{"id":165293,"date":"2021-12-03T23:28:49","date_gmt":"2021-12-03T20:28:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165293"},"modified":"2021-12-03T23:31:09","modified_gmt":"2021-12-03T20:31:09","slug":"daawo-booliska-oo-gacanta-ku-dhigay-askartii-dilay-sakariye-iyo-sowdo-iyo-wiil-kale-oo-caawa-la-dilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-oo-gacanta-ku-dhigay-askartii-dilay-sakariye-iyo-sowdo-iyo-wiil-kale-oo-caawa-la-dilay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Booliska oo gacanta ku dhigay Askartii dishay Sakariye iyo Sowdo iyo Wiil kale oo caawa la dilay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165281\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-03-at-11.58.05.png\" alt=\"\" width=\"1670\" height=\"1108\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-03-at-11.58.05.png 1670w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-03-at-11.58.05-300x199.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-03-at-11.58.05-1024x679.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-03-at-11.58.05-768x510.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-03-at-11.58.05-1536x1019.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-03-at-11.58.05-696x462.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-03-at-11.58.05-1068x709.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-03-at-11.58.05-633x420.png 633w\" sizes=\"(max-width: 1670px) 100vw, 1670px\" \/><\/p>\n<p>Taliska booliska Soomaaliya ayaa war ka soo saaray dilalkii xalay iyo caawa ay askar ka tirsan dowladda ka geysteen gudaha magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay ku dhinteen Sarkaal ka tirsanaa ciidanka Asluubta oo caawa la dilay iyo wiil iyo gabar walaalo ahaa oo xalay la dilay.<\/p>\n<p>Afhayeenka booliska Soomaaliya Cabdifitaax Aadan Xasan oo caawa shir jaraa\u2019id qabtay ayaa sheegay in dhamaan ragii dilalka geystay ay ku jiraan gacanta hey\u2019adaha ammaanka.<\/p>\n<p>\u201cCiidanka Booliiska Soomaaliyeed waxuu bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa in baaritaan kadib ay maanta ku guulaysteen in ay gacanta ku soo dhigaan eedaysenayaashii xalay rasaasta ku dilay labada marxuum ee kala ah Sakariye Maxamuud Xuseen iyo Sowda Maxamuud Xuseen, waxaana berri waxii ka dambeeya cadaaladda hor geyn doonaa eedeysanayaasha,\u201d ayuu yiri Afhayeenka booliska Cabdifitaax.<\/p>\n<p>Sidoo kale afhayeenka ayaa cadeeyey in dhamaan eedaysaneyaashii labadaas kiis gacanta lagu haayo, sidoo kale qoraal ka soo baxay booliska ayaa lagu sheegay in Cabdiwaayeel Macallin Aadan iyo Dayax Nuur Cabdi Aadan oo ah ragga loo heysto dilalkaas ay ku jira gacanta hey\u2019adaha ammaanka.<\/p>\n<p>Mahad Cabdiraxmaan oo ahaa sarkaal ka tirsanaa ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa caawa u geeriyooday rasaas ay ku fureen ciidamo ka tirsan dowladda, xiili uu la socday mooto Bajaaj agagaarka isgoyska KM 4, waana habeenkii labaad oo si xariir ah uu fal-noocaan ah uga dhacay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Ciidamo ka tirsan dowladda oo wata gaari military ayaa xalay sidaan oo kale Sakariye Maxamuud Xuseen iyo Sowda Maxamuud Xuseen oo walaalo ahaa ugu toogtay isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho, kadibna waxaa goobta isaga baxsaday gaarigii ay wateen askarta dishay wiilka iyo gabadha.<\/p>\n<p>Dhacdadaas oo noqotay mid xanuun badan oo ay wada dareemeen dadka reer Muqdisho, ayaa wararkii u dambeeyey ee aan ka heleyno waxay sheegayaan in weli aan la aasin meydadkii labada qof ee walaalaha ahaa.<\/p>\n<p>Meydadka Wiilkii iyo Gabadhii xalay lagu dilay isgoyska Dabka ayaa weli ku jira qaboojiyaha, waxaana la sheegay in ehellada dhalinyaradaas ay wacad ku mareen in aan la aasi doonin ilaa inta dowladda Soomaaliya ay cadaaladda ka hor keeneyso askartii dishay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/mLLrQB_quyo\" width=\"796\" height=\"448\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska booliska Soomaaliya ayaa war ka soo saaray dilalkii xalay iyo caawa ay askar ka tirsan dowladda ka geysteen gudaha magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay ku dhinteen Sarkaal ka tirsanaa ciidanka Asluubta oo caawa la dilay iyo wiil iyo gabar walaalo ahaa oo xalay la dilay. Afhayeenka booliska Soomaaliya Cabdifitaax Aadan Xasan oo caawa shir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165284,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165293","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Booliska oo gacanta ku dhigay Askartii dishay Sakariye iyo Sowdo iyo Wiil kale oo caawa la dilay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-oo-gacanta-ku-dhigay-askartii-dilay-sakariye-iyo-sowdo-iyo-wiil-kale-oo-caawa-la-dilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Booliska oo gacanta ku dhigay Askartii dishay Sakariye iyo Sowdo iyo Wiil kale oo caawa la dilay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliska booliska Soomaaliya ayaa war ka soo saaray dilalkii xalay iyo caawa ay askar ka tirsan dowladda ka geysteen gudaha magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay ku dhinteen Sarkaal ka tirsanaa ciidanka Asluubta oo caawa la dilay iyo wiil iyo gabar walaalo ahaa oo xalay la dilay. Afhayeenka booliska Soomaaliya Cabdifitaax Aadan Xasan oo caawa shir [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-oo-gacanta-ku-dhigay-askartii-dilay-sakariye-iyo-sowdo-iyo-wiil-kale-oo-caawa-la-dilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-03T20:28:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-12-03T20:31:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021123637741113962963682.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"396\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-oo-gacanta-ku-dhigay-askartii-dilay-sakariye-iyo-sowdo-iyo-wiil-kale-oo-caawa-la-dilay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-oo-gacanta-ku-dhigay-askartii-dilay-sakariye-iyo-sowdo-iyo-wiil-kale-oo-caawa-la-dilay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Booliska oo gacanta ku dhigay Askartii dishay Sakariye iyo Sowdo iyo Wiil kale oo caawa la dilay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-oo-gacanta-ku-dhigay-askartii-dilay-sakariye-iyo-sowdo-iyo-wiil-kale-oo-caawa-la-dilay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-oo-gacanta-ku-dhigay-askartii-dilay-sakariye-iyo-sowdo-iyo-wiil-kale-oo-caawa-la-dilay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021123637741113962963682.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-03T20:28:49+00:00\",\"dateModified\":\"2021-12-03T20:31:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-oo-gacanta-ku-dhigay-askartii-dilay-sakariye-iyo-sowdo-iyo-wiil-kale-oo-caawa-la-dilay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-oo-gacanta-ku-dhigay-askartii-dilay-sakariye-iyo-sowdo-iyo-wiil-kale-oo-caawa-la-dilay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-oo-gacanta-ku-dhigay-askartii-dilay-sakariye-iyo-sowdo-iyo-wiil-kale-oo-caawa-la-dilay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021123637741113962963682.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021123637741113962963682.jpeg\",\"width\":640,\"height\":396},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-oo-gacanta-ku-dhigay-askartii-dilay-sakariye-iyo-sowdo-iyo-wiil-kale-oo-caawa-la-dilay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Booliska oo gacanta ku dhigay Askartii dishay Sakariye iyo Sowdo iyo Wiil kale oo caawa la dilay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Booliska oo gacanta ku dhigay Askartii dishay Sakariye iyo Sowdo iyo Wiil kale oo caawa la dilay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-oo-gacanta-ku-dhigay-askartii-dilay-sakariye-iyo-sowdo-iyo-wiil-kale-oo-caawa-la-dilay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Booliska oo gacanta ku dhigay Askartii dishay Sakariye iyo Sowdo iyo Wiil kale oo caawa la dilay - Wardoon","og_description":"Taliska booliska Soomaaliya ayaa war ka soo saaray dilalkii xalay iyo caawa ay askar ka tirsan dowladda ka geysteen gudaha magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay ku dhinteen Sarkaal ka tirsanaa ciidanka Asluubta oo caawa la dilay iyo wiil iyo gabar walaalo ahaa oo xalay la dilay. Afhayeenka booliska Soomaaliya Cabdifitaax Aadan Xasan oo caawa shir [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-oo-gacanta-ku-dhigay-askartii-dilay-sakariye-iyo-sowdo-iyo-wiil-kale-oo-caawa-la-dilay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-03T20:28:49+00:00","article_modified_time":"2021-12-03T20:31:09+00:00","og_image":[{"width":640,"height":396,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021123637741113962963682.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-oo-gacanta-ku-dhigay-askartii-dilay-sakariye-iyo-sowdo-iyo-wiil-kale-oo-caawa-la-dilay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-oo-gacanta-ku-dhigay-askartii-dilay-sakariye-iyo-sowdo-iyo-wiil-kale-oo-caawa-la-dilay\/","name":"DAAWO:-Booliska oo gacanta ku dhigay Askartii dishay Sakariye iyo Sowdo iyo Wiil kale oo caawa la dilay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-oo-gacanta-ku-dhigay-askartii-dilay-sakariye-iyo-sowdo-iyo-wiil-kale-oo-caawa-la-dilay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-oo-gacanta-ku-dhigay-askartii-dilay-sakariye-iyo-sowdo-iyo-wiil-kale-oo-caawa-la-dilay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021123637741113962963682.jpeg","datePublished":"2021-12-03T20:28:49+00:00","dateModified":"2021-12-03T20:31:09+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-oo-gacanta-ku-dhigay-askartii-dilay-sakariye-iyo-sowdo-iyo-wiil-kale-oo-caawa-la-dilay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-oo-gacanta-ku-dhigay-askartii-dilay-sakariye-iyo-sowdo-iyo-wiil-kale-oo-caawa-la-dilay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-oo-gacanta-ku-dhigay-askartii-dilay-sakariye-iyo-sowdo-iyo-wiil-kale-oo-caawa-la-dilay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021123637741113962963682.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021123637741113962963682.jpeg","width":640,"height":396},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliska-oo-gacanta-ku-dhigay-askartii-dilay-sakariye-iyo-sowdo-iyo-wiil-kale-oo-caawa-la-dilay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Booliska oo gacanta ku dhigay Askartii dishay Sakariye iyo Sowdo iyo Wiil kale oo caawa la dilay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165293"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165293"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165293\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165296,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165293\/revisions\/165296"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165284"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165293"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165293"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165293"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}