{"id":164939,"date":"2021-11-23T00:41:02","date_gmt":"2021-11-22T21:41:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164939"},"modified":"2021-11-23T00:41:02","modified_gmt":"2021-11-22T21:41:02","slug":"daawo-mahad-cawad-oo-kursigiisa-dagaal-katagan-yahay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-oo-kursigiisa-dagaal-katagan-yahay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Mahad Cawad oo kursigiisa dagaal katagan yahay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164940\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Cawad.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Cawad.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Cawad-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Qaar ka mid ah musharaxiinta iyo odayaasha kursiga HOP104 ee uu hadda ku fadhiyo gudoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalle Cawad oo maanta shir jaraa\u2019id qabtay ayaa shaaciyey in fara-gelin qaawan lagu sameeyay kursigooda.<\/p>\n<p>Odayaasha warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Musharaxiintii la tartami laheyd Mahad Cawad laga hor istaagay qaadashada warqada CID-da ee dembi baarista iyo diiwaan-gelinta musharaxnimadooda.<\/p>\n<p>Mahad Cawad ayaa maanta la siiyey shahaadada murashaxnimo ayada oo murashaxiintii kale loo diiday warqadda CID, si tartanka looga reebo.<\/p>\n<p>Odayaasha ayaa ku eedeeyey Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug in uu diiday in hab furan loogu tartamo kursigaas, kaasi oo si gaar ah ugu xiray Mahad Cawad, sida ay sheegen.<\/p>\n<p>\u201cSida aan maqaalo ku hayn madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Kaariye Qoor-Qoor uu si bareer ah u yiri Nin ayaa heshiis kula galay, marka hore madaxweyne kursiga nin iskama laha ee beel dhan ayaa iska leh, waxaana mas\u2019uuliyadeeda qaadaya iskana leh Odaayasha beesha Saleebaan Cabdalle oo ka kooban sideed jufo.\u201d<\/p>\n<p>\u201cWaxaa gaarnay heer laga hor istaago Musharaxiintii u taagna kursigaas inay doontaan warqadii dembi la\u2019aanta ee CID-da oo la yiraahdo kasoo qaata amar Guddiga, ayagana ay telefoonada iyo albaabka xirteen, taasi oo macnaheeda yahay ma ogolin in cid kale arji u soo qorato kursigaas.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale waxay sheegen in maamulka Galmudug iyo Guddiga doorashooyinkiisa si bareer ah ugu tunteen qoddobadii kasoo baxay Madasha Wada-tashiga Qaran ee uu hogaamiyo Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.<\/p>\n<p>\u201cArrintaan waxay ceeb ku tahay siyaasada Soomaaliyeed meel uu kasoo galana majirto. Waxaa aad uga xunahay in arrintaan taala Galmudug aysan aheyn doorasho wax u eegna aysan aheyn. Waxaa jira boob iyo dhac loo geysanayo beeshii laheyd kursigaas,\u201d ayuu yiri Musharax kamid ah kuwa laga hor istaagay kursigaas.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntiina waxay Ra\u2019iisul Wasaare Rooble iyo Beesha Caalamka ka codsadeen in wax laga qabto boobka lagu hayo kursigaas oo sumadiisa tahay HOP104, markale uu isku soo taagay Mahad Cawad.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2F630980013712453%2Fvideos%2F1076537646447065%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar ka mid ah musharaxiinta iyo odayaasha kursiga HOP104 ee uu hadda ku fadhiyo gudoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalle Cawad oo maanta shir jaraa\u2019id qabtay ayaa shaaciyey in fara-gelin qaawan lagu sameeyay kursigooda. Odayaasha warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Musharaxiintii la tartami laheyd Mahad Cawad laga hor istaagay qaadashada warqada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164940,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164939","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Mahad Cawad oo kursigiisa dagaal katagan yahay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-oo-kursigiisa-dagaal-katagan-yahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Mahad Cawad oo kursigiisa dagaal katagan yahay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaar ka mid ah musharaxiinta iyo odayaasha kursiga HOP104 ee uu hadda ku fadhiyo gudoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalle Cawad oo maanta shir jaraa\u2019id qabtay ayaa shaaciyey in fara-gelin qaawan lagu sameeyay kursigooda. Odayaasha warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Musharaxiintii la tartami laheyd Mahad Cawad laga hor istaagay qaadashada warqada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-oo-kursigiisa-dagaal-katagan-yahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-22T21:41:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Cawad.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-oo-kursigiisa-dagaal-katagan-yahay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-oo-kursigiisa-dagaal-katagan-yahay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Mahad Cawad oo kursigiisa dagaal katagan yahay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-oo-kursigiisa-dagaal-katagan-yahay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-oo-kursigiisa-dagaal-katagan-yahay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Cawad.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-22T21:41:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-oo-kursigiisa-dagaal-katagan-yahay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-oo-kursigiisa-dagaal-katagan-yahay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-oo-kursigiisa-dagaal-katagan-yahay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Cawad.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Cawad.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-oo-kursigiisa-dagaal-katagan-yahay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Mahad Cawad oo kursigiisa dagaal katagan yahay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Mahad Cawad oo kursigiisa dagaal katagan yahay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-oo-kursigiisa-dagaal-katagan-yahay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Mahad Cawad oo kursigiisa dagaal katagan yahay - Wardoon","og_description":"Qaar ka mid ah musharaxiinta iyo odayaasha kursiga HOP104 ee uu hadda ku fadhiyo gudoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalle Cawad oo maanta shir jaraa\u2019id qabtay ayaa shaaciyey in fara-gelin qaawan lagu sameeyay kursigooda. Odayaasha warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Musharaxiintii la tartami laheyd Mahad Cawad laga hor istaagay qaadashada warqada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-oo-kursigiisa-dagaal-katagan-yahay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-22T21:41:02+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Cawad.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-oo-kursigiisa-dagaal-katagan-yahay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-oo-kursigiisa-dagaal-katagan-yahay\/","name":"DAAWO:-Mahad Cawad oo kursigiisa dagaal katagan yahay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-oo-kursigiisa-dagaal-katagan-yahay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-oo-kursigiisa-dagaal-katagan-yahay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Cawad.jpeg","datePublished":"2021-11-22T21:41:02+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-oo-kursigiisa-dagaal-katagan-yahay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-oo-kursigiisa-dagaal-katagan-yahay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-oo-kursigiisa-dagaal-katagan-yahay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Cawad.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Cawad.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-oo-kursigiisa-dagaal-katagan-yahay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Mahad Cawad oo kursigiisa dagaal katagan yahay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164939"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164939"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164939\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164941,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164939\/revisions\/164941"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164940"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164939"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164939"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164939"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}