{"id":165280,"date":"2021-12-03T14:59:37","date_gmt":"2021-12-03T11:59:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165280"},"modified":"2021-12-03T19:10:17","modified_gmt":"2021-12-03T16:10:17","slug":"daawo-booliska-soomaaliya-oo-war-kasoo-saaray-dilkii-muqdisho-loogu-geeystay-gabar-iyo-wiil-oo-walaalo-ahaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-soomaaliya-oo-war-kasoo-saaray-dilkii-muqdisho-loogu-geeystay-gabar-iyo-wiil-oo-walaalo-ahaa\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Booliska Soomaaliya oo war kasoo saaray dilkii Muqdisho loogu geeystay gabar iyo wiil oo walaalo ahaa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165284\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021123637741113962963682.jpeg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"396\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021123637741113962963682.jpeg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021123637741113962963682-300x186.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021123637741113962963682-356x220.jpeg 356w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Booliiska Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in ciidamo katirsan kuwa xoogga dalka ay masuul ka ahaayeen dil xalay magaalada Muqdisho loogu geystay allaha u naxariistee labo qof oo walaalo ah oo ahaa gabadh iyo wiil.<\/p>\n<p>Afhayeenka ciiddanka booliiska ayaa sheegay in ay hayaan cadeymo muujinaya in askar la socotay gaari ciiddan oo xoogga dalka ah, ay si ku tala gal ah rasaas u rideen si ay u furtaan wadada oo jam ahayd.<\/p>\n<p>Afhayeenku ma sheegin in gacanta lagusoo bandhigay askartii falka ka dambeysay, hase yeeshee wuxuu sheegay in ay socdaan baaritaanno hay\u2019addaha amniga ku ogaanayaan dambiilayaasha.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Ehelada marxuumiinta ayaa laamaha amniga ugu baaqay inay si degdeg ah usoo qabtaan dambiilayaasha dilka geystay, waxayna ka digeen in kiiskooda la meermeeriyo si aanay caddaalad u helin.<\/p>\n<p>Sarakiye Maxamuud Xuseen iyo Sowdo Maxamuud Xuseen oo ahaa labada qof ee ku baxay gacanta ciiddanka, ayaa waxay ahaayeen arday ka qalin jebiyay jaamacaddaha, kuna jiray da&#8217;da 22 illaa 30 jir.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fshabelletv%2Fvideos%2F489687969234547%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Booliiska Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in ciidamo katirsan kuwa xoogga dalka ay masuul ka ahaayeen dil xalay magaalada Muqdisho loogu geystay allaha u naxariistee labo qof oo walaalo ah oo ahaa gabadh iyo wiil. Afhayeenka ciiddanka booliiska ayaa sheegay in ay hayaan cadeymo muujinaya in askar la socotay gaari ciiddan oo xoogga dalka ah, ay si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165281,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165280","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Booliska Soomaaliya oo war kasoo saaray dilkii Muqdisho loogu geeystay gabar iyo wiil oo walaalo ahaa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-soomaaliya-oo-war-kasoo-saaray-dilkii-muqdisho-loogu-geeystay-gabar-iyo-wiil-oo-walaalo-ahaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Booliska Soomaaliya oo war kasoo saaray dilkii Muqdisho loogu geeystay gabar iyo wiil oo walaalo ahaa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Booliiska Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in ciidamo katirsan kuwa xoogga dalka ay masuul ka ahaayeen dil xalay magaalada Muqdisho loogu geystay allaha u naxariistee labo qof oo walaalo ah oo ahaa gabadh iyo wiil. Afhayeenka ciiddanka booliiska ayaa sheegay in ay hayaan cadeymo muujinaya in askar la socotay gaari ciiddan oo xoogga dalka ah, ay si [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-soomaaliya-oo-war-kasoo-saaray-dilkii-muqdisho-loogu-geeystay-gabar-iyo-wiil-oo-walaalo-ahaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-03T11:59:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-12-03T16:10:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-03-at-11.58.05-1024x679.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"679\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-soomaaliya-oo-war-kasoo-saaray-dilkii-muqdisho-loogu-geeystay-gabar-iyo-wiil-oo-walaalo-ahaa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-soomaaliya-oo-war-kasoo-saaray-dilkii-muqdisho-loogu-geeystay-gabar-iyo-wiil-oo-walaalo-ahaa\/\",\"name\":\"DAAWO:-Booliska Soomaaliya oo war kasoo saaray dilkii Muqdisho loogu geeystay gabar iyo wiil oo walaalo ahaa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-soomaaliya-oo-war-kasoo-saaray-dilkii-muqdisho-loogu-geeystay-gabar-iyo-wiil-oo-walaalo-ahaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-soomaaliya-oo-war-kasoo-saaray-dilkii-muqdisho-loogu-geeystay-gabar-iyo-wiil-oo-walaalo-ahaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-03-at-11.58.05.png\",\"datePublished\":\"2021-12-03T11:59:37+00:00\",\"dateModified\":\"2021-12-03T16:10:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-soomaaliya-oo-war-kasoo-saaray-dilkii-muqdisho-loogu-geeystay-gabar-iyo-wiil-oo-walaalo-ahaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-soomaaliya-oo-war-kasoo-saaray-dilkii-muqdisho-loogu-geeystay-gabar-iyo-wiil-oo-walaalo-ahaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-soomaaliya-oo-war-kasoo-saaray-dilkii-muqdisho-loogu-geeystay-gabar-iyo-wiil-oo-walaalo-ahaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-03-at-11.58.05.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-03-at-11.58.05.png\",\"width\":1670,\"height\":1108},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-soomaaliya-oo-war-kasoo-saaray-dilkii-muqdisho-loogu-geeystay-gabar-iyo-wiil-oo-walaalo-ahaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Booliska Soomaaliya oo war kasoo saaray dilkii Muqdisho loogu geeystay gabar iyo wiil oo walaalo ahaa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Booliska Soomaaliya oo war kasoo saaray dilkii Muqdisho loogu geeystay gabar iyo wiil oo walaalo ahaa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-soomaaliya-oo-war-kasoo-saaray-dilkii-muqdisho-loogu-geeystay-gabar-iyo-wiil-oo-walaalo-ahaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Booliska Soomaaliya oo war kasoo saaray dilkii Muqdisho loogu geeystay gabar iyo wiil oo walaalo ahaa - Wardoon","og_description":"Booliiska Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in ciidamo katirsan kuwa xoogga dalka ay masuul ka ahaayeen dil xalay magaalada Muqdisho loogu geystay allaha u naxariistee labo qof oo walaalo ah oo ahaa gabadh iyo wiil. Afhayeenka ciiddanka booliiska ayaa sheegay in ay hayaan cadeymo muujinaya in askar la socotay gaari ciiddan oo xoogga dalka ah, ay si [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-soomaaliya-oo-war-kasoo-saaray-dilkii-muqdisho-loogu-geeystay-gabar-iyo-wiil-oo-walaalo-ahaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-03T11:59:37+00:00","article_modified_time":"2021-12-03T16:10:17+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":679,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-03-at-11.58.05-1024x679.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-soomaaliya-oo-war-kasoo-saaray-dilkii-muqdisho-loogu-geeystay-gabar-iyo-wiil-oo-walaalo-ahaa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-soomaaliya-oo-war-kasoo-saaray-dilkii-muqdisho-loogu-geeystay-gabar-iyo-wiil-oo-walaalo-ahaa\/","name":"DAAWO:-Booliska Soomaaliya oo war kasoo saaray dilkii Muqdisho loogu geeystay gabar iyo wiil oo walaalo ahaa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-soomaaliya-oo-war-kasoo-saaray-dilkii-muqdisho-loogu-geeystay-gabar-iyo-wiil-oo-walaalo-ahaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-soomaaliya-oo-war-kasoo-saaray-dilkii-muqdisho-loogu-geeystay-gabar-iyo-wiil-oo-walaalo-ahaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-03-at-11.58.05.png","datePublished":"2021-12-03T11:59:37+00:00","dateModified":"2021-12-03T16:10:17+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-soomaaliya-oo-war-kasoo-saaray-dilkii-muqdisho-loogu-geeystay-gabar-iyo-wiil-oo-walaalo-ahaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-soomaaliya-oo-war-kasoo-saaray-dilkii-muqdisho-loogu-geeystay-gabar-iyo-wiil-oo-walaalo-ahaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-soomaaliya-oo-war-kasoo-saaray-dilkii-muqdisho-loogu-geeystay-gabar-iyo-wiil-oo-walaalo-ahaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-03-at-11.58.05.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-03-at-11.58.05.png","width":1670,"height":1108},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-soomaaliya-oo-war-kasoo-saaray-dilkii-muqdisho-loogu-geeystay-gabar-iyo-wiil-oo-walaalo-ahaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Booliska Soomaaliya oo war kasoo saaray dilkii Muqdisho loogu geeystay gabar iyo wiil oo walaalo ahaa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165280"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165280"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165280\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165285,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165280\/revisions\/165285"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165281"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165280"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165280"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165280"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}