{"id":165196,"date":"2021-12-02T12:13:57","date_gmt":"2021-12-02T09:13:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165196"},"modified":"2021-12-02T12:14:35","modified_gmt":"2021-12-02T09:14:35","slug":"alshabaab-oo-xalay-weeraray-baledweyne","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-xalay-weeraray-baledweyne\/","title":{"rendered":"Alshabaab oo xalay weeraray Baledweyne"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165198\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021122637740012273347842.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021122637740012273347842.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021122637740012273347842-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xalay saqdii dhaxe dagaalamayaasha Al-shabaab ay ku qaadeen Saldhigyada Ciidamada Jabuuti iyo kuwa dowladda Soomaaliya ee ku yaala xaafada howlwadaag ee magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Weerarka Al-shabaab kusoo qaadeen magaalada Baledweyne ayaa ahaa mid waqti kooban socday, kaasoo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana inta la xaqiijiyay weerarka xalay ka dhacay ku geeriyooday sadax caruur oo walaalo ahaa oo gurigooda uu kusoo dhacay Hoobiye, waxaana sidoo kale dhaawac ah laba kale oo caruur ah.<\/p>\n<p>Lama oga khasaaraha rasmiga ah ee kala gaaray dhinacyada dagaalamay ee Al-shabaab iyo ciidamada dowladda, mana jirto wax war ah oo kasoo baxay laba dhinac oo la xiriira dagaalka xalay ka dhacay Baledweyne iyo khasaaraha ka dhashay.<\/p>\n<p>Weerarka xalay dagaalamayaasha Al-shabaab kusoo qaadeen magaalada Baledweyne ayaa imaanaya xili shalay ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay sheegeen iney howlgalo amaanka lagu xaqiijinayo ka sameeyeen ilaa 10 tuulo oo ka mid ah kuwa hoos yimaada Baledweyne, waxaana weerarkan uu u muuqda mid jawaab u ah howlagalkaasi iyo in ciidamada Shabaab dhankooda is muujinayaan ineysan wali ka fogeen magaalada Baledweyne.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xalay saqdii dhaxe dagaalamayaasha Al-shabaab ay ku qaadeen Saldhigyada Ciidamada Jabuuti iyo kuwa dowladda Soomaaliya ee ku yaala xaafada howlwadaag ee magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Weerarka Al-shabaab kusoo qaadeen magaalada Baledweyne ayaa ahaa mid waqti kooban socday, kaasoo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165198,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165196","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Alshabaab oo xalay weeraray Baledweyne - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-xalay-weeraray-baledweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Alshabaab oo xalay weeraray Baledweyne - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xalay saqdii dhaxe dagaalamayaasha Al-shabaab ay ku qaadeen Saldhigyada Ciidamada Jabuuti iyo kuwa dowladda Soomaaliya ee ku yaala xaafada howlwadaag ee magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Weerarka Al-shabaab kusoo qaadeen magaalada Baledweyne ayaa ahaa mid waqti kooban socday, kaasoo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-xalay-weeraray-baledweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-02T09:13:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-12-02T09:14:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021122637740012273347842.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-xalay-weeraray-baledweyne\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-xalay-weeraray-baledweyne\/\",\"name\":\"Alshabaab oo xalay weeraray Baledweyne - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-xalay-weeraray-baledweyne\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-xalay-weeraray-baledweyne\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021122637740012273347842.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-02T09:13:57+00:00\",\"dateModified\":\"2021-12-02T09:14:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-xalay-weeraray-baledweyne\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-xalay-weeraray-baledweyne\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-xalay-weeraray-baledweyne\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021122637740012273347842.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021122637740012273347842.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-xalay-weeraray-baledweyne\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Alshabaab oo xalay weeraray Baledweyne\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Alshabaab oo xalay weeraray Baledweyne - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-xalay-weeraray-baledweyne\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Alshabaab oo xalay weeraray Baledweyne - Wardoon","og_description":"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xalay saqdii dhaxe dagaalamayaasha Al-shabaab ay ku qaadeen Saldhigyada Ciidamada Jabuuti iyo kuwa dowladda Soomaaliya ee ku yaala xaafada howlwadaag ee magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Weerarka Al-shabaab kusoo qaadeen magaalada Baledweyne ayaa ahaa mid waqti kooban socday, kaasoo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-xalay-weeraray-baledweyne\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-02T09:13:57+00:00","article_modified_time":"2021-12-02T09:14:35+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021122637740012273347842.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-xalay-weeraray-baledweyne\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-xalay-weeraray-baledweyne\/","name":"Alshabaab oo xalay weeraray Baledweyne - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-xalay-weeraray-baledweyne\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-xalay-weeraray-baledweyne\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021122637740012273347842.jpeg","datePublished":"2021-12-02T09:13:57+00:00","dateModified":"2021-12-02T09:14:35+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-xalay-weeraray-baledweyne\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-xalay-weeraray-baledweyne\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-xalay-weeraray-baledweyne\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021122637740012273347842.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021122637740012273347842.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-xalay-weeraray-baledweyne\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Alshabaab oo xalay weeraray Baledweyne"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165196"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165196"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165196\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165200,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165196\/revisions\/165200"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165198"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165196"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165196"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165196"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}