybgeliyo,\u201d ayuu yiri Bashiir Nageeye.<\/p>\n<p class=\"p1\">Waxa kaloo uu yiri \u201cXalay waxaa la sheegay inay yimaadeen deegaanka Gadoon ee bariga Dhuusamareeb, taa waxaad mooddaa inay baqdin gelisay dadka deegaanka, qaar ka mida.\u201d<\/p>\n<p class=\"p1\">Bashiir Nageeye ayaa intaasi ku daray \u201cReer Dhuusamareeb cidda ay wax ka maqlaan waa Odayaasha Dhaqanka, dhaqankiina waxay taageersan yihiin maamulka meeshaan ka jira.\u201d<\/p>\n<p class=\"p1\">Hoggaamiyaha Guud ee Ahlu Sunna Waljameeca, Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa 8-dii bishan wareysi uu BBC siiyay waxaa uu ku sheegay inay doonayaan in heshiis awood qaybsi ah ay la gaaraan Maamulka Galmudug, maadaama ay markii horeba ahaayeen maamulo wax isku darsaday, sida uu yiri.<\/p>\n<p class=\"p1\">Hoggaamiyaha Ahlu Sunna ayaa tilmaamay in daba-yaaqadii bishii October ee Guriceel uga baxeen dadaalo ay garwadeen ka ahaayeen dhinacyo kala duwan, ayna Galmudug diidan tahay in horumar laga sameeyo waan-waantii xilligaasi laga dhex bilaabay.<\/p>\n<p class=\"p1\">Macalin Maxamuud ayaa xusay in Dowladda Federaalka iyo Galmudug ay qaadayaan masuuliyadda tobanaanka qof ee dagaalkii Guriceel ku dhintay.<\/p>\n<p class=\"p1\">Ahlu Sunna oo dhowr iyo toban sano ka arrimineysay Gobolada Dhexe ayaa door muuqdo ku laheyd labadii xilli doorasho ee ugu dambeysay ee dalka laga qabtay, sanadihii 2012 iyo 2016.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoogaga Ahlu Sunna ee ku sugan deegaanka Bohol, oo qiyaastii 30km dhinaca waqooyi kaga beegan tahay magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud, ayaa la soo sheegaya in abaabul ciidan ay ka wadaan halkaasi.\u00a0 Xoogaga Ahlu Sunna ayaa la tuhunsan yahay inay damacsan yihiin weerar ay ku qaadaan magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug. Cabdullaahi Cabdi Raage [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164895,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164894","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ahlu-Sunna oo abaabul dagaal kawadda Bohol - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-abaabul-dagaal-kawadda-bohol\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ahlu-Sunna oo abaabul dagaal kawadda Bohol - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xoogaga Ahlu Sunna ee ku sugan deegaanka Bohol, oo qiyaastii 30km dhinaca waqooyi kaga beegan tahay magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud, ayaa la soo sheegaya in abaabul ciidan ay ka wadaan halkaasi.\u00a0 Xoogaga Ahlu Sunna ayaa la tuhunsan yahay inay damacsan yihiin weerar ay ku qaadaan magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug. Cabdullaahi Cabdi Raage [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-abaabul-dagaal-kawadda-bohol\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-22T10:05:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Ahlu-Sunna-scaled-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1505\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-abaabul-dagaal-kawadda-bohol\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-abaabul-dagaal-kawadda-bohol\/\",\"name\":\"Ahlu-Sunna oo abaabul dagaal kawadda Bohol - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-abaabul-dagaal-kawadda-bohol\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-abaabul-dagaal-kawadda-bohol\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Ahlu-Sunna-scaled-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-22T10:05:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-abaabul-dagaal-kawadda-bohol\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-abaabul-dagaal-kawadda-bohol\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-abaabul-dagaal-kawadda-bohol\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Ahlu-Sunna-scaled-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Ahlu-Sunna-scaled-1.jpeg\",\"width\":2560,\"height\":1505},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-abaabul-dagaal-kawadda-bohol\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ahlu-Sunna oo abaabul dagaal kawadda Bohol\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ahlu-Sunna oo abaabul dagaal kawadda Bohol - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-abaabul-dagaal-kawadda-bohol\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ahlu-Sunna oo abaabul dagaal kawadda Bohol - Wardoon","og_description":"Xoogaga Ahlu Sunna ee ku sugan deegaanka Bohol, oo qiyaastii 30km dhinaca waqooyi kaga beegan tahay magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud, ayaa la soo sheegaya in abaabul ciidan ay ka wadaan halkaasi.\u00a0 Xoogaga Ahlu Sunna ayaa la tuhunsan yahay inay damacsan yihiin weerar ay ku qaadaan magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug. Cabdullaahi Cabdi Raage [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-abaabul-dagaal-kawadda-bohol\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-22T10:05:22+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1505,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Ahlu-Sunna-scaled-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-abaabul-dagaal-kawadda-bohol\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-abaabul-dagaal-kawadda-bohol\/","name":"Ahlu-Sunna oo abaabul dagaal kawadda Bohol - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-abaabul-dagaal-kawadda-bohol\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-abaabul-dagaal-kawadda-bohol\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Ahlu-Sunna-scaled-1.jpeg","datePublished":"2021-11-22T10:05:22+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-abaabul-dagaal-kawadda-bohol\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-abaabul-dagaal-kawadda-bohol\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-abaabul-dagaal-kawadda-bohol\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Ahlu-Sunna-scaled-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Ahlu-Sunna-scaled-1.jpeg","width":2560,"height":1505},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-abaabul-dagaal-kawadda-bohol\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ahlu-Sunna oo abaabul dagaal kawadda Bohol"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164894"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164894"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164894\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164896,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164894\/revisions\/164896"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164895"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164894"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164894"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164894"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}