{"id":165299,"date":"2021-12-04T14:17:14","date_gmt":"2021-12-04T11:17:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165299"},"modified":"2021-12-04T14:17:14","modified_gmt":"2021-12-04T11:17:14","slug":"daawo-walaahi-askarigii-qof-shacab-ah-xabad-ku-rida-tiirka-maxkamada-ayaa-la-geynayaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walaahi-askarigii-qof-shacab-ah-xabad-ku-rida-tiirka-maxkamada-ayaa-la-geynayaa\/","title":{"rendered":"DAAWO:-&#8220;Walaahi Askarigii qof shacab ah xabad ku rida tiirka Maxkamada ayaa la geynayaa&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165300\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021124637741864533500362.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"353\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021124637741864533500362.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021124637741864533500362-300x160.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka Lugta Jenaraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa si adag uga digay qeybaha kala duwan ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iney dhibaato u geystaan shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Jenaraal Biixi oo ka hadlaayay munaasabad lagu soo dhaweynaayay ciidamo ka tirsan Kumaandooska Xoogga dalka ee Gorgor oo tababar kusoo qaatay dalka Turkiga ayaa wacad ku maray in askarigii qof shacab ah dila la horgeyn doono Maxkamada tiirkana la saari doono.<\/p>\n<p>&#8220;Habeenadan Muqdisho uu ka dhacayay falal amni darro oo aad u fool xun, Waxaaan rabaa halkan in aan uga faa\u2019ideysto dhammaan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed meel kasta uu joogo, ama ha noqdo mid ilaalo ah oo madax la socdo, qofkii qof shacab ah xabad ku rida wallaahi tiirka Maxkamadda ayaa geyneynaa ciidanku maaha inuu dhibaateeyo shacabka marnaba ma aqbali doono in askari ciidan uu dhibaateeyo shacabka \u201d ayuu yiri Jeneraal Biixi.<\/p>\n<p>Hadalkan kasoo yeeray taliyaha ciidanka Lugta ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa imaanaya xili labadii habeen ee lasoo dhaafay magaalada Muqdisho ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ay ku dileen wiil iyo gabar walaalo ahaa iyo wiilkale, kuwaas oo dhamaantood ahaa dhalinyaro aan waxba galabsan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/EiO0ouFQqN8\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidanka Lugta Jenaraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa si adag uga digay qeybaha kala duwan ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iney dhibaato u geystaan shacabka Soomaaliyeed. Jenaraal Biixi oo ka hadlaayay munaasabad lagu soo dhaweynaayay ciidamo ka tirsan Kumaandooska Xoogga dalka ee Gorgor oo tababar kusoo qaatay dalka Turkiga ayaa wacad ku maray in askarigii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165300,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165299","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-&quot;Walaahi Askarigii qof shacab ah xabad ku rida tiirka Maxkamada ayaa la geynayaa&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walaahi-askarigii-qof-shacab-ah-xabad-ku-rida-tiirka-maxkamada-ayaa-la-geynayaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-&quot;Walaahi Askarigii qof shacab ah xabad ku rida tiirka Maxkamada ayaa la geynayaa&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha ciidanka Lugta Jenaraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa si adag uga digay qeybaha kala duwan ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iney dhibaato u geystaan shacabka Soomaaliyeed. Jenaraal Biixi oo ka hadlaayay munaasabad lagu soo dhaweynaayay ciidamo ka tirsan Kumaandooska Xoogga dalka ee Gorgor oo tababar kusoo qaatay dalka Turkiga ayaa wacad ku maray in askarigii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walaahi-askarigii-qof-shacab-ah-xabad-ku-rida-tiirka-maxkamada-ayaa-la-geynayaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-04T11:17:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021124637741864533500362.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"353\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walaahi-askarigii-qof-shacab-ah-xabad-ku-rida-tiirka-maxkamada-ayaa-la-geynayaa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walaahi-askarigii-qof-shacab-ah-xabad-ku-rida-tiirka-maxkamada-ayaa-la-geynayaa\/\",\"name\":\"DAAWO:-\\\"Walaahi Askarigii qof shacab ah xabad ku rida tiirka Maxkamada ayaa la geynayaa\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walaahi-askarigii-qof-shacab-ah-xabad-ku-rida-tiirka-maxkamada-ayaa-la-geynayaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walaahi-askarigii-qof-shacab-ah-xabad-ku-rida-tiirka-maxkamada-ayaa-la-geynayaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021124637741864533500362.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-04T11:17:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walaahi-askarigii-qof-shacab-ah-xabad-ku-rida-tiirka-maxkamada-ayaa-la-geynayaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walaahi-askarigii-qof-shacab-ah-xabad-ku-rida-tiirka-maxkamada-ayaa-la-geynayaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walaahi-askarigii-qof-shacab-ah-xabad-ku-rida-tiirka-maxkamada-ayaa-la-geynayaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021124637741864533500362.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021124637741864533500362.jpeg\",\"width\":660,\"height\":353},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walaahi-askarigii-qof-shacab-ah-xabad-ku-rida-tiirka-maxkamada-ayaa-la-geynayaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-&#8220;Walaahi Askarigii qof shacab ah xabad ku rida tiirka Maxkamada ayaa la geynayaa&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\"Walaahi Askarigii qof shacab ah xabad ku rida tiirka Maxkamada ayaa la geynayaa\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walaahi-askarigii-qof-shacab-ah-xabad-ku-rida-tiirka-maxkamada-ayaa-la-geynayaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\"Walaahi Askarigii qof shacab ah xabad ku rida tiirka Maxkamada ayaa la geynayaa\" - Wardoon","og_description":"Taliyaha ciidanka Lugta Jenaraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa si adag uga digay qeybaha kala duwan ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iney dhibaato u geystaan shacabka Soomaaliyeed. Jenaraal Biixi oo ka hadlaayay munaasabad lagu soo dhaweynaayay ciidamo ka tirsan Kumaandooska Xoogga dalka ee Gorgor oo tababar kusoo qaatay dalka Turkiga ayaa wacad ku maray in askarigii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walaahi-askarigii-qof-shacab-ah-xabad-ku-rida-tiirka-maxkamada-ayaa-la-geynayaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-04T11:17:14+00:00","og_image":[{"width":660,"height":353,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021124637741864533500362.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walaahi-askarigii-qof-shacab-ah-xabad-ku-rida-tiirka-maxkamada-ayaa-la-geynayaa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walaahi-askarigii-qof-shacab-ah-xabad-ku-rida-tiirka-maxkamada-ayaa-la-geynayaa\/","name":"DAAWO:-\"Walaahi Askarigii qof shacab ah xabad ku rida tiirka Maxkamada ayaa la geynayaa\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walaahi-askarigii-qof-shacab-ah-xabad-ku-rida-tiirka-maxkamada-ayaa-la-geynayaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walaahi-askarigii-qof-shacab-ah-xabad-ku-rida-tiirka-maxkamada-ayaa-la-geynayaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021124637741864533500362.jpeg","datePublished":"2021-12-04T11:17:14+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walaahi-askarigii-qof-shacab-ah-xabad-ku-rida-tiirka-maxkamada-ayaa-la-geynayaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walaahi-askarigii-qof-shacab-ah-xabad-ku-rida-tiirka-maxkamada-ayaa-la-geynayaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walaahi-askarigii-qof-shacab-ah-xabad-ku-rida-tiirka-maxkamada-ayaa-la-geynayaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021124637741864533500362.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021124637741864533500362.jpeg","width":660,"height":353},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walaahi-askarigii-qof-shacab-ah-xabad-ku-rida-tiirka-maxkamada-ayaa-la-geynayaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-&#8220;Walaahi Askarigii qof shacab ah xabad ku rida tiirka Maxkamada ayaa la geynayaa&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165299"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165299"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165299\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165301,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165299\/revisions\/165301"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165300"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165299"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165299"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165299"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}