{"id":164950,"date":"2021-11-24T12:54:35","date_gmt":"2021-11-24T09:54:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164950"},"modified":"2021-11-24T12:55:08","modified_gmt":"2021-11-24T09:55:08","slug":"daawo-general-biixi-amisom-kayeeli-mayno-inay-dusheenna-ku-gorgortanto","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-biixi-amisom-kayeeli-mayno-inay-dusheenna-ku-gorgortanto\/","title":{"rendered":"DAAWO:-General Biixi Amisom kayeeli mayno inay dusheenna ku gorgortanto"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164951\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/biiixi.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"383\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/biiixi.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/biiixi-300x174.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Taliyaha ciiddanka lugta ee xoogga dalka Soomaliyeed, General Maxamed Biixi ayaa sheegay in aysan marna raalli ka ahaan doonin in AMISOM ku gorgortanto joogitaankeeda Soomaaliya, si loogu fuliyo danaheeda.<\/p>\n<p>General Maxamed Biixi ayaa sheegay Soomaaliya in ay soo dhoweynayso cid kaste oo ka caawinaysa dagaalka cadowgeeda ay kula jirto, laakiin wuxuu sheegay in aanay marnaba u dulqaadan doonin in AMISOM ku goodiso in ay dalka ka baxayso, haddii aan loo yeelin sida ay rabto.<\/p>\n<p>\u201cIn korkayaga lagu gorgortamo oo wiilal Afrikaanka laga soo kaxeeyay,\u00a0 ay dusheenna ku gorgortamaan, annaguna aan isku mashquulsannahay, bal macnaheeda dib u fiiriya,\u201d ayuu yiri Gen. Biixi.<\/p>\n<p>Gen. Biixi wuxuu sheegay Soomaalidu in ay iyagu halkaas is dhigeen, oo garan waayeen in ay isku tashadaan oo ay dowladnimadooda ilaashadaan, kana dhiidhiyaan in askari dibadda looga keenay uu u taliyo.<\/p>\n<p>\u201cNin korkiisa lagu gorgortamayo oo la leeyahay haddii aadan siyaasad hebel ii oggolaan inaan soo faragaliyo ama aadan waxaas isiinin, dalkaaga ka tegi maayo ama waan ka baxayaa, soo waxaan garaadada u sidano bilaash ma ahan,\u201d ayuu raaciyay hadalkiisa Gen Biixi.<\/p>\n<p>Taliyaha ciiddanka lugta wuxuu sheegay in askariga AMISOM uu bishii mushaar ahaan u qaato $1,400, oo ay u u dheer tahay daryeelkiisa iyo cunnadiisa gaarka ah, halka askariga Soomaaliyeed uu qaato lacag aad u yar.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/yzeL8HZxWwE\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha ciiddanka lugta ee xoogga dalka Soomaliyeed, General Maxamed Biixi ayaa sheegay in aysan marna raalli ka ahaan doonin in AMISOM ku gorgortanto joogitaankeeda Soomaaliya, si loogu fuliyo danaheeda. General Maxamed Biixi ayaa sheegay Soomaaliya in ay soo dhoweynayso cid kaste oo ka caawinaysa dagaalka cadowgeeda ay kula jirto, laakiin wuxuu sheegay in aanay marnaba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164951,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164950","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-General Biixi Amisom kayeeli mayno inay dusheenna ku gorgortanto - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-biixi-amisom-kayeeli-mayno-inay-dusheenna-ku-gorgortanto\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-General Biixi Amisom kayeeli mayno inay dusheenna ku gorgortanto - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha ciiddanka lugta ee xoogga dalka Soomaliyeed, General Maxamed Biixi ayaa sheegay in aysan marna raalli ka ahaan doonin in AMISOM ku gorgortanto joogitaankeeda Soomaaliya, si loogu fuliyo danaheeda. General Maxamed Biixi ayaa sheegay Soomaaliya in ay soo dhoweynayso cid kaste oo ka caawinaysa dagaalka cadowgeeda ay kula jirto, laakiin wuxuu sheegay in aanay marnaba [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-biixi-amisom-kayeeli-mayno-inay-dusheenna-ku-gorgortanto\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-24T09:54:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-11-24T09:55:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/biiixi.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"383\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-biixi-amisom-kayeeli-mayno-inay-dusheenna-ku-gorgortanto\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-biixi-amisom-kayeeli-mayno-inay-dusheenna-ku-gorgortanto\/\",\"name\":\"DAAWO:-General Biixi Amisom kayeeli mayno inay dusheenna ku gorgortanto - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-biixi-amisom-kayeeli-mayno-inay-dusheenna-ku-gorgortanto\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-biixi-amisom-kayeeli-mayno-inay-dusheenna-ku-gorgortanto\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/biiixi.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-24T09:54:35+00:00\",\"dateModified\":\"2021-11-24T09:55:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-biixi-amisom-kayeeli-mayno-inay-dusheenna-ku-gorgortanto\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-biixi-amisom-kayeeli-mayno-inay-dusheenna-ku-gorgortanto\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-biixi-amisom-kayeeli-mayno-inay-dusheenna-ku-gorgortanto\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/biiixi.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/biiixi.jpeg\",\"width\":660,\"height\":383},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-biixi-amisom-kayeeli-mayno-inay-dusheenna-ku-gorgortanto\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-General Biixi Amisom kayeeli mayno inay dusheenna ku gorgortanto\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-General Biixi Amisom kayeeli mayno inay dusheenna ku gorgortanto - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-biixi-amisom-kayeeli-mayno-inay-dusheenna-ku-gorgortanto\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-General Biixi Amisom kayeeli mayno inay dusheenna ku gorgortanto - Wardoon","og_description":"Taliyaha ciiddanka lugta ee xoogga dalka Soomaliyeed, General Maxamed Biixi ayaa sheegay in aysan marna raalli ka ahaan doonin in AMISOM ku gorgortanto joogitaankeeda Soomaaliya, si loogu fuliyo danaheeda. General Maxamed Biixi ayaa sheegay Soomaaliya in ay soo dhoweynayso cid kaste oo ka caawinaysa dagaalka cadowgeeda ay kula jirto, laakiin wuxuu sheegay in aanay marnaba [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-biixi-amisom-kayeeli-mayno-inay-dusheenna-ku-gorgortanto\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-24T09:54:35+00:00","article_modified_time":"2021-11-24T09:55:08+00:00","og_image":[{"width":660,"height":383,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/biiixi.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-biixi-amisom-kayeeli-mayno-inay-dusheenna-ku-gorgortanto\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-biixi-amisom-kayeeli-mayno-inay-dusheenna-ku-gorgortanto\/","name":"DAAWO:-General Biixi Amisom kayeeli mayno inay dusheenna ku gorgortanto - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-biixi-amisom-kayeeli-mayno-inay-dusheenna-ku-gorgortanto\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-biixi-amisom-kayeeli-mayno-inay-dusheenna-ku-gorgortanto\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/biiixi.jpeg","datePublished":"2021-11-24T09:54:35+00:00","dateModified":"2021-11-24T09:55:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-biixi-amisom-kayeeli-mayno-inay-dusheenna-ku-gorgortanto\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-biixi-amisom-kayeeli-mayno-inay-dusheenna-ku-gorgortanto\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-biixi-amisom-kayeeli-mayno-inay-dusheenna-ku-gorgortanto\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/biiixi.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/biiixi.jpeg","width":660,"height":383},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-biixi-amisom-kayeeli-mayno-inay-dusheenna-ku-gorgortanto\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-General Biixi Amisom kayeeli mayno inay dusheenna ku gorgortanto"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164950"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164950"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164950\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164952,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164950\/revisions\/164952"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164951"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164950"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164950"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164950"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}