{"id":165175,"date":"2021-11-30T15:57:13","date_gmt":"2021-11-30T12:57:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165175"},"modified":"2021-11-30T16:01:44","modified_gmt":"2021-11-30T13:01:44","slug":"daawo-boqor-burmadow-oo-raali-gelin-ka-bixiyay-hadalkii-ka-soo-yeeray-isagoo-dalbaday-cafis","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burmadow-oo-raali-gelin-ka-bixiyay-hadalkii-ka-soo-yeeray-isagoo-dalbaday-cafis\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Boqor Burmadow oo raali-gelin ka bixiyay hadalkii ka soo yeeray, isagoo dalbaday Cafis"},"content":{"rendered":"<p>Cusmaan Aw Maxamuud Buurmadow oo shi jaraa\u2019id ku qabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa ka hadlay hadalkii uu dhawaan sheegay ee muranka badan dhaliyey.<\/p>\n<p>Boqor Buurmadow ayaa sheegay in fasiraad qaldan laga bixiyey hadalka uu sheegay kaasoo uu ku sheegay inuu ahaa hadal uu ka jeediyey kulan Beeleed isla markaasna wuxuu xusay inuu hadalkaas ahaa mid kaftan ah.<\/p>\n<p>\u201d Hadalkii aan dhawaan ka sheegay shirkii Beeleedka ahaa waxaa loo dhigay meel aan biyo dhiciisa aheyn waana la siyaasadeeyey\u201d ayuu yiri Boqor Buurmadow.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay inuusan taageersaneyn cid kasta oo dhiigga dadka Soomaaliyeed daadisay haddii ay ahaan laheyd qaab diimeed iyo qaab kalaba.<\/p>\n<p>\u201d Waxaan joogay oo ka hadlayey waxay aheyd Qado Beeleed, madax dhaqanka marka ay isku yimaadaan way kaftamaan, kasftan Beeleed buu ahaa, wixii ehel ahaa ee dhibaato loogu geystay mid mabda\u2019, mid diimeed, fikir cid aaminsan tahay oo aan aniga aamisaneyn lagu geystay, Qarax loogu sameeyey, la dhibay aad iyo aad ayaan uga xumahay, hadalkeyga ma uusan aheyn dhiiragelin aan ku taageerayo fikirka xagjirka ah mana u aqaan mid saxan\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Boqorka ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay dhibaatadii hadalkii uu sheegay loogu geystay wasiiro iyo siyaasiyiin kasoo jeedo Beeshiisa ee ka qeybgalay soo dhaweyntiisa.<\/p>\n<p>\u201d Waxaan ka xumahay in dadkii dhibaatada ay u geysteen Al-Shabaab looga dhigay inaan taageersanahay dhibka ku dhacay, waxaan caddeynayaa in aanan raali ka aheyn, aniga Shabaab Dowlad uma aqaano\u201d ayuu raaciyey hadalkiisa.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Boqor Buurmadow ayaa sheegay inuusan is adkeeneyn sida siyaasiyiinta qaar balse uu raali gelin buuxda siinayo shacabka Soomaaliyeed ee dhibsaday hadalkii dhawaan kasoo yeeray.<\/p>\n<p>Raali gelinta Boqo Buurmadow ayaa kusoo aadeyso xilli uu dhaleeceyn badan kala kulmay qaar kamid ah siyaasiyiinta iyo dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fgoobjoognews%2Fvideos%2F588097772273376%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cusmaan Aw Maxamuud Buurmadow oo shi jaraa\u2019id ku qabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa ka hadlay hadalkii uu dhawaan sheegay ee muranka badan dhaliyey. Boqor Buurmadow ayaa sheegay in fasiraad qaldan laga bixiyey hadalka uu sheegay kaasoo uu ku sheegay inuu ahaa hadal uu ka jeediyey kulan Beeleed isla markaasna wuxuu xusay inuu hadalkaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165176,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165175","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Boqor Burmadow oo raali-gelin ka bixiyay hadalkii ka soo yeeray, isagoo dalbaday Cafis - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burmadow-oo-raali-gelin-ka-bixiyay-hadalkii-ka-soo-yeeray-isagoo-dalbaday-cafis\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Boqor Burmadow oo raali-gelin ka bixiyay hadalkii ka soo yeeray, isagoo dalbaday Cafis - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cusmaan Aw Maxamuud Buurmadow oo shi jaraa\u2019id ku qabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa ka hadlay hadalkii uu dhawaan sheegay ee muranka badan dhaliyey. Boqor Buurmadow ayaa sheegay in fasiraad qaldan laga bixiyey hadalka uu sheegay kaasoo uu ku sheegay inuu ahaa hadal uu ka jeediyey kulan Beeleed isla markaasna wuxuu xusay inuu hadalkaas [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burmadow-oo-raali-gelin-ka-bixiyay-hadalkii-ka-soo-yeeray-isagoo-dalbaday-cafis\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-30T12:57:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-11-30T13:01:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-30-at-12.56.10.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1606\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1084\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burmadow-oo-raali-gelin-ka-bixiyay-hadalkii-ka-soo-yeeray-isagoo-dalbaday-cafis\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burmadow-oo-raali-gelin-ka-bixiyay-hadalkii-ka-soo-yeeray-isagoo-dalbaday-cafis\/\",\"name\":\"DAAWO:-Boqor Burmadow oo raali-gelin ka bixiyay hadalkii ka soo yeeray, isagoo dalbaday Cafis - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burmadow-oo-raali-gelin-ka-bixiyay-hadalkii-ka-soo-yeeray-isagoo-dalbaday-cafis\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burmadow-oo-raali-gelin-ka-bixiyay-hadalkii-ka-soo-yeeray-isagoo-dalbaday-cafis\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-30-at-12.56.10.png\",\"datePublished\":\"2021-11-30T12:57:13+00:00\",\"dateModified\":\"2021-11-30T13:01:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burmadow-oo-raali-gelin-ka-bixiyay-hadalkii-ka-soo-yeeray-isagoo-dalbaday-cafis\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burmadow-oo-raali-gelin-ka-bixiyay-hadalkii-ka-soo-yeeray-isagoo-dalbaday-cafis\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burmadow-oo-raali-gelin-ka-bixiyay-hadalkii-ka-soo-yeeray-isagoo-dalbaday-cafis\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-30-at-12.56.10.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-30-at-12.56.10.png\",\"width\":1606,\"height\":1084},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burmadow-oo-raali-gelin-ka-bixiyay-hadalkii-ka-soo-yeeray-isagoo-dalbaday-cafis\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Boqor Burmadow oo raali-gelin ka bixiyay hadalkii ka soo yeeray, isagoo dalbaday Cafis\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Boqor Burmadow oo raali-gelin ka bixiyay hadalkii ka soo yeeray, isagoo dalbaday Cafis - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burmadow-oo-raali-gelin-ka-bixiyay-hadalkii-ka-soo-yeeray-isagoo-dalbaday-cafis\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Boqor Burmadow oo raali-gelin ka bixiyay hadalkii ka soo yeeray, isagoo dalbaday Cafis - Wardoon","og_description":"Cusmaan Aw Maxamuud Buurmadow oo shi jaraa\u2019id ku qabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa ka hadlay hadalkii uu dhawaan sheegay ee muranka badan dhaliyey. Boqor Buurmadow ayaa sheegay in fasiraad qaldan laga bixiyey hadalka uu sheegay kaasoo uu ku sheegay inuu ahaa hadal uu ka jeediyey kulan Beeleed isla markaasna wuxuu xusay inuu hadalkaas [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burmadow-oo-raali-gelin-ka-bixiyay-hadalkii-ka-soo-yeeray-isagoo-dalbaday-cafis\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-30T12:57:13+00:00","article_modified_time":"2021-11-30T13:01:44+00:00","og_image":[{"width":1606,"height":1084,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-30-at-12.56.10.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burmadow-oo-raali-gelin-ka-bixiyay-hadalkii-ka-soo-yeeray-isagoo-dalbaday-cafis\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burmadow-oo-raali-gelin-ka-bixiyay-hadalkii-ka-soo-yeeray-isagoo-dalbaday-cafis\/","name":"DAAWO:-Boqor Burmadow oo raali-gelin ka bixiyay hadalkii ka soo yeeray, isagoo dalbaday Cafis - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burmadow-oo-raali-gelin-ka-bixiyay-hadalkii-ka-soo-yeeray-isagoo-dalbaday-cafis\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burmadow-oo-raali-gelin-ka-bixiyay-hadalkii-ka-soo-yeeray-isagoo-dalbaday-cafis\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-30-at-12.56.10.png","datePublished":"2021-11-30T12:57:13+00:00","dateModified":"2021-11-30T13:01:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burmadow-oo-raali-gelin-ka-bixiyay-hadalkii-ka-soo-yeeray-isagoo-dalbaday-cafis\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burmadow-oo-raali-gelin-ka-bixiyay-hadalkii-ka-soo-yeeray-isagoo-dalbaday-cafis\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burmadow-oo-raali-gelin-ka-bixiyay-hadalkii-ka-soo-yeeray-isagoo-dalbaday-cafis\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-30-at-12.56.10.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-30-at-12.56.10.png","width":1606,"height":1084},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burmadow-oo-raali-gelin-ka-bixiyay-hadalkii-ka-soo-yeeray-isagoo-dalbaday-cafis\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Boqor Burmadow oo raali-gelin ka bixiyay hadalkii ka soo yeeray, isagoo dalbaday Cafis"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165175"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165175"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165175\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165179,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165175\/revisions\/165179"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165176"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165175"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165175"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165175"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}