{"id":165031,"date":"2021-11-25T21:59:48","date_gmt":"2021-11-25T18:59:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165031"},"modified":"2021-11-25T21:59:48","modified_gmt":"2021-11-25T18:59:48","slug":"daawo-jawaari-baydhabo-maka-fidsano-gogol-nin-gob-ah-wax-kasoo-doonto","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaari-baydhabo-maka-fidsano-gogol-nin-gob-ah-wax-kasoo-doonto\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Jawaari &#8221; Baydhabo maka fidsano gogol nin gob ah wax kasoo doonto&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165032\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211125637734310541774698.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"369\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211125637734310541774698.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211125637734310541774698-300x168.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyahii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa goordhaw shaaciyay in laga hor istaagay inuu isku diiwaan geliyo kursiga tirsigiisu yahay HOP 103 oo deegaan doorashadiisa tahay magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Guddoomiye Jawaari ayaa sidoo kale sheegay in kursigaasi la doonayo in shaqsiyaad gaar ah loo xiro lana diiday in laga dhigo mid furan, waxaana halkaasi ka muuqda in doorashadani ay tahay midaan daah furneen.<\/p>\n<p>&#8220;Baydhabo waan ka soo tagay caqabado badan oo jira awgeed waxaana leyga hor istaagay kursigan ku tartami lahaa mana ahan meel nin gob ah wax kasoo doonto ama nin odau ah, sida ay wax u socdaan maaha si doorasho daahfuran oo xor iyo xalaal ah lagu qabto, waaana nasiib daro waxa socda, hadii arrintu sidaan sii ahaatana waxaa dhici doonta in dowladnimada yar ee an haysanay ay meesha ka baxdo, waxaana hada go&#8217;aan ka gaaraya kursiga an aniga musharaxa u ahaa odayaasha beesha iyo madaxda maamulka waxaana wali cadeynaya inaan ahay musharax u taagan qabashada kursigaas&#8221; ayuu yiri Prof. Jawaari.<\/p>\n<p>Hadalka kasoo yeeray guddoomiyahii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof, Jawaari ee ah in loo diiday inuu isku diiwaan geliyo Musharaxnimada kursiga HOP 103, ayaa imaanaya xili uu maanta galinkii dambe uu soo gaaray magaalada Muqdisho, islamarkaana uu wali sheegayo inuu yahay Musharax kursigaas u taagan.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee iyadoo maamul goboleedyada qaar ay haatan bilaabeen howlaha doorashada Aqalka Hoose ayaa waxaa soo kordhaya cabashada laga muujinaayo hanaanka ay ku bilaabatay doorashada oo la sheegayo iney tahay mid xulasho ah oo aanan aheyn mid ku saleysan xor iyo xalaal.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fgoobjoognews%2Fvideos%2F206502738345478%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyahii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa goordhaw shaaciyay in laga hor istaagay inuu isku diiwaan geliyo kursiga tirsigiisu yahay HOP 103 oo deegaan doorashadiisa tahay magaalada Baydhabo. Guddoomiye Jawaari ayaa sidoo kale sheegay in kursigaasi la doonayo in shaqsiyaad gaar ah loo xiro lana diiday in laga dhigo mid furan, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165032,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165031","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Jawaari &quot; Baydhabo maka fidsano gogol nin gob ah wax kasoo doonto&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaari-baydhabo-maka-fidsano-gogol-nin-gob-ah-wax-kasoo-doonto\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Jawaari &quot; Baydhabo maka fidsano gogol nin gob ah wax kasoo doonto&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyahii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa goordhaw shaaciyay in laga hor istaagay inuu isku diiwaan geliyo kursiga tirsigiisu yahay HOP 103 oo deegaan doorashadiisa tahay magaalada Baydhabo. Guddoomiye Jawaari ayaa sidoo kale sheegay in kursigaasi la doonayo in shaqsiyaad gaar ah loo xiro lana diiday in laga dhigo mid furan, waxaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaari-baydhabo-maka-fidsano-gogol-nin-gob-ah-wax-kasoo-doonto\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-25T18:59:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211125637734310541774698.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"369\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaari-baydhabo-maka-fidsano-gogol-nin-gob-ah-wax-kasoo-doonto\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaari-baydhabo-maka-fidsano-gogol-nin-gob-ah-wax-kasoo-doonto\/\",\"name\":\"DAAWO:-Jawaari \\\" Baydhabo maka fidsano gogol nin gob ah wax kasoo doonto\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaari-baydhabo-maka-fidsano-gogol-nin-gob-ah-wax-kasoo-doonto\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaari-baydhabo-maka-fidsano-gogol-nin-gob-ah-wax-kasoo-doonto\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211125637734310541774698.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-25T18:59:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaari-baydhabo-maka-fidsano-gogol-nin-gob-ah-wax-kasoo-doonto\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaari-baydhabo-maka-fidsano-gogol-nin-gob-ah-wax-kasoo-doonto\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaari-baydhabo-maka-fidsano-gogol-nin-gob-ah-wax-kasoo-doonto\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211125637734310541774698.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211125637734310541774698.jpeg\",\"width\":660,\"height\":369},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaari-baydhabo-maka-fidsano-gogol-nin-gob-ah-wax-kasoo-doonto\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Jawaari &#8221; Baydhabo maka fidsano gogol nin gob ah wax kasoo doonto&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Jawaari \" Baydhabo maka fidsano gogol nin gob ah wax kasoo doonto\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaari-baydhabo-maka-fidsano-gogol-nin-gob-ah-wax-kasoo-doonto\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Jawaari \" Baydhabo maka fidsano gogol nin gob ah wax kasoo doonto\" - Wardoon","og_description":"Guddoomiyahii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa goordhaw shaaciyay in laga hor istaagay inuu isku diiwaan geliyo kursiga tirsigiisu yahay HOP 103 oo deegaan doorashadiisa tahay magaalada Baydhabo. Guddoomiye Jawaari ayaa sidoo kale sheegay in kursigaasi la doonayo in shaqsiyaad gaar ah loo xiro lana diiday in laga dhigo mid furan, waxaana [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaari-baydhabo-maka-fidsano-gogol-nin-gob-ah-wax-kasoo-doonto\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-25T18:59:48+00:00","og_image":[{"width":660,"height":369,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211125637734310541774698.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaari-baydhabo-maka-fidsano-gogol-nin-gob-ah-wax-kasoo-doonto\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaari-baydhabo-maka-fidsano-gogol-nin-gob-ah-wax-kasoo-doonto\/","name":"DAAWO:-Jawaari \" Baydhabo maka fidsano gogol nin gob ah wax kasoo doonto\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaari-baydhabo-maka-fidsano-gogol-nin-gob-ah-wax-kasoo-doonto\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaari-baydhabo-maka-fidsano-gogol-nin-gob-ah-wax-kasoo-doonto\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211125637734310541774698.jpeg","datePublished":"2021-11-25T18:59:48+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaari-baydhabo-maka-fidsano-gogol-nin-gob-ah-wax-kasoo-doonto\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaari-baydhabo-maka-fidsano-gogol-nin-gob-ah-wax-kasoo-doonto\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaari-baydhabo-maka-fidsano-gogol-nin-gob-ah-wax-kasoo-doonto\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211125637734310541774698.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211125637734310541774698.jpeg","width":660,"height":369},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaari-baydhabo-maka-fidsano-gogol-nin-gob-ah-wax-kasoo-doonto\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Jawaari &#8221; Baydhabo maka fidsano gogol nin gob ah wax kasoo doonto&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165031"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165031"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165031\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165033,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165031\/revisions\/165033"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165032"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165031"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165031"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165031"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}