{"id":164962,"date":"2021-11-24T15:03:56","date_gmt":"2021-11-24T12:03:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164962"},"modified":"2021-11-24T15:03:56","modified_gmt":"2021-11-24T12:03:56","slug":"orodyahanka-caan-ka-ah-haile-gebrselassie-oo-ku-biiraya-dagaalka-ka-socda-dalka-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/orodyahanka-caan-ka-ah-haile-gebrselassie-oo-ku-biiraya-dagaalka-ka-socda-dalka-itoobiya\/","title":{"rendered":"Orodyahanka Caan ka ah Haile Gebrselassie oo ku biiraya Dagaalka ka socda Dalka Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164963\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/gabre.jpeg\" alt=\"\" width=\"976\" height=\"549\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/gabre.jpeg 976w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/gabre-300x169.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/gabre-768x432.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/gabre-696x392.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/gabre-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 976px) 100vw, 976px\" \/><\/p>\n<p>Dalka Itoobiya waxaa ka socda dagaalo xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada federaalka Itoobiya iyo xoogag taabacsan Jabhada TPLF , dagaalka ayaana hada yeeshay waji cusub isagoo kusii fidaya dhul hor leh.<\/p>\n<p>Ra\u2019isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed iyo masuuliyiin kale ayaa tagay jiidaha hore ee dagaalka si ay u dhiiro galiyaan ciidamada federaalka sidoo kale qeyb uga noqdaan hogaaminta dagaalka ka dhanka TPLF iyo xoogaga kale ee taabacsan.<\/p>\n<p>Orodyahanka dunida caanka ah ee ka qeyb galay tartanka olimbikada ee adduunka ee u dhashay\u00a0 Itoobiya Haile Gebrselassie ayaa shaaciyay in uu ku biirayo dagaalka uuna tagayo jiidda hore ee dagaalka ka dhanka ah Jabhada TPLF.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Haile Gebrselassie, in uu qeyb ka noqonayo difaaca Qaranimada Itoobiya una hurayo naftiisa, waxa uuna dadka kale ee Itoobiyaanka ugu baaqay in ay qeyb ka noqdaan dagaalka ka dhanka ah TPLF uu ku tilmaamay koox qaran dumis ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa horey u cadeeyay inuu kubiirayo dagaalka Feyisa Lilesa .<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164964\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/faysal.jpeg\" alt=\"\" width=\"976\" height=\"549\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/faysal.jpeg 976w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/faysal-300x169.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/faysal-768x432.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/faysal-696x392.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/faysal-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 976px) 100vw, 976px\" \/><\/p>\n<p>Dagaalka ka socda dalka Itoobiya waxaa sidoo kale ku biiray qeybna ka ah dad kale oo caan ka ah gudaha Itoobiya ayna ku jiraan odordyahano kale , waxa ayna dhamaan dadkan hubka u qaateen sidii Tigrey uga difaaci lahaayeen magaalada Adis Ababa.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.bbc.co.uk\/news\/world-africa-59393463\"><span style=\"color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dalka Itoobiya waxaa ka socda dagaalo xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada federaalka Itoobiya iyo xoogag taabacsan Jabhada TPLF , dagaalka ayaana hada yeeshay waji cusub isagoo kusii fidaya dhul hor leh. Ra\u2019isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed iyo masuuliyiin kale ayaa tagay jiidaha hore ee dagaalka si ay u dhiiro galiyaan ciidamada federaalka sidoo kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164965,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164962","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Orodyahanka Caan ka ah Haile Gebrselassie oo ku biiraya Dagaalka ka socda Dalka Itoobiya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/orodyahanka-caan-ka-ah-haile-gebrselassie-oo-ku-biiraya-dagaalka-ka-socda-dalka-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Orodyahanka Caan ka ah Haile Gebrselassie oo ku biiraya Dagaalka ka socda Dalka Itoobiya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dalka Itoobiya waxaa ka socda dagaalo xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada federaalka Itoobiya iyo xoogag taabacsan Jabhada TPLF , dagaalka ayaana hada yeeshay waji cusub isagoo kusii fidaya dhul hor leh. Ra\u2019isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed iyo masuuliyiin kale ayaa tagay jiidaha hore ee dagaalka si ay u dhiiro galiyaan ciidamada federaalka sidoo kale [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/orodyahanka-caan-ka-ah-haile-gebrselassie-oo-ku-biiraya-dagaalka-ka-socda-dalka-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-24T12:03:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/maxresdefault-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/orodyahanka-caan-ka-ah-haile-gebrselassie-oo-ku-biiraya-dagaalka-ka-socda-dalka-itoobiya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/orodyahanka-caan-ka-ah-haile-gebrselassie-oo-ku-biiraya-dagaalka-ka-socda-dalka-itoobiya\/\",\"name\":\"Orodyahanka Caan ka ah Haile Gebrselassie oo ku biiraya Dagaalka ka socda Dalka Itoobiya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/orodyahanka-caan-ka-ah-haile-gebrselassie-oo-ku-biiraya-dagaalka-ka-socda-dalka-itoobiya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/orodyahanka-caan-ka-ah-haile-gebrselassie-oo-ku-biiraya-dagaalka-ka-socda-dalka-itoobiya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/maxresdefault-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-24T12:03:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/orodyahanka-caan-ka-ah-haile-gebrselassie-oo-ku-biiraya-dagaalka-ka-socda-dalka-itoobiya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/orodyahanka-caan-ka-ah-haile-gebrselassie-oo-ku-biiraya-dagaalka-ka-socda-dalka-itoobiya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/orodyahanka-caan-ka-ah-haile-gebrselassie-oo-ku-biiraya-dagaalka-ka-socda-dalka-itoobiya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/maxresdefault-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/maxresdefault-1.jpeg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/orodyahanka-caan-ka-ah-haile-gebrselassie-oo-ku-biiraya-dagaalka-ka-socda-dalka-itoobiya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Orodyahanka Caan ka ah Haile Gebrselassie oo ku biiraya Dagaalka ka socda Dalka Itoobiya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Orodyahanka Caan ka ah Haile Gebrselassie oo ku biiraya Dagaalka ka socda Dalka Itoobiya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/orodyahanka-caan-ka-ah-haile-gebrselassie-oo-ku-biiraya-dagaalka-ka-socda-dalka-itoobiya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Orodyahanka Caan ka ah Haile Gebrselassie oo ku biiraya Dagaalka ka socda Dalka Itoobiya - Wardoon","og_description":"Dalka Itoobiya waxaa ka socda dagaalo xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada federaalka Itoobiya iyo xoogag taabacsan Jabhada TPLF , dagaalka ayaana hada yeeshay waji cusub isagoo kusii fidaya dhul hor leh. Ra\u2019isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed iyo masuuliyiin kale ayaa tagay jiidaha hore ee dagaalka si ay u dhiiro galiyaan ciidamada federaalka sidoo kale [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/orodyahanka-caan-ka-ah-haile-gebrselassie-oo-ku-biiraya-dagaalka-ka-socda-dalka-itoobiya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-24T12:03:56+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/maxresdefault-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/orodyahanka-caan-ka-ah-haile-gebrselassie-oo-ku-biiraya-dagaalka-ka-socda-dalka-itoobiya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/orodyahanka-caan-ka-ah-haile-gebrselassie-oo-ku-biiraya-dagaalka-ka-socda-dalka-itoobiya\/","name":"Orodyahanka Caan ka ah Haile Gebrselassie oo ku biiraya Dagaalka ka socda Dalka Itoobiya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/orodyahanka-caan-ka-ah-haile-gebrselassie-oo-ku-biiraya-dagaalka-ka-socda-dalka-itoobiya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/orodyahanka-caan-ka-ah-haile-gebrselassie-oo-ku-biiraya-dagaalka-ka-socda-dalka-itoobiya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/maxresdefault-1.jpeg","datePublished":"2021-11-24T12:03:56+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/orodyahanka-caan-ka-ah-haile-gebrselassie-oo-ku-biiraya-dagaalka-ka-socda-dalka-itoobiya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/orodyahanka-caan-ka-ah-haile-gebrselassie-oo-ku-biiraya-dagaalka-ka-socda-dalka-itoobiya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/orodyahanka-caan-ka-ah-haile-gebrselassie-oo-ku-biiraya-dagaalka-ka-socda-dalka-itoobiya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/maxresdefault-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/maxresdefault-1.jpeg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/orodyahanka-caan-ka-ah-haile-gebrselassie-oo-ku-biiraya-dagaalka-ka-socda-dalka-itoobiya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Orodyahanka Caan ka ah Haile Gebrselassie oo ku biiraya Dagaalka ka socda Dalka Itoobiya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164962"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164962"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164962\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164966,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164962\/revisions\/164966"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164965"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164962"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164962"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164962"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}