{"id":165251,"date":"2021-12-03T12:34:54","date_gmt":"2021-12-03T09:34:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165251"},"modified":"2021-12-03T12:34:54","modified_gmt":"2021-12-03T09:34:54","slug":"wiil-iyo-gabadh-walaalo-ah-oo-xalay-muqdisho-lagudilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabadh-walaalo-ah-oo-xalay-muqdisho-lagudilay\/","title":{"rendered":"Wiil iyo gabadh walaalo ah oo xalay Muqdisho lagudilay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165252\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021123637740908382956885.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"348\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021123637740908382956885.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021123637740908382956885-300x158.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamo katirsan dowladda federalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ku dilay wiil iyo gabadh walaalo ah, kadib markii ay rasaas ku fureen gaari bajaaj ah oo ay la socdeen.<\/p>\n<p>Falkaan oo ka dhacay aagga isgoyska Dabka, ayaa dad goob joogayaal ah waxay sheegeen in ciidanka falkaan ka dambeeyay ay rasaasta u fureen si ay u furtaan wadada oo jaam ahayd xilligaas.<\/p>\n<p>Rasaasta ay rideen ayaa si toos ah u haleeshay gaariga ay la socdeen labada qof ee geeriyooday ee walaalaha oo lagu kala magacaabo, Sakariye Maxamud kalafoge iyo Sowdo Maxamuud kalafoge.<\/p>\n<p>Labada walaalaha ah ayaa, sida ay sheegeen goob joogayaal, waxay ku howlanaayeen caawinta walaashood oo xaamilo ahayd oo isbitaal ku jirtay, waxayna usoo baxeen si ay casho ugusoo iibiyaan.<\/p>\n<p>Ehelada marxuumiinta ayaa warbaahinta ka sheegay in wiilka iyo gabadha si bareer ah oo dilay ilmahooda, waxayna rajo xumo ka muujiyeen in ay dowladda caddaalad ka helidoonaan.<\/p>\n<p>Muqdisho arrin ku cusub ma ahan in askartu geystaan falalka nuucaan oo kale ah, waxayse arrimahan u dhacayaan iyadoo ay aad u yar tahay la xisaabtanka askarta shacabka dhibaataysa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo katirsan dowladda federalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ku dilay wiil iyo gabadh walaalo ah, kadib markii ay rasaas ku fureen gaari bajaaj ah oo ay la socdeen. Falkaan oo ka dhacay aagga isgoyska Dabka, ayaa dad goob joogayaal ah waxay sheegeen in ciidanka falkaan ka dambeeyay ay rasaasta u fureen si ay u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165252,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165251","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wiil iyo gabadh walaalo ah oo xalay Muqdisho lagudilay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabadh-walaalo-ah-oo-xalay-muqdisho-lagudilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wiil iyo gabadh walaalo ah oo xalay Muqdisho lagudilay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamo katirsan dowladda federalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ku dilay wiil iyo gabadh walaalo ah, kadib markii ay rasaas ku fureen gaari bajaaj ah oo ay la socdeen. Falkaan oo ka dhacay aagga isgoyska Dabka, ayaa dad goob joogayaal ah waxay sheegeen in ciidanka falkaan ka dambeeyay ay rasaasta u fureen si ay u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabadh-walaalo-ah-oo-xalay-muqdisho-lagudilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-03T09:34:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021123637740908382956885.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"348\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabadh-walaalo-ah-oo-xalay-muqdisho-lagudilay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabadh-walaalo-ah-oo-xalay-muqdisho-lagudilay\/\",\"name\":\"Wiil iyo gabadh walaalo ah oo xalay Muqdisho lagudilay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabadh-walaalo-ah-oo-xalay-muqdisho-lagudilay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabadh-walaalo-ah-oo-xalay-muqdisho-lagudilay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021123637740908382956885.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-03T09:34:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabadh-walaalo-ah-oo-xalay-muqdisho-lagudilay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabadh-walaalo-ah-oo-xalay-muqdisho-lagudilay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabadh-walaalo-ah-oo-xalay-muqdisho-lagudilay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021123637740908382956885.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021123637740908382956885.jpeg\",\"width\":660,\"height\":348},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabadh-walaalo-ah-oo-xalay-muqdisho-lagudilay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wiil iyo gabadh walaalo ah oo xalay Muqdisho lagudilay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wiil iyo gabadh walaalo ah oo xalay Muqdisho lagudilay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabadh-walaalo-ah-oo-xalay-muqdisho-lagudilay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wiil iyo gabadh walaalo ah oo xalay Muqdisho lagudilay - Wardoon","og_description":"Ciidamo katirsan dowladda federalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ku dilay wiil iyo gabadh walaalo ah, kadib markii ay rasaas ku fureen gaari bajaaj ah oo ay la socdeen. Falkaan oo ka dhacay aagga isgoyska Dabka, ayaa dad goob joogayaal ah waxay sheegeen in ciidanka falkaan ka dambeeyay ay rasaasta u fureen si ay u [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabadh-walaalo-ah-oo-xalay-muqdisho-lagudilay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-03T09:34:54+00:00","og_image":[{"width":660,"height":348,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021123637740908382956885.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabadh-walaalo-ah-oo-xalay-muqdisho-lagudilay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabadh-walaalo-ah-oo-xalay-muqdisho-lagudilay\/","name":"Wiil iyo gabadh walaalo ah oo xalay Muqdisho lagudilay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabadh-walaalo-ah-oo-xalay-muqdisho-lagudilay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabadh-walaalo-ah-oo-xalay-muqdisho-lagudilay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021123637740908382956885.jpeg","datePublished":"2021-12-03T09:34:54+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabadh-walaalo-ah-oo-xalay-muqdisho-lagudilay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabadh-walaalo-ah-oo-xalay-muqdisho-lagudilay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabadh-walaalo-ah-oo-xalay-muqdisho-lagudilay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021123637740908382956885.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021123637740908382956885.jpeg","width":660,"height":348},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabadh-walaalo-ah-oo-xalay-muqdisho-lagudilay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wiil iyo gabadh walaalo ah oo xalay Muqdisho lagudilay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165251"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165251"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165251\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165253,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165251\/revisions\/165253"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165252"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165251"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165251"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165251"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}