{"id":165368,"date":"2021-12-06T19:27:25","date_gmt":"2021-12-06T16:27:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165368"},"modified":"2021-12-06T19:27:25","modified_gmt":"2021-12-06T16:27:25","slug":"tplf-oo-qiratay-inuu-jab-xooggan-soogaaray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qiratay-inuu-jab-xooggan-soogaaray\/","title":{"rendered":"TPLF oo qiratay inuu jab xooggan soogaaray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165369\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/115548610_gettyimages-1201912615.jpeg\" alt=\"\" width=\"976\" height=\"549\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/115548610_gettyimages-1201912615.jpeg 976w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/115548610_gettyimages-1201912615-300x169.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/115548610_gettyimages-1201912615-768x432.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/115548610_gettyimages-1201912615-696x392.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/115548610_gettyimages-1201912615-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 976px) 100vw, 976px\" \/>Hogaamiyaha Jabhada TPLF Debretsion Gebremichael ayaa markii ugu horeysay qirtay inuu jab xoogan ka soo gaaray dagaalka ay kula jiraan ciidamada Itoobiya.<\/p>\n<p>Khudbad uu telefishinka Tigray uga jeediyey shacabkiisa ayuu Debretsion ku sheegay iney go\u2019aamiyeen ciidamada TPLF iney dib uga soo baxaan magaalooyinkii ay qabsadeen iyo dhul kale aad u baaxad weyn, ayna dhexda kaga jiraan xaalad aad u adag.<\/p>\n<p>\u201cGo\u2019aanka dib u bixida waxa aan gaarnay ka dib markii aanu qiimeynay xaalada gudaha sida ay tahay iyo mda cadowgu ku sugan yahay, marxalada aan aragnay kuma sii socon karin, waxaana garanay iney wax badan naga khaldan yihiin. waxaan isla qaadanay in arrimaha aan soo hagaajino gudaheena, isla markaana aan dib u eegno nooca dagaal ee aan dhexda uga jirno\u201d ayuu yiri Hogaamiyaha TPLF.<\/p>\n<p>Debretsion ayaa xusay in go \u2018aanka ay qaateen uu ahaa mid halis badan oo aad u qaraar balse lagu qasbanaa, wuxuuna xusay in dagaalka ay soo galeen cadow shisheeye oo doonaya in mar kale dhibaato loo geysto shacabka Tigray sida uu yiri.<\/p>\n<p>Hogaamiyaha TPLF ayaa xusay in qorshohooda la xiriiray iney gaaraan magaalada Addis ababa uusan hadda suuragal aheyn.<\/p>\n<p>\u201cGo\u2019aankeena waxaa uu ahaa mid culus oo weyn, walow rabitaankeenu ahaa inaan Addis ababa galno haddana waan u bareeri weynay caqabadaha waaweyn ee na hor yaalla, xaqiiqada ayaana sidaas ah\u201d ayuu yiri Debretsion.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in ciidanka ka soo horjeeda aysan aheyn wax sahlan oo si fudud looga guuleysan karo, waxaana hadalkani uu ka hor imanayaa hadal ay TPLF horey u sheegtay oo ahaa iney burbureen ciidanka Itoobiya, sadex maalmoodna isku soo dhiibaan.<\/p>\n<p>Hogaamiyaha TPLF ayaa sheegay iney bedelayaan jihada iyo istrataatiijyada dagaalka, isagoo wacad ku maray iney dagaalka sii wadayaan tan iyo inta ay ka xaqijinayaan ineysan jirin halis heysata shacabkooda.<\/p>\n<p>\u201cCadowga hubkii gacanta ugu jiray mooyee, dalal kale ayey soo kaashanayaan, sidoo kale cadowgu waxaa uu dagaalka u isticmaalayaa dhaqaalihii, warbaahintii, hubkii iyo cududii dalka Itoobiya oo dhan\u201d ayuu yiri Debretsion Gebremichael.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hogaamiyaha Jabhada TPLF Debretsion Gebremichael ayaa markii ugu horeysay qirtay inuu jab xoogan ka soo gaaray dagaalka ay kula jiraan ciidamada Itoobiya. Khudbad uu telefishinka Tigray uga jeediyey shacabkiisa ayuu Debretsion ku sheegay iney go\u2019aamiyeen ciidamada TPLF iney dib uga soo baxaan magaalooyinkii ay qabsadeen iyo dhul kale aad u baaxad weyn, ayna dhexda kaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165369,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165368","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>TPLF oo qiratay inuu jab xooggan soogaaray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qiratay-inuu-jab-xooggan-soogaaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"TPLF oo qiratay inuu jab xooggan soogaaray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hogaamiyaha Jabhada TPLF Debretsion Gebremichael ayaa markii ugu horeysay qirtay inuu jab xoogan ka soo gaaray dagaalka ay kula jiraan ciidamada Itoobiya. Khudbad uu telefishinka Tigray uga jeediyey shacabkiisa ayuu Debretsion ku sheegay iney go\u2019aamiyeen ciidamada TPLF iney dib uga soo baxaan magaalooyinkii ay qabsadeen iyo dhul kale aad u baaxad weyn, ayna dhexda kaga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qiratay-inuu-jab-xooggan-soogaaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-06T16:27:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/115548610_gettyimages-1201912615.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"976\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"549\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qiratay-inuu-jab-xooggan-soogaaray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qiratay-inuu-jab-xooggan-soogaaray\/\",\"name\":\"TPLF oo qiratay inuu jab xooggan soogaaray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qiratay-inuu-jab-xooggan-soogaaray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qiratay-inuu-jab-xooggan-soogaaray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/115548610_gettyimages-1201912615.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-06T16:27:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qiratay-inuu-jab-xooggan-soogaaray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qiratay-inuu-jab-xooggan-soogaaray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qiratay-inuu-jab-xooggan-soogaaray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/115548610_gettyimages-1201912615.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/115548610_gettyimages-1201912615.jpeg\",\"width\":976,\"height\":549},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qiratay-inuu-jab-xooggan-soogaaray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"TPLF oo qiratay inuu jab xooggan soogaaray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"TPLF oo qiratay inuu jab xooggan soogaaray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qiratay-inuu-jab-xooggan-soogaaray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"TPLF oo qiratay inuu jab xooggan soogaaray - Wardoon","og_description":"Hogaamiyaha Jabhada TPLF Debretsion Gebremichael ayaa markii ugu horeysay qirtay inuu jab xoogan ka soo gaaray dagaalka ay kula jiraan ciidamada Itoobiya. Khudbad uu telefishinka Tigray uga jeediyey shacabkiisa ayuu Debretsion ku sheegay iney go\u2019aamiyeen ciidamada TPLF iney dib uga soo baxaan magaalooyinkii ay qabsadeen iyo dhul kale aad u baaxad weyn, ayna dhexda kaga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qiratay-inuu-jab-xooggan-soogaaray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-06T16:27:25+00:00","og_image":[{"width":976,"height":549,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/115548610_gettyimages-1201912615.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qiratay-inuu-jab-xooggan-soogaaray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qiratay-inuu-jab-xooggan-soogaaray\/","name":"TPLF oo qiratay inuu jab xooggan soogaaray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qiratay-inuu-jab-xooggan-soogaaray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qiratay-inuu-jab-xooggan-soogaaray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/115548610_gettyimages-1201912615.jpeg","datePublished":"2021-12-06T16:27:25+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qiratay-inuu-jab-xooggan-soogaaray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qiratay-inuu-jab-xooggan-soogaaray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qiratay-inuu-jab-xooggan-soogaaray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/115548610_gettyimages-1201912615.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/115548610_gettyimages-1201912615.jpeg","width":976,"height":549},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qiratay-inuu-jab-xooggan-soogaaray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"TPLF oo qiratay inuu jab xooggan soogaaray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165368"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165368"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165368\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165370,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165368\/revisions\/165370"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165369"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165368"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165368"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165368"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}