{"id":165329,"date":"2021-12-05T17:19:56","date_gmt":"2021-12-05T14:19:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165329"},"modified":"2021-12-05T17:21:50","modified_gmt":"2021-12-05T14:21:50","slug":"kursigii-yasiin-fareey-oo-go-aan-yaableh-laga-soosaaray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-yasiin-fareey-oo-go-aan-yaableh-laga-soosaaray\/","title":{"rendered":"Kursigii Yasiin Fareey oo go aan yaableh laga soosaaray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165331\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/farey.jpeg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/farey.jpeg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/farey-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka dadban ee heer federaal ayaa maanta shaaciyey in muddo kordhin lagu sameeyay baarista ay ku wadeen dacwada kursiga tirsigiisa uu yahay HOP#067.<\/p>\n<p>Kursigan ayaa waxaa hore ugu soo baxay sida uu shaaciyey Guddiga doorashooyinka maamulka Galmudug agaasimaha KMG ah ee NISA Yaasiin Farey, kadib doorasho ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee Galmudug.<\/p>\n<p>Warqad ka soo baxday guddiga xallinta khilaafaadka, isla-markaana lagu socod-siiyey guddiga doorashooyinka ee heer federaal iyo dacwoodayaasha kursigaas ayaa waxaa lagu sheegay in xubnaha dacwada baarayay ay u baadheeli-tiran oo lagu go\u2019aan qaadan karo.<\/p>\n<p>\u201cGuddigu wuxuu xaq u leeyahay in uu baaritaan ku sameeyo Dacwad kasta, dhageysto dhinacyada ay dacwadu taabanayso iyo inuu hubiyo cadaymaha la aruuriyay si loo helo xog dhameystiran oo lagu go\u2019aan qaadan karo,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa sheegay muddo kordhinta waqtiga ay keentay maadamada ay Dacwada kursiga tirsigiisu yahay HOP#067 ay leedahay laba dhinac oo u baahan in si kala duwan loogu sameeyo baaritaan, dhagaysi iyo hubinta cadeymaha muhiimka ah si loo helo xog dhameystiran.<\/p>\n<p>Soo dhameystirka dacwada laga keenaya kursiga uu Guddiga doorashada ee Galmudug shaaciyey inuu ku guuleystay Yaasiin Farey ayaa waxay soo dhameystirmi doontaa muddo aan ka badneyn 10 maalmood oo ka bilaabanaysa 05\/12\/2021-ka.<\/p>\n<p>\u201cGuddiga wuxuu ku wargelinayaa in guddiga hirgelinta doorashooyinka ee heer federaal iyo guddiga maamulka doorashooyinka ee Galmudug inay tixgaliyaan duruufaha adag ee xog aruurinta, ayna si dhaw ula shaqeeyaan xubnaha GXKHDD ee ku foogan dacwadda kursi lamber HOP#067 si loo helo xog dhamaystiran oo dhalin karta go\u2019aan cadaalad ah, hufan, kuna qotanta dhaqanka Soomaaliyeed iyo Halbeegyada caalamiga ah ee doorashooyinka,\u201d ayaa ugu dambeyntiina lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165330\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1638708686641.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1602\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1638708686641.jpeg 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1638708686641-202x300.jpeg 202w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1638708686641-690x1024.jpeg 690w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1638708686641-768x1139.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1638708686641-1036x1536.jpeg 1036w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1638708686641-696x1032.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1638708686641-1068x1584.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1638708686641-283x420.jpeg 283w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka dadban ee heer federaal ayaa maanta shaaciyey in muddo kordhin lagu sameeyay baarista ay ku wadeen dacwada kursiga tirsigiisa uu yahay HOP#067. Kursigan ayaa waxaa hore ugu soo baxay sida uu shaaciyey Guddiga doorashooyinka maamulka Galmudug agaasimaha KMG ah ee NISA Yaasiin Farey, kadib doorasho ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee Galmudug. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165331,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165329","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kursigii Yasiin Fareey oo go aan yaableh laga soosaaray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-yasiin-fareey-oo-go-aan-yaableh-laga-soosaaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kursigii Yasiin Fareey oo go aan yaableh laga soosaaray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka dadban ee heer federaal ayaa maanta shaaciyey in muddo kordhin lagu sameeyay baarista ay ku wadeen dacwada kursiga tirsigiisa uu yahay HOP#067. Kursigan ayaa waxaa hore ugu soo baxay sida uu shaaciyey Guddiga doorashooyinka maamulka Galmudug agaasimaha KMG ah ee NISA Yaasiin Farey, kadib doorasho ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee Galmudug. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-yasiin-fareey-oo-go-aan-yaableh-laga-soosaaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-05T14:19:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-12-05T14:21:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/farey.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-yasiin-fareey-oo-go-aan-yaableh-laga-soosaaray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-yasiin-fareey-oo-go-aan-yaableh-laga-soosaaray\/\",\"name\":\"Kursigii Yasiin Fareey oo go aan yaableh laga soosaaray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-yasiin-fareey-oo-go-aan-yaableh-laga-soosaaray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-yasiin-fareey-oo-go-aan-yaableh-laga-soosaaray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/farey.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-05T14:19:56+00:00\",\"dateModified\":\"2021-12-05T14:21:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-yasiin-fareey-oo-go-aan-yaableh-laga-soosaaray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-yasiin-fareey-oo-go-aan-yaableh-laga-soosaaray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-yasiin-fareey-oo-go-aan-yaableh-laga-soosaaray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/farey.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/farey.jpeg\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-yasiin-fareey-oo-go-aan-yaableh-laga-soosaaray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kursigii Yasiin Fareey oo go aan yaableh laga soosaaray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kursigii Yasiin Fareey oo go aan yaableh laga soosaaray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-yasiin-fareey-oo-go-aan-yaableh-laga-soosaaray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kursigii Yasiin Fareey oo go aan yaableh laga soosaaray - Wardoon","og_description":"Guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka dadban ee heer federaal ayaa maanta shaaciyey in muddo kordhin lagu sameeyay baarista ay ku wadeen dacwada kursiga tirsigiisa uu yahay HOP#067. Kursigan ayaa waxaa hore ugu soo baxay sida uu shaaciyey Guddiga doorashooyinka maamulka Galmudug agaasimaha KMG ah ee NISA Yaasiin Farey, kadib doorasho ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee Galmudug. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-yasiin-fareey-oo-go-aan-yaableh-laga-soosaaray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-05T14:19:56+00:00","article_modified_time":"2021-12-05T14:21:50+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/farey.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-yasiin-fareey-oo-go-aan-yaableh-laga-soosaaray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-yasiin-fareey-oo-go-aan-yaableh-laga-soosaaray\/","name":"Kursigii Yasiin Fareey oo go aan yaableh laga soosaaray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-yasiin-fareey-oo-go-aan-yaableh-laga-soosaaray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-yasiin-fareey-oo-go-aan-yaableh-laga-soosaaray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/farey.jpeg","datePublished":"2021-12-05T14:19:56+00:00","dateModified":"2021-12-05T14:21:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-yasiin-fareey-oo-go-aan-yaableh-laga-soosaaray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-yasiin-fareey-oo-go-aan-yaableh-laga-soosaaray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-yasiin-fareey-oo-go-aan-yaableh-laga-soosaaray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/farey.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/farey.jpeg","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-yasiin-fareey-oo-go-aan-yaableh-laga-soosaaray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kursigii Yasiin Fareey oo go aan yaableh laga soosaaray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165329"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165329"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165329\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165334,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165329\/revisions\/165334"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165331"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165329"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165329"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165329"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}