{"id":164985,"date":"2021-11-25T12:26:42","date_gmt":"2021-11-25T09:26:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164985"},"modified":"2021-11-25T12:26:42","modified_gmt":"2021-11-25T09:26:42","slug":"ku-simaha-taliyaha-nisa-yaasiin-fareey-oo-loodoortay-xildhibaan-golaha-shacabkasawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-simaha-taliyaha-nisa-yaasiin-fareey-oo-loodoortay-xildhibaan-golaha-shacabkasawirro\/","title":{"rendered":"Ku simaha Taliyaha NISA Yaasiin Fareey Oo Loodoortay Xildhibaan Golaha Shacabka+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164986\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Yaasin-farey-750x430-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Yaasin-farey-750x430-1.jpeg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Yaasin-farey-750x430-1-300x172.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Yaasin-farey-750x430-1-696x399.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Yaasin-farey-750x430-1-733x420.jpeg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug waxaa maanta lagu qabtay doorashada kursi ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya, gaar ahaan xubnaha baarlamaanka kasoo galaya dhinaca dowlad goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Kursiga doorashadiisa la qabtay ayaa waxaa kusoo baxay agaasimaha KMG ee hay\u2019adda NISA Yaasiin Farey oo la tartamay musharrax kale oo isku soo taagay kursiga HOP#067.<\/p>\n<p>Yaasiin Cabdullahi Maxamuud (Farey) ayaa helay 68 cod, halka musharixii la tartamayey ee Maxamed Cali Culusow uu isna helay 20 cod, sidoo kale waxaa hallaabay saddex cod, sida uu shaaciyey guddiga hirgelinta doorashada ee dowlad goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Natiijada soo baxday iyo guusha Yaasiin Farey ayaa aheyd mid horay loo sii oogaa, maadaama loo xiray kursiga, wuxuuna sidoo kale si dhow ugu xiran yahay madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhammaaday ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Fahad Yaasiin.<\/p>\n<p>Kursigan waxaa sidoo kale horay ugu fadhiyey ganacsadaha caanka ah ee Cadow Cali Gees oo muddo ka tirsanaa xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa doorashada Yaasiin Farey ay kusoo aadeysaa, iyada oo maalmihii u dambeeyey ay qaylo dhaan kasoo yeereysay mushariixiin uu ka mid ah taliyihii hore ee NISA Cabdiraxmaan Tuuryare oo ku eedeeyey Villa Soomaaliya inay afduubtay kursigaas.<\/p>\n<p>Doorashada ayaa sii soconeysa, waxaana galabta la qabanayaa kursiga xiga ee HOP#43, kaas oo uu horay ugu fadhiyey xildhibaan Xuseen Iidow oo markale tartamaya.<\/p>\n<p>Si kastaba, qaabka ay u socota doorashada ayaa waxaa walaac ka muujiyey musharixiinta mucaaradka oo shaaciyey in masuq-maasuq xoogan uu ka jiro hannaanka doorashooyinka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164987\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/farey-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"931\" height=\"1024\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/farey-1.jpeg 931w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/farey-1-273x300.jpeg 273w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/farey-1-768x845.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/farey-1-696x766.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/farey-1-382x420.jpeg 382w\" sizes=\"(max-width: 931px) 100vw, 931px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164988\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/far-5.jpeg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/far-5.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/far-5-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/far-5-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/far-5-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/far-5-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164989\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/far-4.jpeg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/far-4.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/far-4-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/far-4-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/far-4-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/far-4-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164990\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/far-3.jpeg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"779\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/far-3.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/far-3-300x228.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/far-3-768x584.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/far-3-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/far-3-696x529.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/far-3-552x420.jpeg 552w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164991\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/far-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/far-2.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/far-2-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/far-2-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/far-2-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/far-2-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164992\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/far-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"682\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/far-1.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/far-1-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/far-1-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/far-1-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/far-1-631x420.jpeg 631w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug waxaa maanta lagu qabtay doorashada kursi ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya, gaar ahaan xubnaha baarlamaanka kasoo galaya dhinaca dowlad goboleedka Galmudug. Kursiga doorashadiisa la qabtay ayaa waxaa kusoo baxay agaasimaha KMG ee hay\u2019adda NISA Yaasiin Farey oo la tartamay musharrax kale oo isku soo taagay kursiga HOP#067. Yaasiin Cabdullahi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164987,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164985","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ku simaha Taliyaha NISA Yaasiin Fareey Oo Loodoortay Xildhibaan Golaha Shacabka+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-simaha-taliyaha-nisa-yaasiin-fareey-oo-loodoortay-xildhibaan-golaha-shacabkasawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ku simaha Taliyaha NISA Yaasiin Fareey Oo Loodoortay Xildhibaan Golaha Shacabka+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug waxaa maanta lagu qabtay doorashada kursi ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya, gaar ahaan xubnaha baarlamaanka kasoo galaya dhinaca dowlad goboleedka Galmudug. Kursiga doorashadiisa la qabtay ayaa waxaa kusoo baxay agaasimaha KMG ee hay\u2019adda NISA Yaasiin Farey oo la tartamay musharrax kale oo isku soo taagay kursiga HOP#067. Yaasiin Cabdullahi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-simaha-taliyaha-nisa-yaasiin-fareey-oo-loodoortay-xildhibaan-golaha-shacabkasawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-25T09:26:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/farey-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"931\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-simaha-taliyaha-nisa-yaasiin-fareey-oo-loodoortay-xildhibaan-golaha-shacabkasawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-simaha-taliyaha-nisa-yaasiin-fareey-oo-loodoortay-xildhibaan-golaha-shacabkasawirro\/\",\"name\":\"Ku simaha Taliyaha NISA Yaasiin Fareey Oo Loodoortay Xildhibaan Golaha Shacabka+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-simaha-taliyaha-nisa-yaasiin-fareey-oo-loodoortay-xildhibaan-golaha-shacabkasawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-simaha-taliyaha-nisa-yaasiin-fareey-oo-loodoortay-xildhibaan-golaha-shacabkasawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/farey-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-25T09:26:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-simaha-taliyaha-nisa-yaasiin-fareey-oo-loodoortay-xildhibaan-golaha-shacabkasawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-simaha-taliyaha-nisa-yaasiin-fareey-oo-loodoortay-xildhibaan-golaha-shacabkasawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-simaha-taliyaha-nisa-yaasiin-fareey-oo-loodoortay-xildhibaan-golaha-shacabkasawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/farey-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/farey-1.jpeg\",\"width\":931,\"height\":1024},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-simaha-taliyaha-nisa-yaasiin-fareey-oo-loodoortay-xildhibaan-golaha-shacabkasawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ku simaha Taliyaha NISA Yaasiin Fareey Oo Loodoortay Xildhibaan Golaha Shacabka+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ku simaha Taliyaha NISA Yaasiin Fareey Oo Loodoortay Xildhibaan Golaha Shacabka+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-simaha-taliyaha-nisa-yaasiin-fareey-oo-loodoortay-xildhibaan-golaha-shacabkasawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ku simaha Taliyaha NISA Yaasiin Fareey Oo Loodoortay Xildhibaan Golaha Shacabka+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug waxaa maanta lagu qabtay doorashada kursi ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya, gaar ahaan xubnaha baarlamaanka kasoo galaya dhinaca dowlad goboleedka Galmudug. Kursiga doorashadiisa la qabtay ayaa waxaa kusoo baxay agaasimaha KMG ee hay\u2019adda NISA Yaasiin Farey oo la tartamay musharrax kale oo isku soo taagay kursiga HOP#067. Yaasiin Cabdullahi [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-simaha-taliyaha-nisa-yaasiin-fareey-oo-loodoortay-xildhibaan-golaha-shacabkasawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-25T09:26:42+00:00","og_image":[{"width":931,"height":1024,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/farey-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-simaha-taliyaha-nisa-yaasiin-fareey-oo-loodoortay-xildhibaan-golaha-shacabkasawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-simaha-taliyaha-nisa-yaasiin-fareey-oo-loodoortay-xildhibaan-golaha-shacabkasawirro\/","name":"Ku simaha Taliyaha NISA Yaasiin Fareey Oo Loodoortay Xildhibaan Golaha Shacabka+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-simaha-taliyaha-nisa-yaasiin-fareey-oo-loodoortay-xildhibaan-golaha-shacabkasawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-simaha-taliyaha-nisa-yaasiin-fareey-oo-loodoortay-xildhibaan-golaha-shacabkasawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/farey-1.jpeg","datePublished":"2021-11-25T09:26:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-simaha-taliyaha-nisa-yaasiin-fareey-oo-loodoortay-xildhibaan-golaha-shacabkasawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-simaha-taliyaha-nisa-yaasiin-fareey-oo-loodoortay-xildhibaan-golaha-shacabkasawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-simaha-taliyaha-nisa-yaasiin-fareey-oo-loodoortay-xildhibaan-golaha-shacabkasawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/farey-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/farey-1.jpeg","width":931,"height":1024},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ku-simaha-taliyaha-nisa-yaasiin-fareey-oo-loodoortay-xildhibaan-golaha-shacabkasawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ku simaha Taliyaha NISA Yaasiin Fareey Oo Loodoortay Xildhibaan Golaha Shacabka+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164985"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164985"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164985\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164993,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164985\/revisions\/164993"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164987"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164985"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164985"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164985"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}