{"id":165146,"date":"2021-11-29T21:44:42","date_gmt":"2021-11-29T18:44:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165146"},"modified":"2021-11-30T12:31:33","modified_gmt":"2021-11-30T09:31:33","slug":"daawo-wadankaan-30-sano-kahor-waxaa-burburiyey-siyaad-barre-hadana-waxaa-burbur-kuwada-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wadankaan-30-sano-kahor-waxaa-burburiyey-siyaad-barre-hadana-waxaa-burbur-kuwada-farmaajo\/","title":{"rendered":"&#8220;DAAWO:-Wadankaan 30 sano kahor waxaa burburiyey Siyaad Barre hadana waxaa burbur kuwada Farmaajo&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165165\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/maxresdefault-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/maxresdefault-2.jpeg 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/maxresdefault-2-300x169.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/maxresdefault-2-1024x576.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/maxresdefault-2-768x432.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/maxresdefault-2-696x392.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/maxresdefault-2-1068x601.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/maxresdefault-2-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p>Tan iyo markii ay bilaabatay qabashada doorashada Golaha Shacabka Soomaaliya waxaa soo kordhacaya cabashada xoogan ee kasoo yeereysa xubnaha musharixiinta xil doonka ee u tartamaya kuraasta baarlamaanka 11-aad ee dalka<\/p>\n<p>Xildhibaan Idirs Cabdi Dhaqtar oo ka mid ah xubnaha baarlamaanka muddo xileedkiisa uu dhammaaday, isla-markaana haatan isku soo sharaxay kursiga uu ku fadhiyey ayaa shaaca ka qaaday in la boobay kursigiisa oo uu sheegay in qoondo haween la dhigay, kadibna loona diiday inuu tartamo, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Dhaqtar ayaa sidoo kale tilmaamay in isaga iyo musharixiin kale oo dhowr labaatan ah in laga dhacay lacago fara badan, loona diiday shahadaada, si ay u tartamaan.<\/p>\n<p>Guddiyada doorashooyinka ayuu ku eedeeyey inay u shaqeynayaan dad gaar ah oo ku xiran Villa Soomaaliya, isla-markaana cadaalad darro ku sameynayaan doorashooyinka.<\/p>\n<p>\u201cLacago ayaa naga maqan aniga kaligey ma\u2019ahan inta lacagta ay ka maqan tahay waa dhowr iyo labaatan qof oo inta ay lacagtooda shubteen aan haba yaraatee shahaado lasiinin,\u201d ayuu yiri Xildhibaan Idirs Cabdi Dhaqtar oo wariyeyaasha kula hadlay Muqdisho.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi ku sii daray \u201cMaray waxaan leeyahay arrintan waxaan u soo bandhigayaa aniga oo dhibaato wadanin wadanka oo hadda xaaladdiisa aad ogtihiin, abaaro ay ka jiraan, xoolihii ay dhammaanayaan, dadkii ay dhammaanayaan ayaa waxaa waaye dadkii awood loo isticmaalooyaa,\u201d.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu farriin culus u diray ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, isaga oo ka dalbaday inuu kala diro xubnaha guddiyada doorashooyinka heer federaal iyo heer dowlad goboleed, isaga oo shaaciyey inay gabeen waajibaadkii shaqo ee loo igmaday.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan u sheegayaa ra\u2019iisul wasaarihii loo igmaday arrintan oo doorashooyinka si cadaalad ah u qabto ay aheyd waa inuu guddiyadan kala diraa,\u201d ayii markale yiri Dhaqtar.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa kusoo aadaya, iyada oo muddooyinkii lasoo dhaafay ay qaylo dhaan kasoo yeereysay doorashooyinka lagu qabtay magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Baydhabo ee maamul goboleedyada Galmudug iyo Koonfur Galbeed oo la sheegay in kuraas lagu boobay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FSOMALICABLE%2Fvideos%2F305298151445977%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tan iyo markii ay bilaabatay qabashada doorashada Golaha Shacabka Soomaaliya waxaa soo kordhacaya cabashada xoogan ee kasoo yeereysa xubnaha musharixiinta xil doonka ee u tartamaya kuraasta baarlamaanka 11-aad ee dalka Xildhibaan Idirs Cabdi Dhaqtar oo ka mid ah xubnaha baarlamaanka muddo xileedkiisa uu dhammaaday, isla-markaana haatan isku soo sharaxay kursiga uu ku fadhiyey ayaa shaaca [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165147,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165146","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>&quot;DAAWO:-Wadankaan 30 sano kahor waxaa burburiyey Siyaad Barre hadana waxaa burbur kuwada Farmaajo&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wadankaan-30-sano-kahor-waxaa-burburiyey-siyaad-barre-hadana-waxaa-burbur-kuwada-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"&quot;DAAWO:-Wadankaan 30 sano kahor waxaa burburiyey Siyaad Barre hadana waxaa burbur kuwada Farmaajo&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Tan iyo markii ay bilaabatay qabashada doorashada Golaha Shacabka Soomaaliya waxaa soo kordhacaya cabashada xoogan ee kasoo yeereysa xubnaha musharixiinta xil doonka ee u tartamaya kuraasta baarlamaanka 11-aad ee dalka Xildhibaan Idirs Cabdi Dhaqtar oo ka mid ah xubnaha baarlamaanka muddo xileedkiisa uu dhammaaday, isla-markaana haatan isku soo sharaxay kursiga uu ku fadhiyey ayaa shaaca [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wadankaan-30-sano-kahor-waxaa-burburiyey-siyaad-barre-hadana-waxaa-burbur-kuwada-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-29T18:44:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-11-30T09:31:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/download-2.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"294\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"172\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wadankaan-30-sano-kahor-waxaa-burburiyey-siyaad-barre-hadana-waxaa-burbur-kuwada-farmaajo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wadankaan-30-sano-kahor-waxaa-burburiyey-siyaad-barre-hadana-waxaa-burbur-kuwada-farmaajo\/\",\"name\":\"\\\"DAAWO:-Wadankaan 30 sano kahor waxaa burburiyey Siyaad Barre hadana waxaa burbur kuwada Farmaajo\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wadankaan-30-sano-kahor-waxaa-burburiyey-siyaad-barre-hadana-waxaa-burbur-kuwada-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wadankaan-30-sano-kahor-waxaa-burburiyey-siyaad-barre-hadana-waxaa-burbur-kuwada-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/download-2.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-29T18:44:42+00:00\",\"dateModified\":\"2021-11-30T09:31:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wadankaan-30-sano-kahor-waxaa-burburiyey-siyaad-barre-hadana-waxaa-burbur-kuwada-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wadankaan-30-sano-kahor-waxaa-burburiyey-siyaad-barre-hadana-waxaa-burbur-kuwada-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wadankaan-30-sano-kahor-waxaa-burburiyey-siyaad-barre-hadana-waxaa-burbur-kuwada-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/download-2.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/download-2.jpeg\",\"width\":294,\"height\":172},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wadankaan-30-sano-kahor-waxaa-burburiyey-siyaad-barre-hadana-waxaa-burbur-kuwada-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"&#8220;DAAWO:-Wadankaan 30 sano kahor waxaa burburiyey Siyaad Barre hadana waxaa burbur kuwada Farmaajo&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"\"DAAWO:-Wadankaan 30 sano kahor waxaa burburiyey Siyaad Barre hadana waxaa burbur kuwada Farmaajo\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wadankaan-30-sano-kahor-waxaa-burburiyey-siyaad-barre-hadana-waxaa-burbur-kuwada-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"\"DAAWO:-Wadankaan 30 sano kahor waxaa burburiyey Siyaad Barre hadana waxaa burbur kuwada Farmaajo\" - Wardoon","og_description":"Tan iyo markii ay bilaabatay qabashada doorashada Golaha Shacabka Soomaaliya waxaa soo kordhacaya cabashada xoogan ee kasoo yeereysa xubnaha musharixiinta xil doonka ee u tartamaya kuraasta baarlamaanka 11-aad ee dalka Xildhibaan Idirs Cabdi Dhaqtar oo ka mid ah xubnaha baarlamaanka muddo xileedkiisa uu dhammaaday, isla-markaana haatan isku soo sharaxay kursiga uu ku fadhiyey ayaa shaaca [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wadankaan-30-sano-kahor-waxaa-burburiyey-siyaad-barre-hadana-waxaa-burbur-kuwada-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-29T18:44:42+00:00","article_modified_time":"2021-11-30T09:31:33+00:00","og_image":[{"width":294,"height":172,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/download-2.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wadankaan-30-sano-kahor-waxaa-burburiyey-siyaad-barre-hadana-waxaa-burbur-kuwada-farmaajo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wadankaan-30-sano-kahor-waxaa-burburiyey-siyaad-barre-hadana-waxaa-burbur-kuwada-farmaajo\/","name":"\"DAAWO:-Wadankaan 30 sano kahor waxaa burburiyey Siyaad Barre hadana waxaa burbur kuwada Farmaajo\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wadankaan-30-sano-kahor-waxaa-burburiyey-siyaad-barre-hadana-waxaa-burbur-kuwada-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wadankaan-30-sano-kahor-waxaa-burburiyey-siyaad-barre-hadana-waxaa-burbur-kuwada-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/download-2.jpeg","datePublished":"2021-11-29T18:44:42+00:00","dateModified":"2021-11-30T09:31:33+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wadankaan-30-sano-kahor-waxaa-burburiyey-siyaad-barre-hadana-waxaa-burbur-kuwada-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wadankaan-30-sano-kahor-waxaa-burburiyey-siyaad-barre-hadana-waxaa-burbur-kuwada-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wadankaan-30-sano-kahor-waxaa-burburiyey-siyaad-barre-hadana-waxaa-burbur-kuwada-farmaajo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/download-2.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/download-2.jpeg","width":294,"height":172},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wadankaan-30-sano-kahor-waxaa-burburiyey-siyaad-barre-hadana-waxaa-burbur-kuwada-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"&#8220;DAAWO:-Wadankaan 30 sano kahor waxaa burburiyey Siyaad Barre hadana waxaa burbur kuwada Farmaajo&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165146"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165146"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165146\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165166,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165146\/revisions\/165166"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165147"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165146"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165146"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165146"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}