{"id":165043,"date":"2021-11-26T13:30:43","date_gmt":"2021-11-26T10:30:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165043"},"modified":"2021-11-26T20:48:55","modified_gmt":"2021-11-26T17:48:55","slug":"daawo-shirqoolka-lagu-dilay-cabdicasiis-africa-shabaab-kaliya-ma-fulin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirqoolka-lagu-dilay-cabdicasiis-africa-shabaab-kaliya-ma-fulin\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Shirqoolka lagu dilay Cabdicasiis Africa shabaab kaliya ma fulin"},"content":{"rendered":"<p>Maareeyihii Tiyaatarka qaranka Abwaan Cismaan Cabdullaahi Guure ahna milkiilaha Idaacadda Kulmiye ayaa shaki badan ka muujiyey in kooxda Al-Shabaab keligeed ay fulisay dilkii qorsheysnaa ee loo geystay Agaasimihii Radio Muqdisho, Cabdicasiis Maxamuud Guuleed \u201cAfrika\u201d.<\/p>\n<p>Abwaan Guure ayaa sheegay in uu ahaa shirqool gacan laga geystay, islamarkaana ay tahay in dowladda Soomaaliya baaritaan dhab ah ku sameyso dilka loo geystay Agaasimihii Radio Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cCabdicasiis sida loo dilay baaris rasmi ah laguma sameyn, waxaa aaminsanahay shirqoolkan Shabaab keliya inaysan fulin, sababto ah Cabdicasiis gaariga uu watay ma aheyn midkiisa lagu yaqaanay meesha lagu qarxiyayna ma daganeyn,\u201d ayuu yiri Abwaan Guure.<\/p>\n<p>Waxa uu intaas kusii daray in xogteeda hayaan waxyar un ka hor markii weerarkii ismiidaaminta ahaa ee Sabtidii lala beegsaday Cabdicasiis uu kasoo tagay mas\u2019uul ka tirsan wasaarada warfaafinta oo asagu markii hore la socday Afrika.<\/p>\n<p>\u201cAl-Shabaab inay kasoo shaqeysay waa ognahay, laakiin cidda la fududeynaysay ayey aheyd?,\u201d ayuu yiri Guure oo farta ku godaya in shaqsiyaad kale Shabaab kala shaqeeyen dilka Afrika.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntiina waxa uu ku baaqay in dowladda Soomaaliya iyo laamaha amaanka ay fadhiga ka kacaan, islamarkaana ay shacabku damiir isku yeelan, si looga hortago qaraxa iyo dilka ay ku baxayaan haldoorka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=315&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FIlajoogNews%2Fvideos%2F410906980730177%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maareeyihii Tiyaatarka qaranka Abwaan Cismaan Cabdullaahi Guure ahna milkiilaha Idaacadda Kulmiye ayaa shaki badan ka muujiyey in kooxda Al-Shabaab keligeed ay fulisay dilkii qorsheysnaa ee loo geystay Agaasimihii Radio Muqdisho, Cabdicasiis Maxamuud Guuleed \u201cAfrika\u201d. Abwaan Guure ayaa sheegay in uu ahaa shirqool gacan laga geystay, islamarkaana ay tahay in dowladda Soomaaliya baaritaan dhab ah ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165044,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165043","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Shirqoolka lagu dilay Cabdicasiis Africa shabaab kaliya ma fulin - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirqoolka-lagu-dilay-cabdicasiis-africa-shabaab-kaliya-ma-fulin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Shirqoolka lagu dilay Cabdicasiis Africa shabaab kaliya ma fulin - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maareeyihii Tiyaatarka qaranka Abwaan Cismaan Cabdullaahi Guure ahna milkiilaha Idaacadda Kulmiye ayaa shaki badan ka muujiyey in kooxda Al-Shabaab keligeed ay fulisay dilkii qorsheysnaa ee loo geystay Agaasimihii Radio Muqdisho, Cabdicasiis Maxamuud Guuleed \u201cAfrika\u201d. Abwaan Guure ayaa sheegay in uu ahaa shirqool gacan laga geystay, islamarkaana ay tahay in dowladda Soomaaliya baaritaan dhab ah ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirqoolka-lagu-dilay-cabdicasiis-africa-shabaab-kaliya-ma-fulin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-26T10:30:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-11-26T17:48:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/vlcsnap-error003.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"369\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirqoolka-lagu-dilay-cabdicasiis-africa-shabaab-kaliya-ma-fulin\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirqoolka-lagu-dilay-cabdicasiis-africa-shabaab-kaliya-ma-fulin\/\",\"name\":\"DAAWO:-Shirqoolka lagu dilay Cabdicasiis Africa shabaab kaliya ma fulin - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirqoolka-lagu-dilay-cabdicasiis-africa-shabaab-kaliya-ma-fulin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirqoolka-lagu-dilay-cabdicasiis-africa-shabaab-kaliya-ma-fulin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/vlcsnap-error003.png\",\"datePublished\":\"2021-11-26T10:30:43+00:00\",\"dateModified\":\"2021-11-26T17:48:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirqoolka-lagu-dilay-cabdicasiis-africa-shabaab-kaliya-ma-fulin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirqoolka-lagu-dilay-cabdicasiis-africa-shabaab-kaliya-ma-fulin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirqoolka-lagu-dilay-cabdicasiis-africa-shabaab-kaliya-ma-fulin\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/vlcsnap-error003.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/vlcsnap-error003.png\",\"width\":640,\"height\":369},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirqoolka-lagu-dilay-cabdicasiis-africa-shabaab-kaliya-ma-fulin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Shirqoolka lagu dilay Cabdicasiis Africa shabaab kaliya ma fulin\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Shirqoolka lagu dilay Cabdicasiis Africa shabaab kaliya ma fulin - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirqoolka-lagu-dilay-cabdicasiis-africa-shabaab-kaliya-ma-fulin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Shirqoolka lagu dilay Cabdicasiis Africa shabaab kaliya ma fulin - Wardoon","og_description":"Maareeyihii Tiyaatarka qaranka Abwaan Cismaan Cabdullaahi Guure ahna milkiilaha Idaacadda Kulmiye ayaa shaki badan ka muujiyey in kooxda Al-Shabaab keligeed ay fulisay dilkii qorsheysnaa ee loo geystay Agaasimihii Radio Muqdisho, Cabdicasiis Maxamuud Guuleed \u201cAfrika\u201d. Abwaan Guure ayaa sheegay in uu ahaa shirqool gacan laga geystay, islamarkaana ay tahay in dowladda Soomaaliya baaritaan dhab ah ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirqoolka-lagu-dilay-cabdicasiis-africa-shabaab-kaliya-ma-fulin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-26T10:30:43+00:00","article_modified_time":"2021-11-26T17:48:55+00:00","og_image":[{"width":640,"height":369,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/vlcsnap-error003.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirqoolka-lagu-dilay-cabdicasiis-africa-shabaab-kaliya-ma-fulin\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirqoolka-lagu-dilay-cabdicasiis-africa-shabaab-kaliya-ma-fulin\/","name":"DAAWO:-Shirqoolka lagu dilay Cabdicasiis Africa shabaab kaliya ma fulin - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirqoolka-lagu-dilay-cabdicasiis-africa-shabaab-kaliya-ma-fulin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirqoolka-lagu-dilay-cabdicasiis-africa-shabaab-kaliya-ma-fulin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/vlcsnap-error003.png","datePublished":"2021-11-26T10:30:43+00:00","dateModified":"2021-11-26T17:48:55+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirqoolka-lagu-dilay-cabdicasiis-africa-shabaab-kaliya-ma-fulin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirqoolka-lagu-dilay-cabdicasiis-africa-shabaab-kaliya-ma-fulin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirqoolka-lagu-dilay-cabdicasiis-africa-shabaab-kaliya-ma-fulin\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/vlcsnap-error003.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/vlcsnap-error003.png","width":640,"height":369},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirqoolka-lagu-dilay-cabdicasiis-africa-shabaab-kaliya-ma-fulin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Shirqoolka lagu dilay Cabdicasiis Africa shabaab kaliya ma fulin"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165043"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165043"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165043\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165053,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165043\/revisions\/165053"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165044"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165043"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165043"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165043"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}