{"id":164945,"date":"2021-11-23T12:11:11","date_gmt":"2021-11-23T09:11:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164945"},"modified":"2021-11-23T12:11:11","modified_gmt":"2021-11-23T09:11:11","slug":"xidhibaan-maareeye-oo-markale-loodoortay-aqalka-hoose-ee-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xidhibaan-maareeye-oo-markale-loodoortay-aqalka-hoose-ee-somaliya\/","title":{"rendered":"Xidhibaan Maareeye oo markale loodoortay aqalka hoose ee somaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164946\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/mareye.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"446\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/mareye.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/mareye-300x203.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/mareye-622x420.jpeg 622w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Iyadoo goordhaw si rasmi ah uga bilaabatay doorashada 5 ka mid ah kuraasta Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya xarunta Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee Jenaraal Kaahiye ayaa waxaa la doortay laba ka mid ah kuraasta doorashadooda maanta ka dhaceysa Muqdisho.<\/p>\n<p>Kursiga koowaad ee doorashadiisa soo gabagabowday oo tirsigiisu yahay HOP 225 ayaa waxaa ku wada tartamay Musharaxiinta kala ahaa Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo Cabdiraxmaan Warsame Saciid waxaana ku guuleystay Maareeye oo markale noqday Xildhibaanka afarta sano ee soo socota, kaasoo ku guuleystay codad gaaraya 96 cod.<\/p>\n<div align=\"justify\">Musharaxii laga guuleystay Cabdiraxmaan Warsame Saciid ayaa isna helay 3 Cod, waxaana halaabay laba Cod, sida uu shaaciyay guddoomiyaha guddiga doorashada gobolada Waqooyi ee Soomaaliland.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale soo idlaaday doorashada kursiga labaad ee kuraasta maanta doorashadooda ka socoto magaalada Muqdisho, waxaana kuraiga labaad markale loo doortay afarta sano ee soo socota Aamino Cumar Jaamac oo horay kursiga ugu fadhisay afartii sano ee la soo dhaafay.<\/p>\n<p>Aamino Cumar ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay HOP 202, kaasoo la filaayay inuu kula tartamo Musharax Aamin Cismaan Diiriye ayaa madasha kaga dhawaaqay inuu tanaasulay, dabadeedna cod gacan taag ah oo loogu codeeyay Aamino Cumar waxay ku heshay dhamaan codadkii eragada ee 101-da cod ahaa.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale la guda galayaa goordhaw doorashada kursiga sadaxaad ee kuraasta Aqalka Hoose Xildhibaanada gobolada Waqooyi ee Soomaaliland.<\/p><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo goordhaw si rasmi ah uga bilaabatay doorashada 5 ka mid ah kuraasta Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya xarunta Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee Jenaraal Kaahiye ayaa waxaa la doortay laba ka mid ah kuraasta doorashadooda maanta ka dhaceysa Muqdisho. Kursiga koowaad ee doorashadiisa soo gabagabowday oo tirsigiisu yahay HOP 225 ayaa waxaa ku wada tartamay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164947,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164945","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xidhibaan Maareeye oo markale loodoortay aqalka hoose ee somaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xidhibaan-maareeye-oo-markale-loodoortay-aqalka-hoose-ee-somaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xidhibaan Maareeye oo markale loodoortay aqalka hoose ee somaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Iyadoo goordhaw si rasmi ah uga bilaabatay doorashada 5 ka mid ah kuraasta Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya xarunta Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee Jenaraal Kaahiye ayaa waxaa la doortay laba ka mid ah kuraasta doorashadooda maanta ka dhaceysa Muqdisho. Kursiga koowaad ee doorashadiisa soo gabagabowday oo tirsigiisu yahay HOP 225 ayaa waxaa ku wada tartamay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xidhibaan-maareeye-oo-markale-loodoortay-aqalka-hoose-ee-somaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-23T09:11:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/maa.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"576\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xidhibaan-maareeye-oo-markale-loodoortay-aqalka-hoose-ee-somaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xidhibaan-maareeye-oo-markale-loodoortay-aqalka-hoose-ee-somaliya\/\",\"name\":\"Xidhibaan Maareeye oo markale loodoortay aqalka hoose ee somaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xidhibaan-maareeye-oo-markale-loodoortay-aqalka-hoose-ee-somaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xidhibaan-maareeye-oo-markale-loodoortay-aqalka-hoose-ee-somaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/maa.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-23T09:11:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xidhibaan-maareeye-oo-markale-loodoortay-aqalka-hoose-ee-somaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xidhibaan-maareeye-oo-markale-loodoortay-aqalka-hoose-ee-somaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xidhibaan-maareeye-oo-markale-loodoortay-aqalka-hoose-ee-somaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/maa.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/maa.jpeg\",\"width\":1024,\"height\":576},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xidhibaan-maareeye-oo-markale-loodoortay-aqalka-hoose-ee-somaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xidhibaan Maareeye oo markale loodoortay aqalka hoose ee somaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xidhibaan Maareeye oo markale loodoortay aqalka hoose ee somaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xidhibaan-maareeye-oo-markale-loodoortay-aqalka-hoose-ee-somaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xidhibaan Maareeye oo markale loodoortay aqalka hoose ee somaliya - Wardoon","og_description":"Iyadoo goordhaw si rasmi ah uga bilaabatay doorashada 5 ka mid ah kuraasta Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya xarunta Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee Jenaraal Kaahiye ayaa waxaa la doortay laba ka mid ah kuraasta doorashadooda maanta ka dhaceysa Muqdisho. Kursiga koowaad ee doorashadiisa soo gabagabowday oo tirsigiisu yahay HOP 225 ayaa waxaa ku wada tartamay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xidhibaan-maareeye-oo-markale-loodoortay-aqalka-hoose-ee-somaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-23T09:11:11+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":576,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/maa.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xidhibaan-maareeye-oo-markale-loodoortay-aqalka-hoose-ee-somaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xidhibaan-maareeye-oo-markale-loodoortay-aqalka-hoose-ee-somaliya\/","name":"Xidhibaan Maareeye oo markale loodoortay aqalka hoose ee somaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xidhibaan-maareeye-oo-markale-loodoortay-aqalka-hoose-ee-somaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xidhibaan-maareeye-oo-markale-loodoortay-aqalka-hoose-ee-somaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/maa.jpeg","datePublished":"2021-11-23T09:11:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xidhibaan-maareeye-oo-markale-loodoortay-aqalka-hoose-ee-somaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xidhibaan-maareeye-oo-markale-loodoortay-aqalka-hoose-ee-somaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xidhibaan-maareeye-oo-markale-loodoortay-aqalka-hoose-ee-somaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/maa.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/maa.jpeg","width":1024,"height":576},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xidhibaan-maareeye-oo-markale-loodoortay-aqalka-hoose-ee-somaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xidhibaan Maareeye oo markale loodoortay aqalka hoose ee somaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164945"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164945"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164945\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164948,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164945\/revisions\/164948"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164947"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164945"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164945"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164945"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}